Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Kufsiga

Riyada nin cunuga iga kufsanayo

Riyada: Walal aniga xas ba ahay oo 4 ciyal dhashay ninka iqabatay wan isku xumanay waxan kala tagnay sanadki la so dhafay kadib ilmihi bu iga qatay aniga wanadki wa iskaga so tagay waxan imid qurbaha kadib ano cidadi idhaman bu igu yiri wan kugu labtay aniga wan ka aqbalay san ilmaheyga oga war qabo lkn jecel an asaga uqabo ugu ma laban hada wu iqaba dalka kenya nairobi bu joga asaga iyo carurta Walal curadeyda iyo inanka kayar ba riyo ku arka markasta ayago la dhibatenayo waga xta la nola ilmaheyga wan yabi ayo biyo dad iga qado ama bada biyadeha iga qado lkn hada wax kaduban oo mucjiso an arkay Subxanallah Waxan ku arkay Riyada nin qol naga dagan oo macalin dugsi ah oo cunuga iga kufsaday subxanallah walal nin cunuga iga kufsaday wu dolacadenaya guriga bu cadi ujoga wax cabsi ah kama muqato Ana wax awod ah malhi an ninka kula hadlo ad bu ifirinaya ninka Ana wan iska amusanahay waxbo ma weydinayi Wlhi ila hada walal adba qalbiga ixanunaya 2mar an kuriyoday iska cunugas laiga kusanayo ...

Waxaan ku riyooday labo nin oo i kufsaday

Riyada: Waxaan ku riyoodey aniga oo nin aan sheeka wadaag ahaan jirney iyo mid aan hada wada soconaa biyo wax iigu dareen kadib i kufsadeen anoon ogayn in lay kufsadey walaashey ii sheegtey ka dibna aan ka nacsaney arinkaa in aan aargoosto oo ragaana xabad ku dilo raba ayaan ku riyoodey ii fasir riyada walaal. Fasirka: Raggaas ayaa lagaaga digayaa waxaa laga yaabaa inaysan daacad ahayn marka taxdarkaaga ka qab intii aad ka shallayn lahayd hadhow.

Riyada nin i kufsan rabo oo aan iska celinayo

Riyada: Wxn ku riyooday ano wado Maryo waxna ila socota saxiibday farxiya la dhaho waxa naga hor imid nin maclin no ahan jiray nin inu wadada dhexdisi igu kufsado ayu damcay kadip Ninkii wan iska celiyey sidan u ridayba u dhacay mrku dhacay ayan qurarad jabsaday wan galiyey zhptay wxpa igamy celin Way idawanysay markan cararay Way iga hadhay meherad furnan jirtay Oo la xidhan ku dhuntay markan is idhi ninki tag ee soo bax yadna Itidhi uu tagye mise waaba ninki Oo ay ku leedahy watane qapo show ninkan islaha Way ka eegaysa iyadaba iibasasay wan cararay ano 2 ka ordaaya guri Ban galY markan ku dhuuntay wiilba i arkay isaga Oo leh waa tan nagtii dishay Ninka wan cararay familygii Ban arkay o meesha marya markan is ku ooy Ninka ku dilaya haka reebe mise waaba tii saaxiibday ahyd ee i khaayintay Oo hooyday ku leh Ninka Way iska dizhay wxpa kumu sameyan iyada gardanyde ee ii xidha waxpa la socotay mid kale iyana intaas leh intan ooyey Ban idhi amaan isiiya hooyaday Ban ka dhaadhiciyey inu ni...

Riyada gabar la kufsanayo oo ninka video ka duubeyso

Riyada: Gabar aynu sxb nahay saakay salad subaxa kadib ku riyootay gabartayda oo 10 jir ah oo Nin xafada dagan aan garanayno oo xoogayo ayadana ay video ka duubayso. Waxay kaloo tiri ii waxay dii salad subxaanu ka horana waxan ku riyooday 1ari oo aan dabo socdo oo kadib madaxa la galaayo musqulaha tuunjika ah oo madaxa uga dhagaayo kadib  dadba ila caawiyey wan ka so saarnay kdb aso meeda dadki oo dhahaayan wan ka gaarsiinayna oo wan qaleena yacni si loo cuno ayadana ay dhahayso waaba meed xalala maahan Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadhaas inay la kulmi doonto dhibaato la xiriirta sumcaddeeda waa riyo noqon karta digniin, naagtaas ha ilaalsato gabadheeda. Riyada kalana kama foga isla waxay tilmaamaysaa dhibaato iyo rafaad.

Riyada firaashka cad oo qolka jiifka yaallo

Riyada: Waxa ku riyooday aqal sariir jiif cad firaash cad wa saranay go midab  cadees cml wa sarna cadan udhow Isla aqalka Aya waxa yalay kuraas isku egyhn sida firashka okle an arkay. Fasirka: Walaal riyada waxay tilmaamaysaa qof qalbi nadiif ah oo ku jecel inaad nolol la wadaagi doonto ninkaaga hadduusan sidaas ahayn waxaa laga yaabaa Ilaahay inuu qalbigiisa kuu baddalo, guud ahaan riyada firaashka cad iyo qalka jiifka cad waa riyo nin qalbi nadiif ah tilmaamayso.

Riyada qofka oo u galmoonaya naag deriska ah

Riyada: Asc walal. Mahadsanid inbadan wayo sidas aad riyooyinka noogu fasiraysid markasto. Waxan aahay will doob ah oon wili gursan, waxan ku riyooday anigo naag jiiraanka ah u tagayo jiifto dulka, waxana igarab taagan gabar walashay ah, lkni niyadu waxaa iga soo dhacday in aan kufsanayo, aan katagay sidas aan kuso kacay. Ee riyadas maxay tahay markasto wa igu soo noqnoqota maskaxdayda way kabixi waysi. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in aad ku kacaysto falal aan fiicnayn waxaa lagaaga digayaa inaad iska ilaaliso xumaanta waliba waxyaalaha xunxun oo la xiriira akhlaaqda, riyada waa digniin marka ka fogow wixii xun oo dhan.