Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Ariga

Qof ayaa igu royooday anoo ari badan wata

Riyada:  Qof ayaa igu riyoday anigo adhi badan wata maxay noqonysaa wll aniga ayaa lagu riyoday wll Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo badan aad heli doonto iyo nimco Ilaahay ku siin doono oo aan lasoo koobi karin iyo ubad baarri ah. The dream describes the abundance of prosperity you will have and the innumerable blessings that God will give you and a righteous offspring.

Riyada anoo adhi la joogo meel miyi ah

Riyada: Asc sheekh ifasir riyadan waxan ku riyoody anoo ilmayar xabarsan oo oon dhaly oo inana cadi ahan waan dhaly ilmaha an arkayo kadib anoo mel aniga iyo wllshy jogna waxa naso agmary nin walan oo hadana labisan marku iyar nadhafy ayuubuu geed dhexfaristy masu sida hadhiga lowado isdhahy uwad   kadib anigu waan cararay rer jarka ayaan ucarary kadib waxa dhacdy inu ninki isoo eryado xafadan an ucarary way naga soo horjeda cadi ahan lkn meshan an riyada joga waa miyi kadib xafadi ayaan ucarary carurtodi oo adhi la jogta ayaan kudhahy soyaca moji inay yacen lkn anigo inantydi xabarsan oo ordaya ayaan xafadi galy kadib wabu soo istagy ninki wala  kadib wuu nala hadly aniga iyo gabadhi guriga lahyd kadib dhagad ayay kudhufaty cero adhi ayay kagashy odna way isku jiday hortu asagoon waxba igu samyn ayaan hurdadi katosy sheekh markasta waxan arka anoo miyi joga anoo adhi la joga adbay igu soo noqnoqota riyada miyiga iyo adhigaba Fasirka; Riyada waxay tilmaamaysaa inaad meel ...

Riyada gabar ari la joogta mar kasta

Riyada: Wll waxan kuriyoodaa markasta anoo adhi la joga ibadan ano xola racaya uun oo miyi joga bal tana ifasir Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa masuuliyad aad qaban doonto, meel ayaa laguu dhiibayaa aad maamulaysaa, waxay noqon kartaa guur, gabar guri maamulayso oo caruurteeda tarbiyaynayso waa khayr riyada. Dreaming describes a responsibility you will have, a place you are entrusted with managing, it can be marriage, a girl who manages a house and raises her children is good for the dream.

Riyada neef labo maqaar leh marka la qalayo

Riyada: Wll anigu waxan ka sheqyaa hilibka o an ibiyaa kadib hbenkii waxan ku riyda  anigo qalya  o ibinyaa rii laba harg leh o markan harga ka saro an arkyo haragii o laba kala noqonyaa Fasirka: Waxaa kordhaya ganacsigaaga, waxaad heli doontaa siyaado oo aad ku farxayso waa khayr, guud ahaan neefka ariga waa wax fiican markaad hilibkiisa rabto oo aad qalayso, maqaarkana waa wax fiican hadduu labo yahay waa siyaado inshaa Allaah Your business is growing, you will get more and make you happy it is good, generally the goat is a good thing when you want its meat and you kill it, and the skin is good if it is two it is more if Allah say.

Gabar wan noqotay oo lax u galmoonaysa

Riyada: Wxn ku riyoday aniga iyo walshay oo isla socona kadib mrkan maryno meel Garon ah oo kubd lagu ciyaaro Ayan argnay neef xoola ah oo lax ah kadib wy soo qabaty walshay kadib walshayna wxy noqtay qaarka danbe wan, kadib laxdiibay u galmotay wyna ila hadlysaao qaarka sare waa qof caadiya ana wan naxy oo wan eegay wn u fiirsady kadib naxdintii bn soo baxdy. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa shahwo iyo dareen badan inuu jiraan heer ay u ekaanayso xayawaanka, haddii ay tahay gabar wali aan la guursanin guur ayay u baahan tahay haddii la qabana ninkeeda shaqadiisa sida la rabay uma guto. The dream indicates that there is a lot of passion and feeling that there is a level of resemblance to animals, if it is a girl who is not yet married she needs marriage and if she is done her husband does not do his job as desired.

Riyada bursashada iyo ari raacidda maxay tahay garoob hadday aragto

 Riyada: Asc wll ado mhdsan riyada ii fasir Allah haka abaal mariyo wll Waxaan ahay garoob iyado lay qabana wanku riyoon jiray gimany hadhin 1 iyado dad I eryanayan kadibna duulaya oo balal yeeshay 2 anoo adhi raacaya oo hadana magalda jooga Fasirka: Riyada hore waxay tilmaamaysaa in aad ka badbaadi doonto dadka dhibka kula rabo midda labaadna waa khayr iyo barwaaqo iyo inaad masuul noqon doonto ubad kale aad dhali doonto.