Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Dharka

Riyada anoo 6 xabo gorgorad soo iibsanayo

Riyada: 6xabo goor garada ban sogadanaya  lacag 250baa layga siinaya 3waa isku nooc goor garadaha 3kalana  waa isku nooc qurux badan midaba waxan ka xasuusta 2bo cagara mid qaxwaa iyo mid baluuga iyo mid cagaar biya biya ah Maxay noqone shiikhow riyadaasi Fasirka: Noloshaada guriga ayaa fiicnaanayso ninkaaga si fiican buu kuugu soo dhowaanayaa. Gaar ahaan xiriir sariirta. Your home life is getting better and your husband is getting closer to you better. Especially a bed contact.

Riyada hooyo dhar duug xiran sodohdeydana dhar cusub

Riyada: Waqti aad ufog ayaan waxaan kuriyoodey anigoo reeerkeyga uu cusub yahey, ayaa Waxan arkey hooyadey iyo sodohdey, hooyadey waxay xiran tahey dhar duug ah oo jeexjexan oo meeel abaar ah mareyso. Iyo sodohdey oo aad dhar qurxan xiran oo mareysa meel barwaaqa ah Markaa arooska Ayan ka baxey un wax yar ka hor Fasirka; Riyada waxay tilmaamaysaa xaalad adag oo reerkaaga qabsan doonto, waxayna u badan tahay cidda aad ka guursatay inay noqon doonaan dad hanti leh. Dreaming describes a difficult situation that will take hold of your family, and it's likely that whoever you're married to will be wealthy people.

Riyada dhar laguu keenayo maxay tahay

Riyada: Acs sheekh    waxan kuriyody    qof ikenaya  dhar cusub   o ad uqurxbadan    qofku   isaga dharka ixidhay    marku dahabka ixidhay  waxan kariniy   cunto an masakinta     uqabinay  sheekh    maxay kulatahy  ilhy hakubarakeyo. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa guur ninka dharka kuu keenaya oo dahabka kuu xiraya wuxuu astaan u yahay ninka mustaqbalka aad is guursan doontaan waa khayr inshaa Allaah. The dream indicates marriage the man who brings you the clothes and wears the jewelry for you is a symbol of the man you will marry in the future is good in the hope of Allah.

Riyada nin hadiyad dirac iyo cadar ii keenaya

Riyada : Sheeekh isla xaly waxan arky riyo fidki intan ducysty ayaan sexdy anoo ad ukurbysan kadib waxan riyadii ku arky anoo hadyad laykeny waxa ikeny nin anan arag lkn an maqly uun cadiyan hadyadu waxy ku jirtaa wax yaro cas waxa kaso baxy markan furay Dirac iyo cadar bif iyo cadar madax diricu waa Akhtar waxan tusay falmigayga ano kufaraxsan kawaran. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nin inuu kuu soo bandhigi doono guur, waana nin gacan furan oo wanaagsan, marka haddii ilaahay kuu qadaro isaga ayaad nolol la wadaagaysaa. The dream indicates that a man will present you with marriage, and he is an open and good man, when if God forbid you will share life with him.

Riyada nin hadiyada ii keenaya oo ila hadlaya

Riyada: Acs sheekh   waxan kuriyody qof an aqano    dhahaya  wajiga aniga   iskaleh     qofku waxau  ikeniy faraskina wn koriy     maxay noqonisa. Sheekh waxan kuriyody will an xidhidh lahanjirnyi   oidalbaya  tob cadana waxau na iga dalbiy   wadanka  iswidhan  tobka waxau igu diriy isaga  wllllki    wanalikeniy   anigu na wn gashadiy tobki   ilhy hakubarakeyo wll Fasirka: Riyada koowaad: waa riyo tilmaamayso nin ku rabo oo doonaya inuu xiriir kula yeesho wuxuu isku dayayaa inuu kuu soo dhowaado. Riyada labaadna waa nin ku jecel oo doonayo inuu ku guursado waa riyo wanaagsan oo mustaqbalkaaga tilmaamayso. The first dream: it is a dream that describes a man who wants you and wants to have a relationship with you is trying to approach you. And the second dream is a man who loves you and wants to marry you is a good dream that describes your future.

Riyada suud buluug aan isku cabiyaro

Riyada: Waxad kaloo aad ii fasirtaa anigoo iibsanya suudh waxan isku cabiray suudh midamkiiso yahay buluug cirkoo kale kadib markan xidhay ee isku cabirayay ayaan idhi kani waaba kii aan siiyaay sheekh maandhe  waa sidee waxaan ka gonaa guluus midakale waxaa yara jexnaa gacanta midig soodhka , Waxaan lahadalay ninkii iga iibinayay kan marabo uu jexan yahay ee noocas oo kale isii nashaqad  qurux badan lkn way dhamadayn igadaa ayaan ku idhi , Inshallah Fasirka: Riyada waxay xiriir la leedahay mustaqbalkaaga waliba dhanka shaqada suudkaas wuxuu noqon karaa shaqo kale laguu soo bandhigi doono oo aad ku nici doonto ceeb ay leedahay guud ahaan ma aha riyo xun.

Riyada nin shaati cad aan u doorayo

Riyada: Asc Macalin waxan ku riyoday aniga oo suuq joogo una dooraayo nin shaati cusub uu gadanayay waxana iri ninka wuxu ku ficanyahay inuu shaati cad qaato ee kaas ha gato 3 jeer aan dhahay shaati cad  shaati cad shaati cad mana arkin qofkas qof kale aya inoo dhaxeyay aan hadalka ku dhahayay nuc kale  inu gadto uu xirto ma rabin kadibne waan soo kacay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nin ayaad gabar fiican oo qalbi nadiif ah u doori doontaa oo uu guursanayo waana riyo khayr ah inshaa Allaah.

Riyada sixirka iyo naagta dhar cad wadato

Riyada: Asc bahda daruuro  wll xalay waxaan ku riyooday anigoo guri ku jira ani iyo gabar an inmo Bti nahay waxaa noosoo gashay islaan dhar cadcad qabta way iisoo gashay waxay igu tiri waa lagu sixray waxaana ku sixray nin aad taqaano makaa saaaa haa baan dhay   waxay barkin meesha taalay oon lahaa anaa leh waxay kasoo saartay warqad waxan aana garanay ku qorantahay iyo wax madow markay soo saartay wanab dhacay waana soo miyirsaday wayar kadib markaa waxan dhahy hooyaday madaxaa laga ayaa ee iyadana maxa haya waxay itiri hooyadaa naag qumaya ah isheedaa mada uga jirta waxana dhay kasaar barkin kalay soo qaaday waxàan si fiican loo arg abay kasoo bixisay oytiri w ISHII HOOYADA AHAYSAY WAXANA ILA JOOGATAYATKAN ZANUUNSADO LA HADHADLAYSAY GABAR AAN INMO ABTI NAHAY  WXAAN ÀD U AQRISATAY SUURATU FAATAXA Fasirka: Riyada waxay kaaga diigaysaa arrimo yaab badan oo la xiriiro sixir iska daawey oo quraanka akhriso

Riyada dumar dhar madow suuqa ku aadayo

 Riyada: Riyada darka madow maxa waye aniga iyo saxibtey oo xiran suuq na wanusone Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil la xiriira nika waxaa laga yaabaa khilaaf ama wax kale oo nolosha lasoo gudboonaanayo.

Riyada canbuurka midan binkiga leh oo lasoo iibsanayo

Riyada: Fasirka riyadaa canbuur bink ah oo xoogaa dheer ku riyoodey anoo suuqa ka gadanyo laymana qabo Fasirka Riyada waxay tilmaamaysaa inaad u baahan tahay xiriir guur ama uu jiro nin ku rabo inshaa Allaah waa khayr

Riyada gabar joogta suuq dhar lagu iibiyo

Riyada: Riyadaan ii fasir anoo jooga suuqa waliba meel lagu iibinayo dharka nimanka Fasirka: Waa isbadal xagga noloshaada waxaa laga yaabaa in aad hesho arrimo aad ku faraxdo waliba nin ayay xiriiri la leeyihiin inshaa Allaah.

Riyada dacwada iyo booliska iyo guriga wax laga furfurayo

Riyada: Waxaan ku riyoodaa dhawr jeer iyadoo la furfurayo guriga waxa iiga hor dhisan sida gijada iyo ardaaga waxaana furfuraya nin madaw  markii u danbaysay   maryihii uu ka furfuray wuxuu ku riday laba hog biyana wuu ku shubay   iskoobe ayuu ku walaaqay  kabacdi waan soo dacweeyay markaan tegay jeelka waxa lay tilmaamay xafiis nin siyaad la dhahaa haysto in yar markaan usoo jiray  waxa i dul socday laba kefedood iyo  xabad guluuba ama nal   oo ifaya   askartii ayaa igu soo ururay oo yidhi hiiidka aad sidatid ee kuu soo jiidaya alaabtan  waxba ma sito ayaan dhahay way i baadheen waxba way iga waayeen   markaa kefedii intay dhulka dhigeen oo saareen miisaan aad u wayn  ayay igu dhaheen soco   markaasu hadana isoo raacay kefedii iyo miisaankiiba  waxay dhaheen waa arin kale  ee maxaad ka cabanaysaa   cabashadaydii ayaan sheegay   way iga qoreen  69 lanbarkaasna way...

Waxan ku riyoody qof dharkiisa isiinaya an anu shadh dharkiisa kamida u xidhayo

Riyada: Asc wallo waxan ku riyoody qof dharkiisa isiinaya   an anu shadh dharkiisa kamida u xidhayo o cadceedu sobaxayso Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysa qof kalsooni buuxdo idin ka dhexeyso waxaa laga yaabaa inuu yahay qof aad guursan doonto haddii aad gabar tahay, haddii aad xaas tahayna waa kalsoonida ninkaaga.

Riyada quraanshada iyo cijada suulka baxayso

Riyada:  Islaanteyda waxay ku aragtay riyo quraasho badan oo saaran dhar badan korkiisa, Waxay kaloo aragtay cijada suulkeeda baxay,maxay noqoneysaa ? Idinkoo mahadsan Fasirka: Riyada quraanshada dharka saaran waxay tilmaamaysaa ubad badan iyo nolol barwaaqo leh. Riyada cijada suulka soo baxayso waxay tilmaamaysaa xaaskaaga inay la kulmi doonto xoogaa mashaakil marka ha iska jirto dadka dhibka badan oo laga yaabo inay mashaakil usoo jiidaan.

Riyada gabar 3 xijaab iibsanayso

Riyada: Gabadh ayaa waxay tidhi waxaan ku riyooday anoo gadanaya 3 xijaab oo cusub   labo waa lay dhiibay kii 3 aad iyadoo layso wado ayaan ka kacay hurdadii. Fasika: Gabadhaas ha sugto isbadal weyn xagga nolosheeda, waxaa sugayso nolol fiican oo raaxo leh waliba noloshaas waa guur haddii ay tahay doob haddii la qabana waa nolol fiican ay ninkeeda ka helayso. 

Riyada dharka buniga ama dharka kafeeyga

Riyada: Gabar haddii ay ku riyooto dhar buni ama dhar kafeey ah maxaa lagu fasiraa. Fasirka: Riyada dharka guud ahaan waxay tilmaamaysaa lamaane ama ninka iyo naag nolol wadaagaya, dharka guud ahaan marka buniga waa arrin aan caddeyn, naag haddii ay ku riyooto dhar waxaa lagu fasiraa nin, sidoo kale haddii nin uu ku riyoodo dhar waxaa lagu fasiraa naag marka midabka buniga wuxuu tilmaamaa qof aan wixiisa caddeyn.

Riyada qof kuu keenaya macaan iyo dhar cagaaran

Riyada : Acs walaal waxan kuriyody qof aan aqaano  oo iskudhacnay oo ikenaya  macan  iyo dhar cagaran   dharka waan gashaday waan kufaraxsana walal  ilhaay hakuxafido. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nabad iyo ammaan, qofkaas waad heshiin doontaan wuuna ku raalli galinayaa marka riyada waa khayr inshaa Allaah.