Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Cuntada

Riyada qof rumaan aad u macaan i siinaya

Riyada: Acs sheekh    ciid mubarak waxan kuriyodiy   qof  isanaya rumaan  aad u macaan Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in aad heli doonto arsaaq badan iyo barwaaqo aad ku farxayso. The dream indicates that you will have more sustenance and prosperity to rejoice in.

Riyada cunto badan ka buuxdo qofka jiifka

Riyada: Asc waxàd fasirtaa fasirka qolkaaga hurdada oo qayb ka mid ahna la dhigay rashiinka  cunta laga buuxiyayy Fasirka: Waa barwaaqo aad heli doonto, cuntada guud ahaan waa khayr iyo nolol fiican aad heli doonto, qolka jiifka marka uu yahay waxay astaan u tahay nin fiican oo aad kuu jecel. It's the prosperity you'll have, the food is generally good and the better life you'll have, the bedroom when it is it's a symbol of a nice guy who loves you so much.

Riyada anoo keeg macaan badan cunayo

 Riyada:  wxn ku riyooday iyadoo  aan cunyo Keeg buufisan,ama cream leh, oo aad u mcaan,qofna ii hyo ana aad u cunyo markaa qofka I hayay  keega walshay Baan u malynayaa inay ahyd. waxaan ahay gabadh aan wali guursan, xaldaydu waa OK, Fasirka: Waa nolol fiican si fudud aad ku helayso waxayna u badan tahay inaad guursan doonto nin lacag badan haysto, waa riyo fiican. It's a nice life easily you're getting and you'll probably marry a guy who has a lot of money, it's a good dream.

Riyada cuntada iyo meel bali ah aan taaganahay

Riyada: Waxaad ii fasirtaa hadii alle idmo   Waxaa la isiiyaya wayl cuntu kujirto siiba galay lakariyay oo qadadiine kudhexjiro waan kaqatay,  Kadib hadane waxan is arkay anigoo meel bali oo rays ama bihii kadhamaday lkn qoyan ah dhex tagan , Biyhih dhaman ogaa gedaarka waxaa kudhisan rooga qurux badan oo sida ubaxa midaba qurux badan leh gacanta markan saaro waxaan sooqadyaa ubaxayda  qurux badan  xagaas hadaan udhaqqane wazaan leeyahay waxaad kudhici ceelaal  halkan gidarka ah markaan gacanta iyo lugtaba saaro wixii quruxda badaan unbaa isooracaya  Hadii alle idmo Oo ay khayr leedahay Waxaan sheekaysana qof dumar ah oo wayn  guurni kuheshiinay  lkn wali maanaan is guursanin Fasirka: Riyada waa digniin waxaa lagaga digayaa inaad lugaha la gasho dhiiqo, taas oo laga wado inaad iska ilaaliso go'aannada qaar oo kuu keeni kara arrimo aaadan ka heli doonin markaad sameyso. Way dhici kartaa riyada naagtaas aad la sheekaysanayso inay xiriir la leed...

Riyada ninkayga cunto aan siinayo iyo riyada dumaashiga

Riyada: Asalamaleykum ninkeyga cunta karsan sinayo basto  maraq maxay tahay Marbadana waxan kuriyoda odey dumashegey ah ma iskawarhayno lakini riyada kuarka Fasirka: Riyada ninkaaga oo aad cunto siinayso waa nolo fiican oo aad labadiina gali doontaan. Aragtida dumaashigaaga guud ahaan waa xiriir qaraabo. Your husband's dream of giving him food is a good life and you will both enter. Your husband's brother's view is generally a relative relationship.

Riyada hooyo rooti ii keentay anoo hurdaya iyo dhowr cunto kale naoo cunaya

Riyada: Wxn ku riyoday anoo sii sexnaya ama jiifa oo wali gamin, uu ahaby ii yeedhay kadib anoon u jawabin ayay hooyaday u tagty ku tiri wy sexaty suu idhi hoo u gee Albtan, kadib hoyady ba ii keenty , xabad roodhiya oo muqmad dhexdeda lga soo buuxiyay. 2. Anoo cunaya,dhawr cuntoo isku jira oo aad uacaaan, on leyhy aad by u macnthy. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arsaaq aad ku helayso daal la'aan, Ilaahay wuxuu kuu keenayaa wax fiican adoon dhib u marin, taasna waxaa sabab u noqonaya waalidkaaga. Waa riyo khayr ah. Riyada kale cuntada aad cunayso riyadii hore ayay la mid tahay waa nolol fiican iyo barwaaqo. Dreaming describes the sustenance you get without fatigue, Allah brings you good things without suffering, and that is because of your parents. It is a good dream. In other dreams the food you eat is the same as the previous dream is a better life and prosperity.

Riyada magaalo iyo cunto bariis la karinayo

Riyada: Asc bahda daruuro waxan kuriyooday anoo  waxan tagay magalo mar hore iigu danbaysay cid aan qarabao nahay waxan arkay cidio guri kasamaysana sarab ama geea carishanta laga dhisto gadaal ka dhigay dhagax horayna sideedii tahay gabafha waan waydiiyo waay idhahay gadaal wuu yar ka licoo fhagaxbaan ka dhignay intakalana waa sidiisii markaa iyadoo wiilyar oo quran wda taan oo yar kaansha daran arkay waxan ku dhahy ana kuu karin qaad markaa  basashhi shiilay aa bariis xams soo shub tagay ee guri galay bariiskii so dhaqay waxaanaba arkay digsiga alabariyaa oo bariis basmatiya oo bar bisil oo dabkii iisàran oobisladay carfaya ofabkii iisaaranarkàn ku shub isdhahay waba bariis ii bislaaday markà iyan ku ridaan kasoo guray  bariskii digsiga 25 kariya buuxa anoo haysta igu fanbaysay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol cusub iyo isbadal kuula soo gudboonaanayo, waa riyo wax badan wadato oo la xiriira  noloshaadam waxaad heli doontaa arsaaq iyo nolol barwaaqo ah laa...

Riyada naag baasto urtay afka ii galinayso

Riyada: Sheekh hooyaday waxay ku ledahay shekh ana waxan kuriyooday naag ay ilmahayga qaraabo yihiin oo afka iigalinayso baasto urtay oo qash ah oo aad u urayso mana laqin mana tufin sheekh iifasir Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa hanti xaaraan ah marka iska jir inaad cunto xoolo xaaraan ah, waxaa laga yaabaa dadkaas inay ku siiyaan maal xaaraan ah.

Waxan ku riyoday anigoo miro geedka gobka ah ka gosanayo

Riyada: Asc sheikhow waxan ku riyoday anigoo miro geedka gobka ah ka gosanayo iso fasir Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nin qiime badan oo wanaagsan iyo nolol fiican inaad gali doonto geedka gobka waa geed fiican marka riyo lagu arko. The dream describes a man of great value and a good life that you will enter the tree of the noble is a good tree when seen in a dream.

Waxan ku riyoday 2 dooro anoo qalayo kabacdina dubayo

Riyada: Aniga waxan ku riyoday 2 dooro anoo qalayo kabacdina dubayo maxa lagu fasiraa waxan ahay hooyo la qabo. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa amuurahaaga inay kuu sahlanaan doonaan oo aad gaari doonto waxa aad raadinayso waa riyo fiican oo tilmaamayso arsaaq waasac iyo nolol fiican inshaa Allaah.

Waxan ku riyoday anigoo sooman oo timir qeybinyo

Riyada: Waxan rabay inaa ii fasirto waxan ku riyoday anigoo sooman oo timir qeybinyo oo dadka u qeybinayo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad Alle u dhowaan doonto oo aad noqon doonto gabar hanti leh oo aad iyo aad sadaqo u bixiso khayrkana ku dadaasho, waa riyo ad u wanaagsan bishaaro ah, sidoo kale waxaad heli doontaa nolol aad ku farxdo.

Riyada suxuurta maxay noqon kartaa

Riyada: Asc sheekh ana wxn kuriyoday ano wadad qaraabada ah iyo ani iyo midyaro dhalay suxuur diyarinayo markan suxurti diyarsaday ayan sexday wadaadii aya ikicisay oo itiri kac saxuuro markan iskudayay inaa suxurto wala aadaamay wana soomay oo suxurti sasan ogatagay waxana lagujiray ramadaan wana xalay waxaan kuriyoday xalay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto hanuun iyo towbad waa riyo fiican.

Wiil ku riyooday asoo quraacday oo dadka malab siinaya

Riyada:  Wiil ayaa wuxuu ku riyooday     Subax ayuu meherad ka cunay quraac beera   wuxuuna sitay   laba qori oo xaaba   waxa ka buuxa malab    dadkii ila quraacanayay  ayaan sacabada ugu shushubay  anoo ka yara sareeya   markaan soconayana xawaara dheeraynaya ayaan ku socday buu dhahay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu heli doono habti badan  wuxuuna noqonayaa qof dadka martsoora oo dadka caawiya oo wax u tara waliba waa dadka qaraabada iyo deriska iyo macaariifta.  Wuxuuna noqon doonaa qof aad loo qiimeeyo oo sharaf iyo qiime leh.

Waxan Ku riyoday anigo bariis jeebka dambe iigu jiro

Riyada: Waxan kale on Ku riyoday anigo bariis jeebka dambe iigu jiro 500g rice qayasti anigo anigo bacdi qayb ka jaray inan Karin rabo . Fasirka: Riyada bariiska aad jeebka ku wadato waa lacag badan kaasoo gali doonto ganacsiga waa miraha aad ka heli doonto shaqada aad hayso waana riyo  fiican.

Riyada wiil gabar cunto u karinayo

Riyada : Acs walal waxan kuriyody wiil an xidhidh lahan jirnay  oo  ii karinaya  cunto   marka qofba igu dhahay   adiga u ku jecelyahay  e u kaqarinaya wan layabana   isaga waxau soadiyi dhankiga anigu wn iska fadhiyi  madaxisa ayu lugahiga sariy  wll ilhy hakubarakeyo isojawab. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in aad ku jirto marxadal ka duwan noloshaada hore oo aad heli doonto wax badan oo fiican iyo farxad iyo raaxo badan.

Riyada cunitaanka geedka bocorka

 Riyada: Acs sheekh waxan kuriyoday  wiil aan shekaysano intu geedka bocorka intu  beeray  oo geedka midhihisa  isinaya oo macan sheekh  ILAHAY khayr hakusiyo. Fasirka: Riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa inaad helayso waxyaalo aad ku faraxado waxaana sabab u noqon kara qofka ku siinaya. Sidoo kale riyada bocorka waxay tilmaamaysaa qofka inuu helayo darajo sare.

Riyada qof kuu keenaya macaan iyo dhar cagaaran

Riyada : Acs walaal waxan kuriyody qof aan aqaano  oo iskudhacnay oo ikenaya  macan  iyo dhar cagaran   dharka waan gashaday waan kufaraxsana walal  ilhaay hakuxafido. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nabad iyo ammaan, qofkaas waad heshiin doontaan wuuna ku raalli galinayaa marka riyada waa khayr inshaa Allaah.

Riyada canab oo guriga daboolay oo la cunayo

Riyada: Asc wr wb walaal. Salaan ka dib walaal waxaan ku riyooday aniga oo guri joogo guriga wuxuu leeyahay deed ween oo furan. Guriga waxaa ka baxaayo canab, canabkii ayaaba gurigii dhan kor ka daboolay markaan kor fiiriyo ma arkaayo cirka oo geedkii canabka ayaa daboolay aniga canabkaas ayaan iska cunaayey canabka wuxuu ahaa midkaan 🍇  aad ayuuna u macaanaa oo waan iska goostaa oo cunaa ileen guriga dhan buu daboolay we geedka canabka. Fasirka: Walaal waa arsaaq fara badan iyo khayr badan Ilaahay ku siin doono waliba si dhib la'aan ayaad ku heli doontaa, qofkii ku riyoodo asoo canab cunaya Ilaahay wuxuu sahlayaa arrimhiisa oo dhan, gaar ahaan kuwa la xiriira nolosha.

Walaashay waxay igu riyootay anigoo sanbuus ibinaya

Riyada: Walaashay waxay igu riyootay anigoo sanbuus ibinaya. Fasirka: Riyada waa riyo tilmaamaysa barwaaqo isbadal lasoo gudboonaanaya noloshaada marka waa khayr riyada ay aragtay walaashaada, maxaayeelay cuntada iyo ganacsiga waa wax fiican marka lagu riyoodo.

Gabar ku riyootay iyadoo wiil masjid la dhisayso

 Riyada: Acs wll ilaahay haku xiftiyo wll waxan ku riyoday   wiil An xidhiidh leenahay oon  masajid wada dhisayno  oon dhisnay masajid quruxbadan   markan dhamaynay waxau ikeenay cunto macan  wll maxay noqonisa ilahay hakubarakeyo  wll    Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in arrimahaaga oo dhan Ilaahay kuu toosinayo wiilkaas ayaa laga yaabaa inaad mustaqabl fiican wada dhisan doontaan oo diin ku salaysan riyada waa riyo aad u wanaagsan.