Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Ayeeyada

Riyada ayeeyo oo dhimatay isbitaalka gabar ku dhalayso

Riyada: Asc sheikh wxn ku riyoday ayeydee o sonki hore geriyotay o leygu dha hayo ayeydaa ayaa dhashay gawar tan meshana waa mel isbital ah Ani wxn damcaa in an cunugti an so qaato lkn ninka isbitalka wxu igu leyahay lacag sadax boqul oo dollar ayaa lagu leyahay ayeyadaa ee keena lacagtas markas yad cunugta qadaneysiin wllkey ayaa siinayo lacagta cunugta waa cunug umuul cml cunugta inta an so qadanin kahor wxn arkaa nag kle o borsad karabka laga xirto xaday isbitalka dhaxdisa cunugti ayn so qatay markas wxn ola imid xafadenii markan muqdisho daknen guryaha dariska wey dhisnayeen lkn kaa anaga dagnan jirnay qadiimi ayuu ahay markas cunugti hooyadey ayn u kenay maraks wxn ku dhahay hooyo cunugtan nas nuji cunugti marki naska afka lo gilay naski o war ayu ahay hdane roob ayaa da ayay qulkeni jingadisa wey dulduleshay roobki ayn so galay Ani cunugti ayn hoyo abti geda ayaa imanayo cunugti korkeda ayu wxu kafujinaa baraf macala madaxeda baraf ayu ka fujinaa markas cunugti aniga ayu idhiwaa ...

Riyada ayeeyo oo gacmaha kor u taagayso oo ii duceynayso

Riyada: Sheq iso fasir ayeyo kun mar riyo ku arka ayado samada labadeda gacan igu duceyneyso Iso fasir labo sano io bar duganthy. Fasirka: Waa khayr iyo wanaag Ilaahay ku siin doono, inshaa Allaah wax aad ku faraxdo ayaad heli doontaa waa ducaysan tahay.

Riyada ayeeyo oo horay u geeriyootay aan u qubeynayo

Riyada: Asc shiikh waxaan ku riyooday ayeeyday oo geeryootay mudo laga jooga sadex sano waxaan ku riyooday ayeyday oo dhakhtar laga keenay oo aan u qubaynayo please isoo fisir shiikh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ayeeyadaada inay duco u baahan tahay, marka u duceey quraan u akhri haddii aad awooddo inaad sadaqo ka bixiso ka bixi, dadka masaakiinta wax sii.

Riyada ayeeyo dhimatay aan kaxaynayo oon garabka ka hayo

Riyada: Asc wll waxad iisoo fasirtaa ayeeyadey aabo oo dhimatay oo soo noolaatay ila joogto oon meel dariiqa wada socono oon garabka ka haayo sey udhicin ulna bakor eey kusocota   wane ley qaba xas ahay gabar bardhow aroostay ayan ahay iisoo fasir wll  Fasirka: Riyadan waa khayr waxay tilmaamaysaa gurigaaga inuu noqon doono guri barakaysan oo barwaaqo leh sidoo kale waxaa lugugu boorinayaa inaadan illaawin ayeeyadaada waa inaad u duceysaa marka aad salaad tukanayso ama aad quraan akhrinayso.

Riyada ayeeyo oo mar hore dhimatay iyo niman jin ah

Riyada:  Waxan rabaa riyadan iga yaa bisay inad iifasirto waxan kuriyoday ayeydey oo dhimatay marhore oosi wanagsan iila dhaqmeyso si waliged eysan iitusin naxariis korkeda ayey igu sexisay ereyo macan iyo madax salax ayey iisameysay wan oyey qabka wanagsan oy iila dhaqantay oyin fara badan markii danbe nin ayey uguyertay wato molo bahasha biraha lagu jarjaro san u arkayey jin ayuu ahaa waxey ku tiri diyari barka horee  isha ayaa qariqtin ley sameyey ishana waxbaa leyga shubay kadib halmar ayuu xalkii isbedelay waxaa sogalay nin midi dher wato eyana wato qamiis cad oo dhig leh wato wuxuu qabtay qof familka kamida calosha ayuu torey kageliyey ilaa kor ayuu ugu jiday ulan afarkale ayaa timid oo jina ulan la dhacnay waxba kama dhibayo quran ayan aqrinay sido kale Mid kalaa iigu xigtay iyadoo niman anan aqon bodyaha ey wax iga gelinayan intey qalen ayey leyihiin wuu ficnanaa  Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa arrimo ka dhexeeyo familkaaga oo la xiriiro arrimo waa hore dhaca...

Riyada dhul cagaaran geedo leh oo aan ayeeyo la joogo

 Riyada: Asc wr wb walaal. Salaan ka bacdi, waxaan ku riyooday aniga iyo ayeeyo oo marhore dhimatay oo isla joono. Aniga iyo ayeeyadeey waxaan joognay meel beero ah, dhulkiisana mala arkaayo oobeerta geedaha iyo miraha kabaxaayo bes lee loo heeds. wax dhismo ama guryo bad ah aan ku oolin. Oo wada geedo ah beerahaas oo miro nuuckasta kabaxaayaan waxkasta cunto ah la beerto. Aniga iyo ayeeyadeey waxaan saarneen geed korkiisa, geedkaas wuxuu lahaay meel sidii sariirta camal u sameysan oo lajiifan karo ama lagu fadhiisan karo, waxuuna u hagaagsanaa sidii in loogu tala galay jiif iyo fadhi mana lagu caajisaayo mana lagudaalaayo hadaa seexatid ama fadhiisatid. Geedahaas meesha ku yaalay aan korsaarnen beerta ayey ka midtahay oo mirihii ayaan cunaayey oo nuuckasta ku yaalay, marka aniga kor aan saarnaay ayeeyana wey iga hooseesay. Waxaan cuneeynay mirihii geedka kabaxaayey markaas ayaan intan miraha soo gooyo ayeeyo siinaayey oo hoosteyda jiifto. waxaan  siiyo oo Kaliua ayeey cuneeys...

Riyada ayeeyo waa hore dhimatay oo xanuunsan

Riyada: Asc wr wb walaal, salaan kadib waxaan rabaa inaan ku weydiiyo, waxaan ku riyooday ayeeyadeey hooyo dhashay oo dhimatay 2013 ayaan ku riyooday, iyada oo ciyaalkeeda la joogto oo meel fadhiyaan waxaana la fadhiyeen dad kale, gabadheeda iyo naago kale ayaa la fadhiyey wey sheekeysanaayeen oo na qoslaayeen. Ayeeyana wey madluunsan oo sidii qof xanuunsan oo kale meel gooni ah ay fadhiday. Aniga oo socdo ayaa imaaday markaas aan xanaaqay oo ayeeyo sida ay u taalo ayaa I dhibtay, kadib biyo iyo maro aan soo qaatay ayaan ayeeyo u qabeenaayey aniga oo xanaaqsan. Markas qof aa noo imaaday I weydiiyey maxaa u dhacay mamada uu dhahay markas ayaan waxaan u sheegay ineey xanuunsantahay oo gabadheeda meeshaas fadhiso ayaan u tilmaamay qofkii aan ku dhahay fiiri taas waa gabadheeda iyada dhashey mana daryeeleyso hooyadeed oo xanuunsan mana u naaxariisaneeyso hooyadeed, waxaana weydiiyey gabadheedii meeshaas fadhiisan, maxaa tahay adiga ma awoodi weysay inaa hooyada u qabeyso nadiif isoo...

Riyada ayeeyo waa hore dhimatay oo i dhibayso

Riyada: Asc wr wb walaal, waxaan ahay gabar wali ma guursan. Waxaa isoo korisay Ayeyo hooyo dhashey, aniga kaligey ima soo korin ee waxeey soo korisay ilmo badan oo wiilasheeda iyo gabdheheeda dhaleen. Waxaa kaloo ku jirey ilmo ay iyada dhashay kuli Agoon aan eheen. Walaal aniga waxaan ahaay cunuga ugu baarisan gurigaas. Ayeeyo waan caawin jirey waan cadeeci jirey waana jeclaa maadama aan waalid kale heysan, lakiin aniga waalii dhibi jirey oo ayeeyo aa liigu diri jirey habaryar yaasheey ana igu diri jiren. Walaahi dhibweyn ayey igu heen jireen oo waan iska sabri jirey wax kasta liigu sameeyo, sidaan dhibkas ugu jirey aniga oo yar ayaan jaanis heley oo dibada ah wadankii waan kasoo tagay oo yurub aan imaaday aniga oo 1 dollar liiga qaadin Alxamdulilaah. Waana yaraay waxa iga horeeyo majirin.  markan yurub tagay gaalo ayaan gacanta ugalay oo ilaahey ayaa i asturay oo ilaaliyey ilahay wuxuu ii ilaaliyey sidii ukunta oo kale oo wadada fiican igu hanuuniyay aniga oo gaalo ku dhax jirey ...