Riyada: Asc wll waxan ku riyoody qof an aqano oo basabor samysanaya u kuyara adkaady qofki wu iydhedhy wuxu idhahy ii ducee wuuna hely basaboorki aniguna waxan sexeexay waraaq u qofku watay kadib diyaarad ayan wada racnay wll gurigooda ayey ahed meshan uraacny diyarada Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrin muhiim ah inay kuu hirgali doonto waa bishaaro inshaa Allaah.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services