Riyada: Waxan ku riyoody sheekh aniga oo nin an kalatagnay uu gadhi igu soqady waxu igeyay guri anaga iyo asaga nalohagajinayo o dabaqa o qolal badan markan gurigi dhaxmaryno waxan aragny qol dhari lagu karsady masan idhi eg kijy kadhigten qolke melyar o qiq kaga ba ay ayaan arky masuu igu yidhi inaken kana waxu igeyay qolki hurdada oo sarir lagu hagajinayo oo sarir ladhigy masa waxan idhi sarirtani tibarigi hore kaduwan yacni kajaban ban ujeda lkn man hadal kadib waxu igu yidhi kawaran sarirta lacag badan mahaye masan intan amusnaa oon qiro sileh uhad ayaan idhi wacadi Mar hadii an guri an lenay hely hadad doonto melahaga iskaga maqnwo waan kufarxy sheekh masu yidhi hadaba guriga hala mydho gurigana marki horan tagny waxan ugu tagnay gabadh an ilmabti nahy kadib gurigi wan kaso tagny oo gabadhi ayaan bas sary isgaga gadhigisi ayaa naso horgaly ilmayar oon udhalyna wan xabarsanahy bal ifasir sheekh Cadi ahana ninku waa mid dumar dhawra qaba anagana marki hore ano...
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services