Riyada: Asc sheikh wxn ku riyoday anigo dhiga xeedka igoga sarir kujifa ina agfadhisa mamo wayel ah sairita dhinaceda markas wxey igu ledahy keen an ka aruriye maryaha dhiga leh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol cusub aad bilaabi doonto, haddaad tahay gabar aan la qabin waxaad galaysaa nolol iyo guur haddii aad tahay naag la qabo ninkaaga nolol cusub ayaad la bilaabi doontaa, wixii mashaakil waa lagaa caawin doonaa The dream describes a new life you will start, if you are an unmarried girl you will enter a life and marriage if you are married to your husband you will start a new life with you, whatever business you will be helped with
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services