Riyada: Asc wllo wxn ku riyooday anigoo shan goys iska riday oo ay isla markiiba hadana kuwo cusub iisoo baxeen fadlan iisoo jawaab wllo inzha allah 😢 Fasirka: Noloshaada isbadal weyn ayaa soo galayo waliba waa mid la xiriiro qoyska inshaa Allaah waa khayr.