Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Hooyada

Riyada abaahey iyo adeerkay iyo hooyadey oo mar hore dhintay

Riyada: Asc Waxaan Ku riyooday Aabahey io adeerkey io hooyadey oo marhore dhintay Oo idhahaayo Anteenada nagabadal hadii ey wax qarash eh ey rabaan aniga ayaa bixinaayo  ee dhaqsi nagabadal Adeer keey igu cel celinaayo Anteenada nagabadal Ee maxaa lagu micneey karaa Qer allaha kadhigo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo aan fiicanayn inaad samaynayso oo aaabahaaga iyo hooyadaada adeerkaaga aan raalli ka noqon karin, waxaa lagaa reebayaa arrin xun oo la rabo inaad ka fogaato. The dream describes unpleasant things you are doing and your father and your uncle's mother cannot please, you are excluded from a bad thing that you want to avoid.

Riyada hooyo dhar duug xiran sodohdeydana dhar cusub

Riyada: Waqti aad ufog ayaan waxaan kuriyoodey anigoo reeerkeyga uu cusub yahey, ayaa Waxan arkey hooyadey iyo sodohdey, hooyadey waxay xiran tahey dhar duug ah oo jeexjexan oo meeel abaar ah mareyso. Iyo sodohdey oo aad dhar qurxan xiran oo mareysa meel barwaaqa ah Markaa arooska Ayan ka baxey un wax yar ka hor Fasirka; Riyada waxay tilmaamaysaa xaalad adag oo reerkaaga qabsan doonto, waxayna u badan tahay cidda aad ka guursatay inay noqon doonaan dad hanti leh. Dreaming describes a difficult situation that will take hold of your family, and it's likely that whoever you're married to will be wealthy people.

Riyada hooyo basaxiiran oo ka imaanayso guriga sodogeyga

Riyada: Shiiq waxaan ku riyoday hooyadeey o sodogeeyga gurigiisa ka imaaneyso kadibna asaga o amusan yahay kadib gurigeda imaday wxn arkay ayada oo basaxiiran Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrin laga murugo oo dhib leh, waxaa dhici karta inay cidda ay ka timid ku dhacdo arrintaas naxdinta leh, Ilaashay sharta riyada ha idinka qabto. The dream describes a sad and distressing thing, it may happen that this terrible thing happens to the person from whom it came, Preserve the condition of the dream may catch you

Riyada ninka i furay anoo la joogo

Riyada:  Anigaba ku riyoday ano adhi racy  kadib gurigaan imady aniga iyo hooyo kadib waxan gurigi ugu nimi ninki an kala tagnay oo aqal wllky leyay oo guriga udhawo fadhiya kadib xafadii waxan ku idhi casho maw kariseen my ayay yidhaheen waxan idhi waligi casho lan muarage an usoshego meshi dharkygu yalay ayaan ady waxan lasoobaxy dirac cas  oo cusub cadarna waxan iska mariyay qorta iyo madaxa iyo dhabanka kadib waxan idhi anushego inan casho lokarin waxan kudary hadhawo ayaan maydhanaya markan sonoqdo kadib isago aqalka banankisa fadhiya ayaan utagy ilmo yar oon udhaly cadi ahaan waxan kaga imu hoyo markan u imanayo kadib markan utagy waxan sofulay gadhigisii kadib waxa an unimi hoyo ilmi dariqa nolatagan wan usatagnay way naracday hoyo carurti waxay noqdeen 2ba carura oo isagu dhaly ti hoyo mesha latagnad ayaan kuleyay hoyo maxad ugu labisi wayday ilmaha cadi ahaan gabadh ayaan uhaya waxay noqdeen riyada laba gabdhood oo kalawayn ninki ifury hoyoday ayay ad ushekysanay...

Riyada mas oo farta iga galayo anoo nin la joogo

Riyada: Shiqow waxan ku riyoday aniga oo lajogo wil an u hesto inu i qabo asna sosialmedi ku jiro kadibne an leyahay hada dhib malaha  carur ku mushqulsanahay lakin waxan wa dhib marka dad weywen nokhono, kadib wa heshineyna. Aniga mel tagan ayan arka gacanta midig qasatan fartayar oo mas iga jiro qeeb Wax yar kadibne maskii oo dhan aya iga galay mas caato oo dher inta naxay oo cabsaday ayan iri wilki an isla jognay sobax irac dhaqtar an Ade maska ima xanujinayo lakin wan kabaqa wana labolabo . Inta i dhibsaday ayu ganunacay anigana inta xanaqay ayaan daldalmay kadib hoyo itiri iska daay anigana ninki ayan sugayay inu i wado kaligey anotagn ayan iri kan ki i furaray aya nxristisa dhamay waxbadan o kale haku xumade.  Kadib maski oo qeb yar kasojedo ayaan iska soosaray waxyar cijida iga haray anigane inti dhulka talay ayaan madaxa kaga istagay oo bajiyay kadib hurdadi kasokacay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nin cadow ah oo adiga ku wareerinayo oo isku dayaya inaadan nasanin...

Riyada wiil labo far iga goonayo suulka iyo farta dhexe

Riyada: Asc shiikho waxan ku riyoday  xalay anoo wil an aqano 2far gacanta iga goyay sulka io farta dhexe kadib waxan dhaha farahan ka maqan side ku nolane hadana waxan isdhaha alx dad aaba gacanta dhan kagoan adi faro le waye waxyar kadib waxa arka sulkii go o naa oosoo baxaya sidiisi uba so noqon wan yaba markasa le dhaha madama aad ku sabartay waa laguu soo celinaya farahaga fartii kalena wayso labane kdib hoyodey aa maqleyso infaraha leyga goyay wey igu qeyline maxad igu shegi weysay ey idhahe waxan dhaha hooyo midkas wa mid cabtoy ah ee iskada hadii ad utagto waxba maka maqlayo hoyadey weydide wan utageyna inaken ey idhahe waxan dhaha musqula gala isug hoyo wad baqday miya idhahe iyada io nago kale lasocda wey iga tage anna musqushii angala wan shubma mid badan biyo ah waxan dhahaa ilen calosha kajiranahay maxay noqon fasirkeda qofka idhahayo madama aadku sabartay waalaguu soo celin ma arkaayo lkn codkiisa len maqlaa waa cod nin Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nin inuu isku...

Riyada xajka hooyo iyo walaasha lala socdo

Riyada: Sheekh waxan kuriyody ano xashka joga oo wllshy aniga iyo hoyady anu nahy waxa nawada nin dher oonan garanayn oo nahor socda waxan kutukanay masjid madina kuyal waxu nageyay ninki markan saladi kabaxnay mel dumar badani jogan oo halki la dawafayay ilinki laga galay ah oo dadki oo dhar cad cadi ay jogan Sheekh dhawr jer ayaan ku riyody marna anoo ulugynaya oo magaloyin usi maraya oo lay tilmamayo xashka ayaan ku riyody ifasit Sheekh ifasir waxan ahy garob. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa mustaqbal fiican adduun iyo aakhrio leh, waxaana la socda guur aad ku farxi doontid, waa riyo aad u wanaagsan oo bishaaro ah. Waxaa kaloo laga fahmayaa inaad si dhab ah u tagi doonto xajka oo aad booqan doonto masjidka rasuulka SCW ee Madiina. The dream describes a better future in this world and in the hereafter, and it is accompanied by a marriage in which you will rejoice, it is a very good dream of good news. It is also understood that you will actually go on the pilgrimage and visit the ...

Riyada hooyo oo xanuunsan oo qol ku jirta

 Riyada: Asc sheekh hawen waxan kuriyoday hooyadey oo xanuunsan qolka kujirta oona hareysa wiil walalkeyga ahna oyaya wuxu la oynaa hooyo xanunkeda kadib aan dhahayo isbitaal aan geyno. Hadana hawenka kuxigay waxan kuriyoday hooyadey oo xanuunsan aan guri kale ey jogto ugu tagaayo iyado qandho heysa oo xanuunsan Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo laga xanuunsado oo laga murgo inay soo socdaan, marka Ilaahay ha kaa ilaaliyo wixii dhib ah. Labada riyo isku fasir ayay noqonayaan. The dream describes things that are painful and sad to come, when God protects you from any trouble. The two dreams will be the same interpretation.

Riyada oonka iyo riyada guriga roob iyo boor soo galayaan

 Riyada: Asc Ugu horeyn Aniga waxaan ahay xaasle. Shaqo la'aana waan ahay. Guri Kira ahna waan daganahay. Waxaa wax isiiya walaalahey, sida kirada iyo cun. Waxaan arkay 3 riyo oo aan u baahanahay in la ii fasiro. 1: Ryada 1 aad; waxaan riyo ku arkey Anigoo oon I haayo biyana cabaaya, biyahana aan ka dhargeynin, oonkiina uu I haayo. 2: Riyada 2 aad; waxaan riyo ku arkay Anigoo guri abtigey uu leeyahay qol kamid ah jiifa, kadibna roobka dhibcihiisa uu jiingada kasoo dhex baxaayo oo igu da'aayo yar dariskeena ah ayaa wuxuu I leeyahay roobka ka kac Anigana aan la yaabanahay roobka jiingada kasoo dhex baxay. 3: Riyada 3 aad; ugu horeyn inta aanan riyadaan u guda galin Aniga iyo xaaskeyga waxaan daganahay guri kiro ah oo dad kale ay nala dagan yihiin, hooyadey iyo walaalahey ilama dagna. Waxaan riyo ku arkay guriga aan kirada kudaganay oo boor iyo caro meel walba kasoo galay hooyana guriga ay ila dagan tahay, boorka iyo carada ayey nadiifin u galeen xaaskeyga iyo walaalaheyga, hooyo ...

Riyada waraabaha aniga iyo hooyo iyo gabar kale na daba socda

Riyada: wxn ku riyoday aniga iyo hoyaday oo  aadnay huteel San cuntu usoo iibsano,kadib wxn raacny wado dheer habeena wy ahyd gabdh eedo ii ahy ba Nala socty ,mrkaan wx badn socnay bn baqnay wn soo noqnay wxaan maqlyn waraaabayaal ciyaya,oo nagu soo dhaw ,hadna waba aragnay,wn soo yaacnay buul yar oo mel ka dhisn bn is nidhi gala xuu aha Bila albab wn ka cararnay ninbaa toosh sita oo leh ka xarooda warbaa, wxn argnay nin iyo gabdh isla socda wn ka daba tagny, wxy ku jiraan sandaqad 2 qola, wn ku garcnay wxn ku nidhi wll warba aan idinka galno wxy nagu idhaahdeen maya naga baxa, qolkan klna ragbaa hurda kna angaa sexnyna, Kadib wn so galny , ninku gabdha wxu ku leyhu dharka bixi, kadib wxaa yimi warabayaashii, kadib aniga iyo hoydy xn hynaa albaabka, waligy ma arg albaab handaraab leh hadna xaga hoose kso banananya, dabi wxn xijinba, hoyady ba gacan ay ledahy dibada u baxdy,kadib mid ba qaniinay,Lkn wx dhiiigi kma Iman micina Kumay oolin ee qoyaan uun ban ku arkay kadib wxy tiri uu ...

Riyada hooyo oo lacag gabaati qeybinayso

Riyada: Waxan ku riyooday hoyaday oo lacag badan qaybinysa oo la leyhy waa gabaati, ama meher gabadh laga bixiyaya. waxay wacaday nin la leyahay waa xildhibaan,Mayar, dad aduu madxa, iyo kuwa kale oo badan, oo wax isku nahay, waxay ku leedahay 100 dollar soo dirso, aan lacg kuso raaciyee, ama shaah ban kuso dirya by ledahay, waxay u dirysaa dadkoo dhan lacag badan, kadib wxn idhi lacgtn waa many wxaa lygu idhi waa gabaati, laga bixiyay gabdh aan walaalo nahay oo iga weyn oo rer leh oo gabdh haysta imika. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad weyn oo aad la wadaagi doonto hooyadaada. waxaa dhici karto inay guur tahay farxaddaas. Lacagtaas ay qeybinayso waa khayr aad heli doontaan. The dream indicates great happiness that you will share with your mother. It may be that happiness is marriage. The money she distributes is good for you.

Riyada hooyo oo ooynayso nin aan kala tagnay ka hadlayso

Riyada: Hooyo  oo  dhimatay  ayaa  waxey  leedahay  nin  kaan  ilma  ayaa idinka  dhaxeeyo  wixii  ka  hoos ah maya  weyna  ooy ney saa  oo hin  ilinta  ka daa daneyso  wey fadhidaa markaasna  dul dul  ayey  u dhecee Ninkane waa kalataknay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa furiinka inuu qaldanaa, ninka iyo adiga inaad kala tagtaan ma ahayn oo ilmaha aad dacaydaan. haddii aad awooddo ninkaas ku noqo iska illow wixii gaf idin dhex maray. Hooyadaada waxay kula jeceshay wixii wanaagsan oo dantaada ku jirto iyo danta ilmahaaga. Waxay riyo kugu sheegtay wixii ay kuu sheegi lahayd iyadoo nool Ilaahay ha u naxariistee. The dream indicates that the divorce was wrong, it was not for the man and you to separate and It was not the child that you are destroyed. If you are able to return to that man, forget the mistakes that have happened between you. Your mother loved you for what was good...

Waxaan ku riyooday anoo Kininka waalida laysiinayo

Riyada: Shiikhow riyaan donyaa Inaad I fasirto Hadii alle raali ka noqdo insha allh waxaan ku riyooday anoo Kininka waalida laysiinayo oo ay isiinanyaan hooyo iyo xaajiga  anan is ridayay si kas  ah Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo niyadda kaa qasaya inaad arki doonto, waa riyo la xiriirto dood iyo dhibaato aad lugaha la gali doonto, waxaana soo galaya hooyadaada marka iska jir wixii dhib kuu keeni karo, waa digniin. Dreaming describes things that disturb your mood that you will see, it's a dream that's related to arguing and struggling with your legs, and it comes in with your mom. When avoiding anything that could cause you harm, it is a warning.

Riyada guri hooyo ay jiifto iyo meel buuq ah

Riyada: Asc walaal waxan ku riyooday aniga oo safartagay kana soo kacay Guri yaranteyda an dagnen oo la cusbonesiyay oo quruxbadan  aniga iyo carur an dhalay. Kadib Hooyo aaway an iri waxa ley yiri gurigas qadiimka ah aye jifatay ayada iyo Saxibteed. waa naxay. Hooyo an aday waxan  iri hoyo halkan maxa u jifatay  aniga aya jifanayo iyo ilmaheyga ee adiga guriga cusub jiifo. Hooyo kuma farxin weyna diiday oo waxey tiri ana inta jifanayo adiga iyo caruurtada halkaas ayaa kuu fican ilmaha halkan uma ficno aye tiri.Hooyo guriga ma rabto lakin Ani ayee iidide. Inta baxay aya so dhuntay gurigi ayaan hagajiyay. Guriga gudihisa ma qurxona bankis buuq aya ka socdo hortisana biyo ayaa fadhiyo o wasaq  ah markas an iri gurigaan nadif ma nokhonayo meel lagu nasankarana ma aha  kadib waxa  niyesana Hooyo inee  nala jifato guriga cusub anigana aan uso laban Kaas sawabtana meel wasaq ah iyo buuq aye ehed. Kadib gurigi kale oo yaranteyda dagana ayan usolabtay waana fa...

Riyada anoo hooyo hadalkeeda hadal kale ku celinayo

Riyada: Wxn ku riyoday lawo jer cml aniga iyo hooyadey oo buqeyno yacni isdagaleyno halkey idhahdo kiisa kale ayn dhahaa markas ayn ku leyahay abaheyga ayn kaga dacwonaa markas abaheyga markan arko ciil dartis hdalka iga ma so baxaayo iliin lee iga socoto markas abaheyga wuxu ileyahay kalay adiga maa san noqday Quran ayan ku saraa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in arrimo noloshaada ku saabsan laysku qabsan doono marka labada waalid ha isku dirin oo ku dadaal inaad warkooda maqasho

Riyada hooyadayda oo katiino lagu xiray oo murugaysan

Riyada: Dumaashiday naagta walaalkay oo hooyadey xidhay. Hooyaday gacmaheeda waxa ku xidhnaa katiinad ama silsilad daal baa ka muuqday iyo murugo aniga markaan arkay waxa ila joogay laba gabdhood oo aan asxaab nahay oo markaa igasii tagaayay waan naxay hooyo markaan arkay yado asxabtaydu ila joogaan inan hooyaday xaaladan ku arko sidoo kale waan ooyaayay walaashayda wayn way qaylinaysay yadoo dumaashi u xanaaqsan. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dumaashidaada inaysan naxriis u haynin sodohdeeda oo ah hooyadaada, marka waxaa laga yaabaa inay niyadda ka jabiso ama ay tixgalin wayso marka iska ilaaliya sharteeda.

Waxan kur iyooday hooyday oo meel barwaaqo ah dagan oo baadiyo ah

Riyada: Asc bahda daruuro waxan ku riyooday xalay hooyday oo meel barwaaqo ah dagan oo baadiyo ah oo kayma ah oona waligay arkiin dhirta iyo doogu isku baxeer Adhina haysata markaa ani iyo gabar aan aqaano ayaa guriga kasoo baxnay markaan xoogaa soconay oo shaqadha xoolaha maqlaybo bàn soo labanay anaa xoogaa ka harmaray iyaduna way ida asocotay markaa dhul kayna oo dhirbadnbuu ahaa waxa arkay geedaha ay gobaladu guryaha ku dhistaan tiirar badan oo laguray markaa waxaan dhahay dowladu maxay dhirta u ilain wayday hadana waxaan dhahay geedkaan waa qarari oo xoolahu waxba kama cunaan iskadaa ban niyada ka dhahahay wan dhàfay gabadhii way ii yeertay ku awy bay dhahday ana waykee soo socan dhahay waxan arkay meel gabadha xageeda ah nin dhar cad cd qaba oo khamiis iyo cumaamaf xad qaba oo sposocda wàn ka cabsaday waxaan aad isdhahay gurigii waan garab marayarkaa meel barwaaqo ahoo xoolo radkod marmareen baan dhexsocday markaan xoogaa socdaba ninkii oo i daba socdaan arki waana kasii socday. ...

Riyada hoodey oo dhimatay aan xambaarao

Riyada: Asc sheikh waxan ku riyooday anigo hoyadey dhimatay xambarsan hoyadey ne manoola hada marna waxan ku riyooday ayado dhabteyda kujifta Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa hooyadaada inay duco kaaga baahan tahay u duceey mar kasta aad tukanayso, haddaad u duceynayso ducada haka tagin mar walba niyadda ku haay.

Riyada hooyada oo qaawan gurigeedana aan qurux badnayn

Riyada: Hadane xalay arkay hooyo deey oo qaawan gurigedana oo qurux badnen ani iso galayo hooyo maxa waye dhaha Ka dib wxn arka gawar hawar yr teey dhashay o buuran o cad o dhaheeyso dhulkeyga so gatay dhaxalka ahaay marekan u socda Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in wax sir ah kusoo gaari doono oo hooyadaada la xiriira waxaa laga yaabaa hooyadaada in qof ay wax siisay oo idinka laydinka qariyay waliba waxaa dhici karto dad qaraabadeeda inay wax siisay xoolahaasna dhaxal ayay noqon karaan.

Riyada wiil aan isla socono oo isoo doontay

Riyada: Waxan ku riyooday ninkan isla socono oo isoo doontay lacag badanna iga bixiyey 4million oo dollar kadib ma ogayn in la isoo doontay oo hooyadaybaa ii sheegtay in laysoo doontay lacagtaana layga bixiyay dedna  hooyo baa lacagtii dadkii wax ka siin wayday  oo diiday inay cid wax kasiiso kadib markan anigu ku idhi sii dadka lacag. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninka aad isla socotoaan inaydan is heli doonin oo wax kale idin soo dhexgali doono waxaa laga yaabaa hooyadaada inay noqon doonto sababta.