Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Xiritaanka

Riyada hooyadayda oo katiino lagu xiray oo murugaysan

Riyada: Dumaashiday naagta walaalkay oo hooyadey xidhay. Hooyaday gacmaheeda waxa ku xidhnaa katiinad ama silsilad daal baa ka muuqday iyo murugo aniga markaan arkay waxa ila joogay laba gabdhood oo aan asxaab nahay oo markaa igasii tagaayay waan naxay hooyo markaan arkay yado asxabtaydu ila joogaan inan hooyaday xaaladan ku arko sidoo kale waan ooyaayay walaashayda wayn way qaylinaysay yadoo dumaashi u xanaaqsan. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dumaashidaada inaysan naxriis u haynin sodohdeeda oo ah hooyadaada, marka waxaa laga yaabaa inay niyadda ka jabiso ama ay tixgalin wayso marka iska ilaaliya sharteeda.