Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Dhalmada

Waxaan ku riyooday ninkayga dhintay anoo gabar u dhalayo

Riyada: Asc sheikh hdn hawen hore waxn kuriyoday ninkeyga dhintay anigo gabar u dhalayo wax ilmo igama tagin Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad inaad heli doonto mustaqbalka oo aad ka bixi doonto dhibka iyo walwalka. Dreaming indicates happiness you will have in the future and get rid of the suffering and anxiety.

Waxan ku riyooday anoo foolanaaya kadib dhalaya gabadh

Riyada:  Asc Waxan ku riyooday anoo foolanaaya kadib dhalaya gabadh,  waxan ahay Gabdha aan wali gursan. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo adag inaad mari doonto kaddib waxaad helaysaa farxad iyo barwaaqo, waa riyo wanaagsan. Dreaming describes difficult things that you will have to go through and then you will have happiness and prosperity, it is a good dream.

Riyada gabar ukun dhashay

 Riyada: Asc wll magacayga waa caisha gabar wlashy ah ayaa igu riyotay anigo labo ukun dhaly biyo akhatar ama cagar sidada u taqana o cagad yar ku jira haysta  o an leyahay waligay waxan radiin jiray biyahan waliba biyaha waxa ku dhex jira labo wax o dhalalaya Fasirka: Waa riyo fiican ilmo badan ayaad heli doontaa iyo barwaaqo iyo nolol aaran, iyo meel cagaaran oo doog wada ah 

Gabar ku riyootay iyadoo ilmo lagu qalayo

Riyada: Acs wll waxan kuriyodiy      wali an  aqano   ilmo igu qalaya anigu na  xanun man daremin   wn kufaraxsana      unalaordiy  aniga iyo ilmihiba  waxan dhex galniy biyo mcn  wn ducisaniy:          waxan kuriyodiy  qof an aqano   waxau ikeniy  idho sharer        waxau idhahy kaliy wn tukanina  masajidka hortisa  daka onarkaya kuwada tukaniy  wll isofasir Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in Ilaahay kuu fududeyn doono arrin ku haysatay oo dhib kugu ahayd inshaa Allaah waana liibaani doontaa.

Riyada dhalmada iyo abeeso naagta ku dhageyso

Riyada : asc shiq waxan ku riyoday anigo dhalay leyna dhahayo aweso ayad la dhashay cunuga hadane xawad keyga laga fujinayo kadib cunuga ayay afka ka gale wankaso jidaye anigo kajo jidayo afka cunuga ayan so kacay iso fasir adigo mahdsan shiq Fasirka: Riyada waa riyo digniin ah waxaa lagaaga digayaa dhibka weyn kugu soo socdo waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto rafaad iyo dhibaato.

Walaashay waxay igu riyootay anigoo labo mataanood dhalay

Riyada: Walaashay waxay igu riyootay anigoo labo mataanood dhalay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa khayr badan iyo barwaaqo, haddii aad tahay qof uur leh inshaa Allaah si nabad ayaad ku dhali doontaa, guud ahaan riyada mataanaha waa riyo bishaaro khayr ah.

Waxaan ku riyooday anigoo dhalaayo gabar walina ma aanan guursan

Riyada: Waxaan ku riyooday anigoo dhalaayo gabar, walina ma aanan guursan riyadaasna Ii fasir. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa guur ama arsaaq badan ay heli doonto, ama war ay ku faraxdo, gabar doob ah hadday ku riyooto iyadoo dhalayso gabar waa riyo khayr xambaarsan, inshaa riyada waa bishaaro waliba waxay u badan tahay guur degdeg.

Waxan ku riyooday anigoo laii dhalay laba wiil

Riyada: Asc walaal waxan ku riyooday anigoo laii dhalay laba wiil aniga weligee ma guursan 19 sano ayaan jiraa wiilasha lai dhalayna somali uma ekeen labadoodaba mid gabar somali ayaa iidhashay midna gabar Mexican ah sidoo kale wiilasha mid kamid ahna asigoo ilko badan leh ayuu dhashtay mahadsanid Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kuu bilaaban doonto nolol cusub oo leh mustaqbal fiican, dhalmada caruurta waa wax fiican marka riyo lagu arko waana mustaqbal wanaagsan iyo nolol fiican. Nambarka labada wuxuu astaan u yahay arrin labalaab ah, taasoo laga wado wax badan ayaad helaysaa oo barwaaqo ah.  Waxaa kaloo riyada laga fahmayaa inaad dhex gali doonto dad shisheeye ah ama aad dibadda ku noolaan doonto. Dreaming indicates that you will start a new life with a better future, having children is good when you see it in a dream and it is a better future and a better life. The number of the two is a sign of a double thing, which means that you get a lot of prosperity. It is also und...