Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Gabadha

Riyada anoo xafiis joogo lacagta mushaarka lay kordhiyay

Riyada:  Asc waxaad ii fasirtaa xalay waxay kuriyooday  Anigoo xaafiis jooga  waraaqo badan oo daabacan wato ayaan albaabkii xafiiska ninka  masuulka ka ah oo furan ayaan galay kadib waxaan idhi waxaan kamid ah shaqaalah xafiiska ee musharkaygi ayaan rabaa , Wuxuu iigu jawaabay utahay xisaabadka waan Soo baxay markaas nin albaab taganaa ayaa iyidhi musharkiii waa laguu kurdhiyaya 40% ee dhib majirto, Waan Soo rawaxay xaga fada ayaan aaday kadib albaabkii xafada oo furan ayaan galay waxaan arkay  baraxa oo wada goglan caw ama darin  wada yaalan bustayaal dul saaran yihiin. Gabadh hagajinaysay ayaan ku idhi waxaan naga haaji  meeshune waxay ahayd meel wada cows iyo duqsi aad ubadan ayaa kabuuxay waan yaabay kadib kabihii ayaan iska bixiyaya gabadha way qurux badnayd oo way fadhiday wayane hagaajinaysa Wayne ii dhoola cadaysa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa hormar aad ka gaari doonto noloshaada, waxaad yeelan doontaa sucad fiican oo dadka ay kugu tixga...

Riyada gabar caan ah anoo la joogo

Riyada:  Asc Wxn ku riyoody anoo la jooga gabadh  caana ,dhamaan familkeedu waa caan ilaa walidkeeda, oo sheekaysanyno oo gurigeedan jooga , kadib an kacay o qol Baan galay, aad u qurux badn o goglan. Waxna iskuma nihin wxy xitaa ma taagero oo ma daawo. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa guud ahaan, dad caan ah inaad is badan doontaan ama xiriir idin dhexmari doono ama meel lagaa yaqaano in lagugu soo dhoweyn doono. The dream indicates in general, famous people that you will be more likely to be in a relationship or a relationship between you or a place where you are known to be welcomed.

Riyada gabar ninka isoo furay guursaday anoo la hadlayo

 Riyada: Asc sheekh ifasir riyadan waxan ku riyoody  riyo ad iga yabisay oo an layaby waxay ahayd aniga iyo  gabadh wllshy ah ayaa isnidhi gadhi guri dayrleh noogu jira oon gurigayaga ahyn lasoo baxa riyada dhaxdeda anaga leh gadhiga  waxa dhacday inan aragnay gurigi uleyahay nin aniga ifury kadib aniga galy waxan ugu tagy gabadh uqabo oo aniga iga dabaysay cadi ahaan waxan ku idhi madiga gabadhu  haby tidhi waxa weye gabadh yaroo dhuban oo an qurux lahyn waxan ku leyay riyada dhexdedii ala luga dhudhubana qoftu folasha midba jaban ad ayaan uga yaby way iga baqanaysaa  Waxan ku idhi isdaji kuma dilaye waxan ku idhi nayahee codka wasabka uga duub waxan bilaby inan hadlo markay qabatay kilibki codka aha waxan ku leyay na anigu ku dili mayo ninkan wan kala tagnay calafkayagiba dhamady waan jecela isaguna wuu ijecla lkn qadar alle ayaa dhacy adigu gabadh wllshya ayaa tahy waxba ku gaysan mayo codki isaga ayaan ku dhahy uduub waxay ishegtay inay urledahy  w...

Riyada gabar irbad igu mudeyso maxay tahay

 Riyada: Asc sheeq waxan ahay hooyo ilmo dhashay oxaas ah waxan ladegenahay odaygeyga reerkiisa yacni hooyadiis iyo waladiis xalay waxan kuriyooday anowada socdo saan usocday waxan galay albaab furan waxa igaso daba gashey gabadhi lahayd markesey isku key duubtay ocirbad igimuday ayado leh cudurkeyga haku dhaco juq igusiisay ayado iqaniinirabta ka cararay wakasofakaday gurigeygo ganjeelki lasameynayan sogalay wufurnaa illaah ban kugu dhaar shee iifasir. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qof cadow dumar ah oo adiga ku gaadayso, waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso oo aad taxdar ka qabto. Gabadhaas afka ayay kuu macaynaysaa oo waxay iska dhigaysaa qof ku jecel laakin dhab ahaantii waa cadow qarsoon. The dream describes a woman who is an enemy of a woman who is targeting you, you are required to be careful and be careful. That girl is mouthing you and pretending to be a lover of you but she is actually a hidden enemy.

Riyada gabar qaraabo aan nahay oo la bixinayo

Riyada: waxan ku riyooday iyadoo la leyahay waxa la bixinyaa gabdh aad qarabo tihiin oon xafladii jogno ,kadib waxan xaflada  wada joognay  ardaydaan  jamcada wada dhigan jirnay. Lkn run ahaan gabdhaas qarabo daye xitaa waligay ma arag. Fasirka: Waa munaasabad farxad leh oo idin soo dhow, way dhici kartaa gabar reerkiina ka mid ah in la guursado, way dhici kartaa adiga inaad noqoto gabadhaas la guursanayo, guud ahaan riyada waxay tilmaamaysaa farxad aroos ama munaasabad qiima badan It is a happy occasion that is near you, it can happen that a girl from your family is to be married, it can happen that you are going to be that girl to be married, in general the dream indicates a joy in a wedding or a valuable occasion

Riyada wiil iyo walaashii caan ah oo guri tagay

Riyada: Gabdh ayaa ku riyotay wiil caana iyo washii oo  cana ah waa qosy wda caan ah u yimaadeen kadib walsheed by ku idhaahdeen heblyo noogu yeedh ,kidib qol by u hagajiyeen oo fadhisiyeen ,kadibna  wy uso bxdy way Isa salmeen kadib habeen by noqty xy tiri wiilkii walshiii  ,iydiii qolkiiby wada seexdeeen, Riyda mrka lga imdo dadkan isma yaqanaan, xy tiri wiilkaasna uu igu soo noqnody riydiisu mna jeceli kaliya wn aqaaan. Fasirka: Riyada magaca ayay tilmaamaysaa gabadhaas waxay noqonaysaa qof dad badan ay ka dambeeyaan oo la tixgaliyo. The dream of the name indicates that the girl will be a person that many people follow and consider.

Xaaska saaxiibkayga oo naasaheeda jirkayga saartay

Riyada: A S C, wll waxaan ku riyooday wiil aan best friend nahay gabadhu qabo iyado dharka iska saarin ayee naasaheega jidhkayga ku xashaysay aniguna  waxba kumaan samayinin markaa riyadan yaab wayn ayu igu beeray waayo gabadhan wax inaga dhaxeeya majiro oon ka ahayn ixtiraam dumaashinimo ah bal riyadan i fasira mahad sanid? Fasirka: Digniin ka qab iska ilaali inaad fududeysato oo aad sheeko la wadaagto waxaa laga yaabaa shaydaan inuu maskaxda ka galiyay fikir iyo waxyaalo aan wanaagsanayn. Be careful to be careful not to simplify and share a story with whom satan may have brainstormed thoughts and unpleasant things.

Riyooyin cajiib ah oo gabar si toos loo tusay oo sixir ku saabsan

 Riyada: Asc, shiiq waxaan rabaa inaa ii fasirto riyooyin aan arkay, adigana sidaa noogu faa'iiderso cilmigaaga iyo juhdigaaga Allah kaa abaal mariyo. 1.Riyada Koowaad: Waxaan ku riyooday gabar leyla qabo ayadoo i hortaagan indhaheeda korkeeda meesha sajuuda ah waxaa kasoo baxaayo cunug qurux badan oo garguuranaayo wuu ku noqonaa wuu kasoo baxaa hadana wuu ku noqnoqonaa meesha, anigana xaaladaas uur ayaan lahaay bil kadibna waxaan dhalay cunug meed ah. 2. Waan joogay mudo kadib hadana waxaan ku riyooday anoo biyo ku dhex socdo ilmana i daba yaacayaan jidka dhinaciisa kalena waxaa fadhiso duq waayeel ah oo kanaxeesid see utaalo oo dhariyaal burkajooyin dabka usaaranyihiin oo wax u karkaraayaan waxaan aktaagan duqdaas naagta liila qabay, duqdi ayaa dhariga wax kasoobixise waxee  siisay naagti liila qabay wee cabtay wax duuduubana gacanta ayaa loogu dhiibay boorsada ayeena gashatay, riyadaas markaan arkaaye uur ayaan lahaay 2 isbuuc kadib cunug kale oo meed ah ayaan dhalay mar ka...

Riyada gabar lagu dhahayo dabecdii fadumo rasuul ayaad leedahy

Riyada: Asc wll waxanku riyoday anigo dad is magaya dhex dhexadinya waliba waninya o ku leh wll qabyalda iska daya dadka mumininta la saxiba kadib gabadh aya i jawbtay wayxna igu tiri wll dabecdii fadumo rasuul ayaad leedahy marksan farxay Fasirka: Riyada waa bishaaro waxay tilmaamaysaa inaad tahay qof wanaagsan oo diinta ku toosan Ilaahay haku barkeeyo waa khayr.

Waxaan ku riyooday naag qurux badan san dheer

Riyada:  Asc. Waxaan ku riyooday naag qurux badan san dheer xijaabbe xidhan sidaas iigu dhoola cadaynaysa on leeeyahay gabadhan sanka dheer waatan rabay Fasirka: Inshaa Allaah riyada waxay tilmaamaysaa adduunyo, ilaahay wuxuu kuu furi doonaa albaabada risqiga iyo nolosha wanaagsan, gabar qurux badan waxaa lagu fasiraa adduunyo iyo raaxada adduunyada.

Gabar ina abtiday ah oo cowradayda daawanayso

  Riyada : xalayna waxaan ku riyooday anoo gabar ina abtiday ah cawradayda daawanayso oo waliba inta korkeeda wax kasoo qaadato cunayso ana aanan dhib u arag  waxaan ahay hooyo caruur hore uhaysatay hadana mudo bil iyo xoogaa laga joogo ninkii furay waxna uma dhalin asaga intaas iifasir Fasirka: Riyada waxay kaaga digaysaa inaadan isku halaynin dadka qaar oo aad u malayso inay kuu dhow yihiin, waxaa laga yaabaa in wax lagaa qaado oo hadhow fadeexo lagaaga dhigo marka iska jir dadka.

Waxaan riyada ku dhex arkay gabar aan jaceyl u soo badhigtay

Riyada: Asc walaal waxaan riyada ku dhex arkay gabar aan jaceyl u soo badhigtay oo aan isku faraxsanahay oo gacanta is heysano iyo Walaasheeyda oo gabar yar ah oo 8 sano ka hooseyso oo markaan private ka ayee ugu imaadaa walaasheyd riyada neh waab ku dhex arkay iyoo nala socoto waan iska fiican oo salaadiisa tugado waxaan rajeeyna inaad isoo jawaabi doonto. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kuu hirgali doonaan arrimaha aad niyadda ka jeceshay ee mustaqbalka noloshaada xiriiri la leh, maka riyada waa riyo fiican.

Riyada gabar qubeysanayo oo jirkeeda qeyb ka muuqata

Riyada: Asc Allah mahadleh Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin webka daruur Allah macak Waxan ku riyooday anoo LA socda gabadh aan aqaano oo jaar nahay, waxa Nala socday wiil Waxaan tagnay iskuul . Iskoollka aantagnay ayaan dayrkiisa fuulay, gabadhasina korban usooqaaday oon soo saaray Halkaasi waxaa ku yaalay hal qol,qolkaasi ayay gabadhi gashay,Ana qolkaasi dushiisa Ayan jooga Waxan arkay iyadoo maydhanaysa dharna xidhay lkn ay muuqdaan naasaheeda iyo jidhkeeda qayb ka mida Waxaan ugu shubayay biyihii waanan u maydhay anoo LA jaaban quruxda gabadhaasi waxay lahayd naaso waawayn oo cadcad iyo jidh aad u qurux badan waanay buuran tahay Waxaan taataabtay jidhkeeda ila badhida ,naasaha iyo xubinka taranka aan xataa fartayda galiyay iyadoo macaansanaysa Waxaanay iga dalabtay galmo lkn waxaan xasuustay Allah oo waan ka joogsaday anagoo wada qoslayna aadna aan u wada faraxsanayn Allah mahadleh Fasirka: Riyada waxaa laga fahmayaa nolol adduun iyo raaxo badan inaad heli doonto, marka...

Gabar ku riyootay rag kufsan rabo saaxiibteedana la kufsaday

Riyada: wll waxaa jirto gabar saxibtey ah wali lama guursan waxay xalay kusoo riyootay iyada iyo gabar ay ledahay wa saxibtey riyada dhex deeda caadi ahaana qofkay eheed ma xasuusato iyagoo isla socdo ayee meel shirkad hormuud galeen waxaa joogay nin xogaa cayilan kadib ilbaabka ayuu xirtay wuxuu uwacay rag ilaa 3cml garayo iyada wayka soo fakatay lkn miday isla socdeen ayaa lakufsaday kadib guriga ayee imaaday waxay aragtay isla ninkii kasoo baxsatay oo guriga ugu horeeyo oo guriga salaad kutukanaayo way yaabtay waxaa lajogay gabarta wllked waxay ku dhahday abwe ninkan muxuu inta kasamaynaa way kasoo carartay waxaa soo bursaday wllked iyadana waykacarartay Fasirka: Riyada waa digniin gabadha  waxaa laysaga digayaa nin iska dhigaya qof wanaagsan laakin aan wanaagsanayn, marka waxaa laga rabaa inay taxdar ka qabto raga noocaas oo kale ah oo guur kasoo dooni kara. Adiga xataa digniinta waa ku jirtaa iska ilaali nimanka munaafuqa ah oo labada weji leh.

Riyada gabar muus i siinayso maxaa lagu fasiraa

Riyada: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak Waxan ku riyooday anoo gabadh aan ilmader nahay oo Kala wadan joognaa isiisay xabad muusoo aad u wayn oo aad u dheer oo rootiga kawayn Waan qaatay oon cunayo anoo waynideeda la dhacsan waanan faraxsanaa Allah mahadleh. Fasirka: Sidoo kale riyada muuska waxaa laga qaadanayaa nolol iyo barwaaqo badan muuska wuxuu ka mid yahay miraha janada, waana cunto aad nadiif u ah oo Alle ka ilaaliyay in cayayaanka taabto, marka Ilaahay wuxuu kuu sahli doonaa nolol ilaalsan oo raaxo leh.

Riyada gabar qurux badan oo aabaheeda i siiyay

Riyada: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak Waxan ku riyooday anoo gabadh yaroo aad u qurux badan oo hindiyad ah uu aabaheed isiiyay oo uu isoo raacay iina keenay Ana aan israacnay oon dhexda qabsaday anoo caloosha iyo naasaha tatabanaya aadban u qurux badnayd una faraxsanayn Waxan soo galnay oo ay ikeentay guri aad u qasri ah dadbaa jaagay wax cunaya oo isoo eegayay oo ilayaaban way iga hinasaysnayeen ragaasi Ana waan iska qarinayay qolbanu wada galnay anagoo aad u faraxsan Allah mahadleh. Fasirka: Waa aduudnyo iyo nolol raaxo leh, guud ahaan raaxada dumarka marka lagu riyoodo waa nolol fiican riyada waxay tilmaamaysaa in aad heli doonto nolol farxad leh oo raaxo iyo xasilooni wadata.