Skip to main content

Riyada nin i kufsan rabo oo aan iska celinayo

Riyada:

Wxn ku riyooday ano wado Maryo waxna ila socota saxiibday farxiya la dhaho waxa naga hor imid nin maclin no ahan jiray nin inu wadada dhexdisi igu kufsado ayu damcay kadip Ninkii wan iska celiyey sidan u ridayba u dhacay mrku dhacay ayan qurarad jabsaday wan galiyey zhptay wxpa igamy celin Way idawanysay markan cararay Way iga hadhay meherad furnan jirtay Oo la xidhan ku dhuntay markan is idhi ninki tag ee soo bax yadna Itidhi uu tagye mise waaba ninki Oo ay ku leedahy watane qapo show ninkan islaha Way ka eegaysa iyadaba iibasasay wan cararay ano 2 ka ordaaya guri Ban galY markan ku dhuuntay wiilba i arkay isaga Oo leh waa tan nagtii dishay Ninka wan cararay familygii Ban arkay o meesha marya markan is ku ooy Ninka ku dilaya haka reebe mise waaba tii saaxiibday ahyd ee i khaayintay Oo hooyday ku leh Ninka Way iska dizhay wxpa kumu sameyan iyada gardanyde ee ii xidha waxpa la socotay mid kale iyana intaas leh intan ooyey Ban idhi amaan isiiya hooyaday Ban ka dhaadhiciyey inu ninku Aniga i kufsan rabay Oo an iska celiyey yaguna Way iga tagen

Riyada nin i kufsan rabo oo aan iska celinayo

Fasirka:

Riyadan waa digniin culus waxay tilmaamaysaa inaad leedahay dad cadow ah oo iska dhigaya dad adiga ku jecel marka iska jir dadka noocaas ah oo labada weji leh oo kuu dhoolacaddaynaya laakin inay dhib ku gaarsiiyaan raba, waliba aad isaga ilaali dadka rabo inay sumcaddaada burburiyaan waayo kufasiga wuxuu tilmaamaa burburka sharafta gabadha.

This dream is a strong warning it indicates that you have enemies who pretend to be people who love you when beware of such people who have both faces and smile at you but want to cause you harm, you should also protect yourself from people who want to destroy your reputation because the violence describes the destruction of the honor of the girl.


Popular posts from this blog

Riyada anoo cunug yar deris ii galmoonaya

Riyada: Sheikh waxn ku riyoda riyoyin xun haben wlba hadana cabsi said ah ayan daremaya wxan ahay xas hada ayan wxn so dhegesty video aad ledahay qofka ku riyodo cunug yar oo u galmonaya musibo aya ku dhici donta sheikh mar wlba siba malinki markan sexdo wxn ku riyoda isago igalmonaya cunug yar oo cidaha deriska ka imaday markas ayan inta ku kaco 2 mar ninkeyga ayan tusay riyada dhexdeda oo aan ugu shegay, mar marna wxn ku riyona isago cunug igalmonayo oo an dhahayo wxn shydan wye wxn damcaya inan quran albaqra aan darto hadana wan awodi weynaaa anigo acudu billahi mina shydani rajim ku hayo markn sas dhahana wexey samynayan dhaq dhaqaq sida iney iga tegayan oo kale  Fasirka: Riyada galmada ilmaha yar yar haddii aadan biyabixin waxay tilmaamaysaa inaad helayso raaxo macaan. Haddii aad biyabaxdo riyada markaas fasiraad ma laha, waa riyo shaydaan ka timid. The dream of having sex with a baby if you don't ejaculate indicates that you are getting sweet pleasure. If you ejaculate the dr...

Riyada anigoo ley guursaday maxay tahay

Riyada:  Asc wll qalia waxan ahay gabadh anan wili guursan waxaan kuriyooday Anigoo joogo guri aad uweyn oo waxa ku dhexyaalo hool weyn oo lagu qabto tartamada quraanka  Markas anigo joogo meel oo sida barxad beer camal eh oo darjiimo leh aya waxa ii imaaday nin Intuusan isoo gaarin ayuu wuxu dhahay waxan salaamaya gabadhan walsheya oon qaraabada nahay  Markaas wuu ii imaday wuxu idhahay naagta maxamed miyaa markasan kor udhahay yaah Hadane wuxu idhahay xaaska c.qadir Miyaa haa ayan dhahay  Markaasuu idhahay aamino sethy cml wu iwarestay kidib wijigiisa fiiriye wuxu ahaabnin xishood ka muuqdo aadne ucad afkiisa guduud qurux asaga dhan subxallh  kidib meesha ina kabaxa rabay  Meel yara koreso aye ehed kidib waxan isdhahy maxa ka qaldan nina ku qabo hadane jaceyl masiineesid ma daneenesid xaate Kidib ninkii c.qadir la dhahay ayaa mesha so mare waxan rabay inan dhaho meesha iga daji  Markaasan arkay inuu aad caato uyahay uuna awoodin  Markaasan is dh...

Riyada ninka aan kala tagnay oo guriga ila joogo

Riyada: Walal Waxaan ku riyoday riyadan mudo 8 bil kahor waxana ku riyoday wiil aan waqtigas kala tagnay lakin riyada dhaxded aan u hestay inaan ahay xaskis. Waxan ku riyoday aniga oo alab dhaqaya kadib wilki an kala tagnay oo guriga sogalay qolka inta galay dharka iska badalaya lehne waan gursana, aniga riyada dhaxded hadalakas xanuun ayu igu ahaay wana dhibsaday madama an u hestay xaaski Ina ahay, mana u mujin darenkeyga waxan ka baqay inu iga daro, waxana daremayay hadalka inu Ii leyahay si uu i xanujiyo, uma jawabin, sulida ayu aday wusoweysa qatay dharki ayu ku ceshtay kadib miasjidka aan Ada ayuu i yiri anigana alaabtii ayaan sii dhaqayay Ila intaas, jaranjarta ayu ka dagay oo si fudud ayu uga dagay dagdag cml Ane waxan is iri xir albaabka xir weydine  waxan ma run ba, jaranjarta bartamahed Ina istagay ayan ku iri run miya? Haa Somalia aan Ada wan gursana ayu yiri haye aan iri hadaa wanag u aragtay oo nolol gale halkaas, inta dagay ayan madaxa banka u sartay waxan arkay wil y...