Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Hadiyada

Riyada nin hadiyad dirac iyo cadar ii keenaya

Riyada : Sheeekh isla xaly waxan arky riyo fidki intan ducysty ayaan sexdy anoo ad ukurbysan kadib waxan riyadii ku arky anoo hadyad laykeny waxa ikeny nin anan arag lkn an maqly uun cadiyan hadyadu waxy ku jirtaa wax yaro cas waxa kaso baxy markan furay Dirac iyo cadar bif iyo cadar madax diricu waa Akhtar waxan tusay falmigayga ano kufaraxsan kawaran. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nin inuu kuu soo bandhigi doono guur, waana nin gacan furan oo wanaagsan, marka haddii ilaahay kuu qadaro isaga ayaad nolol la wadaagaysaa. The dream indicates that a man will present you with marriage, and he is an open and good man, when if God forbid you will share life with him.

Riyada nin hadiyada ii keenaya oo ila hadlaya

Riyada: Acs sheekh   waxan kuriyody qof an aqano    dhahaya  wajiga aniga   iskaleh     qofku waxau  ikeniy faraskina wn koriy     maxay noqonisa. Sheekh waxan kuriyody will an xidhidh lahanjirnyi   oidalbaya  tob cadana waxau na iga dalbiy   wadanka  iswidhan  tobka waxau igu diriy isaga  wllllki    wanalikeniy   anigu na wn gashadiy tobki   ilhy hakubarakeyo wll Fasirka: Riyada koowaad: waa riyo tilmaamayso nin ku rabo oo doonaya inuu xiriir kula yeesho wuxuu isku dayayaa inuu kuu soo dhowaado. Riyada labaadna waa nin ku jecel oo doonayo inuu ku guursado waa riyo wanaagsan oo mustaqbalkaaga tilmaamayso. The first dream: it is a dream that describes a man who wants you and wants to have a relationship with you is trying to approach you. And the second dream is a man who loves you and wants to marry you is a good dream that describes your future.

Riyada sheekh hadiyad ii keenay oo toosh u eg

Riyada: Shekh waxa kale on kuriyodey shekh angaranyo o gift ikeney  aniga iyo labo dumara ehelkisa ah toosh ban umaleyey toshna ma aheen aniguna isiyeey dumarki kale masinin marku ikeneyne xajku kumaqna iso fasir shiikh❤ Fasirka: Waxaa khayr iyo waano aad ka helayso sheekhaas ama sheekh la mid ah, waxa tooshka u eg waa hanuun oo waddada saxda kugu hagayo, waa bishaaro.

Riyada dumar uur dartii hadiyad iigu keenaya

Riyada: waxaan ahay hooyo caruur hore uhaysatay hadana mudo bil iyo xoogaa laga joogo ninkii furay waxna uma dhalin asaga waxaan ku riyooday anigoo dumar ajaanib aan hore la shaqayn jiray hadiyado ii keenay sababta uur inaan leeyahay niyadana waxaan iska leeyahay uur iskuna ogide maxaa jira kaadidana ma sheegine markaa waxa la i tusayaa computerka caloosha sawirkisa oo la i leeyahay wakaa ilmiha sawirkiisa markaan is iri hada iyo ilmo waa dhibna naagbaa caloosheeda labo boonbale hadiyad ahaan iigu soo saartay oo tiri waa mataano ka bacdina nin isoo wacay baan kuleeyahay nin kaygiibaan ku noqday oo uurbaan leeyahay  intaas iifasir Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa in Ilaahay wax aad ku faraxdo ku siin doono ha noqdaan ilmo ama wax kale oo aad ku farxayso marka waa khayr iyo bishaaro, niyaddaada way kuu degaysaa waxaad helaysaa dad ku jecel oo garabkaaga taagan oo kaa warqabaya.