Riyada: Asc wll khayr alaah ku siiyo Waxaad ii fasirtaa Hadii uu kuu yimaado riyada sheekh adeerkaa ah oo soone galo gurigaga ayaan ku idhi adeer seed tahay oo guurmaad timid ,Waan jogay waane fiicanahay Marka xoogaa xanuun ayaa haya oo makici Karin , inshallah khayr alahaa kusiiyo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad danahaaga gaarayso laakin xoogaa waxaa lagaaga baahan yahay inaad dadaal dheeraad sii bixiso ha nasanin ilaa aad ka gaarto ujeedadaada. Way dhici kartaa dad gaar ah inaysan kula rabin inaad meel sare ka gaarto shaqadaada.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services