Riyada: Waxan singal dhamaysay jamacad joogta gurigooda Riyadu waxeeye riyo qosola marka aan seexdo xilikasta ay noqoto waxan arkin ano qosolaya ama dholacadaynaya markaa hada markaan habeeno badan oo isku xigxiga aan arkay waan ka shakiyeey marka bal waxay tahay ii fasira Fasirka: Qosolka hadduu yahay dhoolacadeys waa farxad aad heli doonto haddii uu yahay qosol cod dheer oo si jeesjees oo kale ah waa murugo iyo musiibo daran. If the laughter is a smile, you will find happiness; if it is a loud, sarcastic laugh, it is sadness and disaster.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services