Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Walaalka

Riyada walaalkayga la dilayo oo meydkiisa inoola keenay

Riyada: Asc walalyal waxan idin rajeynaa cafimaad qab iyo farxad illah ajar iyo xasanaad hanika siyo sida aad inoka caawisan fasirka riyada Aniga xaas ayan ahay hooyo carur haysto Xalay waxan ku riyody walalkyga oo la dilaayo o medkisa inola kenay hooyo mel aye iska fadhisa oo wax murug mahayo waxan ku dhax jirna mel biyo ka buuxa sida ashuunka camal u samesan oo jarjaro leh wilkana biyaha dhaxdisa aya laku dilay mesha aan ku jirno dabeelo aye ledahy guryo qadiimi ayaa ka dhisan dabesha marke so kacdo guryahha aye qeb ka dumesaa mesha aan ku jirno bahalo ayaa ka buxa diin dhinty qolofkisa aya naku so dhacayo aniga mesha aan ku jirno oo ashuunka camal  eh afkisa ayaa biyo kaso daadanayo qoraxdana mugdi mugdi aye u egthy gacmaha ayan kor u tagaa illahaw walalkyg dadka dilay so qabo ayan ku dhahaa dadka mesha joga oo tacsida u imadeen waa dad wada qur qurux in ay tacsi u imaden loma maleyo aniga waxan taganahy ashunka afkisa mesha ayan gacmaha kor taga illah u weydina in aan u helo ca...

Riyada walaalka iyo walaasha

Riyada: Sheekh waxan ku riyooday gabdho wllahy ah oo ad igu soo noqnoqda oon ad ugu riyodo bal ifasir sheekh Sheekh waxan ku riyooday anoo gabadh wllky qabo la joga gurigeda kadib waxa yimi wllky wllky sidi hore waxad moda inu kagabobay waxu usoconaya siyara gabaw ah kadib waxa sodaba galy aso gurigi kaso baxy aniha iyo gabadhi waxan leyay alah waxu usoconaya sidi ninki ifury anigaleh bal ifasir sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nolosha aad gali doonto iyo xiriirka aad la sameyn doonto, waxaad helaysaa dad adiga ku jecel oo ku qiimeynaya. Walaalaha waa garabka qofka uu ku tiirsado waa riyo fiican. The dream indicates the life you will enter and the relationship you will make, you will find people who love you and value you. Siblings are a person's shoulder to lean on is a good dream.