Riyada: Asc shiikh waxaan rabaa in la iisafiro riyadaan waxaan ku riyooday aniga soo xajinaya oo dhamaan tiirarka xajka wadagudanaya intaan riyada xajka ku jiray majiraan wax kale oo iga soo dhex galay waxaan usoo xajiyay sida saxda ah oo waxaan lamid ahaa qof aan riyoonayn oo xajka aaday. Fasirka: Riyadan waa guul iyo wanaag ku sugayo msutaqbalka, xajkana waad aadaysaa naagna waad guursanaysaa hantina waad helaysaa inshaa Allaah This dream is a dream of success and good waiting for you in the future, you go on a pilgrimage and marry a woman and you will have wealth in if Allah say. Riyada kacbada halkan ka daawo
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services