Riyada: Asc waxaad ii fasirtaa iyadoo sacada cusub oo cad oo ah kuwa qalbiga ah oo xidhay kune fiirinaayo iftiin inshallah Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa guusha inay kuusoo dhow dahay inshaa Allaah waa riyo fiican, waa hormar aad gaari doonto.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services