Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Xabbada

Riyada xabbad gacanta igaga dhacday

 Riyada: Asc walal riyadaan ii fasir waxan ahy gabar aan wali laguursan  Waxaa ku riyoodey inay xabad gacanta midig igala dhacdey lknze xabadaas ay ahayd mid soo qaldantay dhiig bax kadib waalayga saaray Fasirka Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato adiga ku qabsan doonto waxayna kaa soo gaaraysaa qof aadan filanaynin, niyadjab iyo fikir ayaad ka qaadaysaa dhibkaas heer aad qabsan weyso wixii aad rabto inaad sameysao Dreaming describes a problem that will happen to you and it comes from someone you do not expect, you are disappointed and thoughtful about that problem to the point where you will not capture what you want to do

Riyada anoo galay dagaal xabad

Riyada: Asc sh  waanku riyooday maalin aniga oo galay dagaal xabad ah oo dhinac yabadan igaga imaanaYa oo aan kasoo bad baady makii aan kasoobaxay  la igusooshiray aandhukaday qorigii  mana is ticmaala qori  manoqonkartaa sh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato aad la kulmayso oo dad badan ay kugu sameyn doonaan oo aad ku wareeri doonto meelaha ay kaaga imaanayaan. Dreaming describes a problem you are experiencing and many people will do it to you and you will be confused about where they are coming from you.

Riyada xabado dhacaya iyo dugsi quraan iyo ilmo

 Riyada: Asc shiqow waxan ku riyoday xabada dhacaya anigana inta naxay ayan aday carurta oo dugsi quran jiren masjidka dhaxdis aya logu dhigayay. Aniga xabada dhacaya dartiis ayaan la. Wareray oo meel uu dugsiga jiray ban aqonsan wayay kadib sida aan usocday usolabalabanayay wada wil yar ku arkay hoyadi wayay asna cawi magay nag ba igu xanaqday almuhim wilka Cawinad u bahanyahay e cawi hada donto an iri wanka so taagay ugu danben waxan galay meel barxad ah oo quraan lagu aqrinayo qebna wilal qebna gabdho. Markas ban arkay cunug quranka aqon oo xasusan mesha u ka bilabi lahay waxan ku iri qulhuwallahu axad markan an daremay macalinka inu wilka ka sugayay, gacanta afka sartay kadib hoos iskaga aqristay surada dhan maclimadi dumarka ehed aya tiri dhib ma leh inta Ii qososhay aya hadana gabar lajogtay hadana ayad gaftay kadib magaceyga inta shegtay ayada ka saxeyso tiri waa amusay wa sixi wayay markas ee tiri maclimada juska 11 waye ma gartay ha aan iri. Kadib waxan daremay inan garin ...

Riyada nin i bursanayo oo igu dhufan rabo bastoolad

Riyada: Waxan kuriyodey anigo libursanayo nin madow suradis inangaranayo umalaye bastola igudufane rabe wan carare kadibna anojifo iimade bastola igudafan rebe madaxa lakisi bastolada way ubaxiwayse Fasirka: Waa qof rabo inuu xumaan kugu sameeyo, laakin Ilaahay ayaa kaa qabanaya. Waana qof cadow ah oo dood idin dhex martay nin ama naag wuu noqon karaa. Riyada waa diginiin, waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso dadka xun. He is a person who wants to do you evil, but God will take care of you. He is an enemy and an argument between you can be a man or a woman. Dreams are warnings, you are required to avoid bad people.

Riyada tuug oo xabbad igu dhufanayo aan ka badbaadayo

Riyada:  السلام عليكم ورحمة الله وبركاته   شيخ بارك الله فيك وجزاك الله خير  Riyadaan ii soo fasir  Waxaan ku riyoodey anoo jiifo tuug ayaa inoo soo galay gabadh isla dagneen ayuu alaabta kaqaadanayay markaas ayaan dhahay tuug tuug markaa xabad/bistoolad ayuu iwu dhuftay حسبي الله ونعم الوكيل ayaan dhahay wax dhaawac ima soo gaarin ninkii tuuga markasta wuu idilaa madhimanaay mana dhaawac maay حسبي الله ونعم الوكيل ku cel celinaay riyada dhexdeeda ayuu iwu baadi goobaay markuu I arko wuu idilaa Fasirka: Riyada waxay kaaga digaysaa arrimo dhib kuu keeni karo waxaad kaga baadbaadi kartaa kaliya adkaarta iyo quraanka kariimka inshaa Allaah ku dadaal quraanka. The dream warns you of things that can cause you trouble. You can only escape from the hardships and the Qur'an.

Riyada anoo xabbad laygu dhufanayo

Riyada: Ana xabad laygu dhufty waliba cid ii dhow xata rag iyo dumar mid ahayd ma aqna Shaly duhurki ahayd Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in qof hadal xun ku dhihi doono oo aad dhibsan doonto ama qof inuu ku khayaani doono adoo aan ka filanaynin marka taxdarkaaga qab 

Gabar ku riyootay iyadoo xabbad ku dhacday

Riyada: Asc sheekh walaashay waxay kutiri sh waxan kuriyooday 3jeer oo kalafogfog anoo xabad igu dhacday halmeelna iiga dhacday mesha ay iiga dhacdayna caadi ahaan ayay ii xanuuntaa oo dhowr jeer dhakhtr ayan tagay marka sheekh riyadaas way iga yaabisee isoofasir Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa il inay hayso waxaad ku dadaashaa inaad akhrisato adkaarta iyo quraanka inshaa Allaah waad ka reysanaysaa.

Qofkii ku riyoodo asoo gacanta xabbada ugu dhacday

Riyada: ASC waxaan ahay nin xaas le ah Waxaan ku riyoodey anoo gacanta bidex xabad la,iiga dhufty sabatuna waa meel jagbooyinta ah ayaan maray. Fasirka: Waxay tilmaamaysaa riyada qof inuu jiro oo rabo inaadan wax qabsanin oo xaasid ah aan kuu oggoleyn shaqo iyo waxbarasho marka wuxuu isku dayayaa inuu kaa reebo wixii wax kuu taraya riyada waa digniin lagaaga digayo qofka noocaas ah.