Riyada: Asc sheq ugu horey wankusalaamay waxaan rabaa riyo inaad iifasirto waxayne udhacaysaa sidaana Waxankuriyooday anigoo zinaysanaya waliba qofka aan kazinaysanayan waa qof aan sifiican iskunaqaano oo aan saaxiipo nahay marka riyadaas inaad iifasirto rabaa sheq جزاكم الله خير الجزاء Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto waxaa laga fahmayaa inaad tahay qof guur u baahan oo dareenkeeda xoog leeyahay, marka Ilaahay sharta hakaa ilaaliyo, guur xalaal ah hakuu sahlo.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services