Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Cadaabka

Riyada cadaabka iyo qiyaamaha qofkii la tuso

Riyada: Wll taga laba jeer ayan la I tusay cadaabta mar iyado dad.la cadabayo iyo mar aduunki o la so rogayo wll bal I fasir inshalaah shugran Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa digniin waxaa lagaaga digayaa dambiyada qaar marka naftaada dib ugu laabo ku dadaal daacada Alle iyo salaadaha.