Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Dhunkashada

Waxaan ku riyooday nin aan isku dhacsan nahay oo qoorta iga dhunkanaya

Riyada: Acs sheekh  waxan kuriyodiy qof an isku dhacsanahy oo qoorta  iga dhunkanaya Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu kaa rabo heshiis iyo masaamax, marka riyada guud ahaan waa riyo aan xumayn. Teeda kale dhunkashada qoorta waxay wadataa arrimo jacayl la xiriira, waayo istiinka ninka iyo naagta shumiska qoorta ayuu ka bilowdaa illeen dumarka qaar ayaa ka helo. Dreaming indicates that person wants you to have a deal, when a dream is generally a dream that is not bad. On the other hand, kissing the neck has love-related issues, for the candle between the man and the woman begins with the neck, because some women get it.

Waxaan ku riyooday nin ifuray mar walibo anigoo shuminaayo ama kudhagan

 Riyada: Waxaan  ku  riyooday  nin  ifuray  mar walibo  anigoo  shuminaayo  ama  kudhagan. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu ku rabo oo laga yaabo inuu mar labaad ku soo doonto, shumiska iyo ku dhegidda aad ku dhagayso waa xiriir cusub idin dhex mari doono waxaa laga yaabaa inaad mar labaad is guursataan, guur cusub guud ahaan riyada waa riyo fiican. The dream indicates that man wants you and may want you a second time, candlestick and sticking to it is a new relationship between you you will probably get married again, a new marriage in general the dream is a good dream.

Nin ku riyooday gabar uu la socdo nin kale shuminayo

Riyada: Wiil aan wada socono ayaa ii sheegay wuxuu yidhi "Waxan ku riyooday adiga oo aynu  wada fadhino ayaa waxa jiray nin kale oo hareerta kaa xigay kadib waxan kusoo jeestay adoo ninkii is ad is shuminaysaan. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in nin kale kuusoo dhowanaanayo oo damac kaa leh waxaa dhici karto inuu guur kaa rabo ama inuu dan kale kaa leeyahay, waxaa laga yabaa ninkaas kale inuu kaa faduulin rabo ninka aad wada socotaan.

Riyada taleefanka iyo naag macalinkeeda afka ku dhunkanayso

 Riyada: Sheikh riyadan wa maxay qof ku riyooday telefonkiisa asoo gacanta ku haayo oo isticmaalayo Mida kale  gabar carmal ah oo ku riyootay macalinkeeda oo sujuuda ka dhunkanayo hadane afka ay iyada ka dhunganayso Fasirka: Riyada taleefanka la isticmaalayo waxay ku xiran tahay taleefankaas wixii ka muuqdo iyo qaabka loo adeegsanayo, haddii kale guud ahaan taleefanka waxaa lagu fasiraa war cusub inuu kusoo gaari doono. Midda kale gabadhaas nin ayaa soo raadsan doono ama iyadaa raadsan doonto oo guur ayay helaysaa, waliba waxaa laga fahmayaa inay nin rabto oo niyadda ay ku hayso qof iyada u dhow laakin isagana aan  wax  la wadin .