Riyada: Asc shiikho waxan ku riyoday xalay anoo wil an aqano 2far gacanta iga goyay sulka io farta dhexe kadib waxan dhaha farahan ka maqan side ku nolane hadana waxan isdhaha alx dad aaba gacanta dhan kagoan adi faro le waye waxyar kadib waxa arka sulkii go o naa oosoo baxaya sidiisi uba so noqon wan yaba markasa le dhaha madama aad ku sabartay waa laguu soo celinaya farahaga fartii kalena wayso labane kdib hoyodey aa maqleyso infaraha leyga goyay wey igu qeyline maxad igu shegi weysay ey idhahe waxan dhaha hooyo midkas wa mid cabtoy ah ee iskada hadii ad utagto waxba maka maqlayo hoyadey weydide wan utageyna inaken ey idhahe waxan dhaha musqula gala isug hoyo wad baqday miya idhahe iyada io nago kale lasocda wey iga tage anna musqushii angala wan shubma mid badan biyo ah waxan dhahaa ilen calosha kajiranahay maxay noqon fasirkeda qofka idhahayo madama aadku sabartay waalaguu soo celin ma arkaayo lkn codkiisa len maqlaa waa cod nin Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nin inuu isku...
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services