Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Nabiga

Riyada sawirada asxaabta nabiga scw

Riyada: Asc sheekh waxan ku riyooday anoo lug kadhitinaya oo riyada dhexdeda  waxan arkayaa sawiro nabi maxamad asaxabti dharky xidhan jiren iyo sawiradodi oo xaga hosana ay kaga qoran yihin sirada nabiga iyo axadistu soowariyay nabi muxamad bal ifasir sheekh Fasirka: Riyada asxaabta nabiga guud ahaan waa khayr iyo wanaag aad heli doonto mustaqbalka, waxaa hagaagaya dhaqankaaga waxaad noqonaysaa qof Ilaahay u dhow. The dreams of the prophet's companions are generally good and nice that you will have in the future, it improves your culture you become closer to Allah.

Waxaan ku riyooday qabriga nabiga SCW anoo dul fadhiya oo leh ilahay dambi dhaf ii waydiii

Riyada: Waxaan ku riyooday qabriga nabiga SCW anoo dul fadhiya oo leh ilahay dambi dhaf ii waydiii Fasirka: Riyada waa riyo fiican oo tilmaamaysa qof wanaagsan inaad tahay oo mustaqbalka heli doonto khayr badan aduun iyo aakhiraba. Dream is a good dream that describes a good person you are and will have more good in the future in this world and the Hereafter.

Riyada nin cad qamiis wato oo la leeyahay waa rasuulka SCW

 Riyada: Waxa jirta riyo aan Mar aan dhaweyn kuriyoday cid iifasirta wan wayay waxan kuriyoday ani io walashey guriga banankiis fadhino waxan samada qorax kaso bax ka arka wax waregsan caag uek dhexdisana bil io xidig kusawiran yihiin waxa kudhexjira nin cad qamiis cad madaxa duub cat ugu duban gardheer aamusan tagan dhinaciisana waxa jogan gawar timaheda fiidan yihiin jidna ubaxsan waxay xambarsan tahay cunug yar waxa kaloo akteda joga ilmo kale ciyaraya ano yaban walashey dhahaya fiiri waxan maxa waye nin guriga nala jogay sobaxaya markaso nadhaha rasuulka csw waaye hadana waxan arka ani io walashey mel maqsin faruq ah fadhina waxan daqada ka arka gawadhii samada ku arkayay markasan dhaha waan soo salaama waan sobaxay waxan kusocda jid yar darbi yar dhisan toos daqada utagaya ano jidkii kusocda gawar yar aan dhalay iisarsan nin horteda lugtiisa iiga xeraya jidka wan istaga hooslen fiirina ninka wijigiisa mafiirinayi markaso idhaha haduu rasuulka csw celi idhihi lahaa waan kucelin...

Riyada gabar ka sheekaynayo saliga nabiga SCW

Riyada:  Asc sheekh waxan ku riyooday aniga oo gabadh daciyada oo dadkan dacwada kashaqeya oon isnaqano ay ila jogto waxy kashekynaysaa saliga nabiga iyo qisas  laga arky oo fara badan way ishykynaysaa waxa ila joga hoyady iyo wllshy way iga shekynaysa aniguna wan akhriyaya oo kudigrinayaa saliga nabiga gabadhu niqab ayay xidhan jirty lkn way iska qady markan ifasir sheekh waxan ahy garoob. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dadaalka xagga diinta inaad kordhin doonto oo aad baran doonto dad badan oo dacwada islaamka ka shaqeeyo. Waa riyo aad u fiican. The dream indicates that you will increase your religious efforts and educate more people who work in the cause of Islam. It's a very good dream.

Riyada nabi Muxamed SC oo igu leh hoo arsaaqdan

Riyada: Asc shikh mudo 2sano melaha laga jogo ban waxan ku riyooday Ano masjid jogno aniga iyo dumar badan oon ka mid ahay waxa nagula leeyahy yaa quranka dhameeyay midbaa tagaysa saawala ka xaynaya tii gacanta tagtaba Ana waxa la ileeyahay ninkaas mataqana waaa nabi muxamade utag csw markan utago ban leyahy nabi Muhammad  miyaa tahay Haa bu ileyahy waan yabaya madhici karto ban leeyahy deedna isoo raac buu leyahy wuu ikaxaynaya meel buu igaynaya 3jeer buu wuxu ileyahy hoo irsaqadaan hooo irsaqadaan hoo irsaqadaan deedna wax weyn bey ila noqonayan dad masakina ban wax ka sinaya wixii nabigu isoo siiyay csw bal iii fasir shiikhow riyadas inshaallh. Fasirka: Riyada Nabi Muxamed lagu arko  waa riyo xaq ah, shaydaan iskuma soo ekeysiin karo, marka riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto nolol aad u wanaagsan iyo barwaaqo aan lasoo koobi karin mustaqablka,  Dadka masaakiinta ayaad wax siin doontaa, waxaad noqon doontaa qofka diinta islaamka ku dhaqmo. The dream of Prophet ...

Riyada gabar tagtay meel uu nabiga (SCW) joogi jiray oo doog ah

 Riyada: Asc bahda daruuro  gabar reerleh waxay ku riyootay iyadoo meel uu nabigeena muxamad (scw) joogi jiray daxiis ku tagtay meel barwaaqo ah aad u qurux badan wado ayaan qaadnay geed labi iila ekaa tagnay ani dad kele waxan lahayn halkan nabigeena muxamad (scw) baa fadhiisan jiray meeshan asxabtiisaa fa dhiisan jiray meeshu waa barqaaqo doog ah geedkuna wado kuyaalaa wadadu dhina qibladay u socptay meel barqaaqo ah bayna ahayd aadna wan u farxzana 2 jeerbana tagay isla riyaa dhexdeeda Fasirka: Riyada waxay tilmamaysaa gabadhaas inay booqan doonto masjidka rasuulka (SCW) xajkana way tagi doontaa riyadana way iska caddahay, Ilaahay wanaagga hana waafajiyo.

Riyada geerida rasuulka SCW iyo aaskiisa

Riyada: Magacayga waa bashiir waxaan. Ahay 27 jir aabo. Ah.  QISADA RIYADAYDA     Xili. Makhrib. Ah ayaan soo galay magaalo   qurux badan oo lamigeda aan umalenayo inu laha  mar mar ama mutulel marba sad utaqan anago.  3 nin Ah.  Seedigay oo Ah xaskayga walalked iyo. Wiilkale oo aan. Saxipo nahay   ayaan ahen  magaladii oo waxan nimi tacsi ka jirto. Dadkuna wada murugesan yihin.   Dadkii ayaan su,aalay. Anigu. War yaa. Dhintay  markas ayaa qof anan xasusan. Hada igu jawaabay nabi mohamed.  Scw ayaa dhintay markaas nabiga. Scw. Waxaan ugaranayey si cadaan Ah   markii geerida nabiga scw lay shegay ayaan naxay oo aan. Aamini wayey warkii geerida ee  lay shegay waxan aadnay xabashi 3 da yadiba  waxan tagnay xabashi oo nabiga scw oo la dhigay iilka xabasha. 2 dii wiil ayaan ku iri eega oo soo toosiya si aan u arko wajigisa aniga oo wali rumesan la, marki ay saa usoo qabten oo waliba ay taagen ...

Riyada nabi Muxammad SCW oo faras saaran

Riyada: Runtii waxaan ku riyooday anigoo joogo meel sida suuq camal ah oo rag kaliya ay joogaan waxayna xirnayeen qamiis Mel dhulka iyo cirka iska qabtaan dhul banaan ah ayaa una eg sida hogol ayaa waxaa kasoo dhax baxay nin faras wata oo dhar cad xiran wajigana uxiran yahay gacan midig soo tagaya kutub quraan ku hay oo gaduudan farrta dusha ugu qoran ay dahay dahabi ayuu dat kii iiga horeeyay oo dhan intii u so dhaafiyay anigoo ku du ceysanaya inu isiyo ayuu farskii joojiyay anigana kutubkii ayaan ka gudomay anigoo faraxsan wana shumiyay kadin ragii mesha joogay ninkii iigu dhawa ayaa waxa uu aqonsaday ninka faraska watay waxa uu iishegay inu yahay nabi muxmad calayhi salaatu wa salaam dib ayaan u eegay lkn farskii ayaa mel fog sii marayo Fasirka: Riyada labo shay ayay wadataa kan koowaad waa bishaaro guud ah oo khusayso umadda muslinka oo dhan  taasna waa in diinta islaamka ay kor noqonayso oo islaamka uu ka guulaysan doono cadowga gaalada ku taagan. Kan labaad waa khayr adiga aa...

Riyada meydka nabiga SCW fasirkeeda

 Riyada: Waxay tidhi sidatan Ano jiifa ayaaa lay dhaafiyay  maydka nabiga scw waan ka daba tegay jidka waxaan ku sii maray dumar allabari karinaya waan waydiiyay halkaa la mariyay maydkii nabiga scw  waxay igu dhaheen halkaa ragu ka yimi   markaa gacan cadbaan ku siday gacanna qori xaaba   cadkii gabadh ayaan siiyay waan dhaafay waxaan sii maray geenyo 4ta adin cirka u taagaysa inta kalena aasantahay   markaa waan dhaafay  rag meel geeda jooga ayaan siiyay qorigii xaabada ahaaa    sasay ahayd. Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa musiibo aad u weyn  Ilaahay haka badbaadiyo gabdhaas.