Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Aadaanka

Riyada anoo aqimayo iyo anoo ordayo waxaan arkaa dibqalooyo fara badan

Riyada: Asc  Wll magacaygu Mohamed Abdulkadir dagan Germany. Waxaan ku riyoodey labo riyo mida hore  Waxaad ahayd Anoo salaad subax aqimayo  Oo yar saxiibkey ileeyahay aan suneesano  Riyadaas waxay dhacdey salaada subax kahor  Sicaadi aha aayaan utoosay Saladii suxab ayaan tukadey Quran ayaan aqristey Waan seexdey Waxaan ku riyoodey Anoo anoo ordayo aniga igo dad badan waxaan ordaba Waan ka sheekeyay meel caws aha ayaan ku kufay Waan kacay wado meel beer ah ayaa ale ii bixiyay Wadadii ayaan ku ordey dadka qaar ayaa lahaa wow mansha laah  Markaan guulestey  Ayaan waxaan arkay dib qalooc farabadan oo isku yimid Waan adimay markaan adimo way amusayaan madhaq dhaqaa qayaan  markaan joojiyo adaanka way soconayaan  Waan layaabey Sida adinka ay uga baqaan  Sheekh khayr alaha ku siiyo ii soo jawaab Waxaan ahay xaasle dagan Germany  Fasirka: Riyada koowaad:  waxay tilmaamaysaa inaad diinta ku toosnaan doonto oo aad noqon doonto qof aad ...