Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Ninka

Riyada nin ganacsade anoo salaamaya

Riyada:  Asc sed thy waxaad ii Soo fasirtaa xalay waxaan kuriyooday anigoo socda ayaan lakulmay nin aan aqaano oo xidhan dharka shuluga ama khamiis ah oo ganacsada ah ayaan isagoo taagan ayaan salamay oo aan laabta isgalinay siniyad ah  ii Soo fasir inshallah allaah haday khayr tahay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xiriirkaaga dadka inuu aad u fiicnaan doono oo lagugu kalsoonaan doono waa riyo wanaagsan. The dream indicates that your relationship with people will be very good and you will be trusted is a good dream.

Riyada anigoo ley guursaday maxay tahay

Riyada:  Asc wll qalia waxan ahay gabadh anan wili guursan waxaan kuriyooday Anigoo joogo guri aad uweyn oo waxa ku dhexyaalo hool weyn oo lagu qabto tartamada quraanka  Markas anigo joogo meel oo sida barxad beer camal eh oo darjiimo leh aya waxa ii imaaday nin Intuusan isoo gaarin ayuu wuxu dhahay waxan salaamaya gabadhan walsheya oon qaraabada nahay  Markaas wuu ii imaday wuxu idhahay naagta maxamed miyaa markasan kor udhahay yaah Hadane wuxu idhahay xaaska c.qadir Miyaa haa ayan dhahay  Markaasuu idhahay aamino sethy cml wu iwarestay kidib wijigiisa fiiriye wuxu ahaabnin xishood ka muuqdo aadne ucad afkiisa guduud qurux asaga dhan subxallh  kidib meesha ina kabaxa rabay  Meel yara koreso aye ehed kidib waxan isdhahy maxa ka qaldan nina ku qabo hadane jaceyl masiineesid ma daneenesid xaate Kidib ninkii c.qadir la dhahay ayaa mesha so mare waxan rabay inan dhaho meesha iga daji  Markaasan arkay inuu aad caato uyahay uuna awoodin  Markaasan is dh...

Riyada ninkayga ii sheegayo inuu naag kale jecel yahay

Riyada: Shiikho riyo kale kuweydina waxa igu so lalabatay gabar walalkeyga kadhintay oo ninkeyga markasta rabo hawen riyada dhexdeda wuxuba igu dhahay wan jeclahay xitaa malinkii kuriyonaa asoo rabo gawadha abtigiis dhalay maxay noqon karta fasirkeda Fasirka: Riyada waxay u eg tahay riyadii hadda aan kuu fasiray, naago inay jiraan ninkaaga damac ka leh. Riyadan waxaa laga fahmayaa ninkaaga inuusan kaa helin daryeel xagga sariirta, marka baahidiisa waa inaad dabooshaa si uusan naago kale uga fikirin, The dream is like the dream that I have now interpreted for you, women that there is your man who has a desire. From this dream it is understood that your husband has not received care of you in bed, when you must cover his needs, so that he does not think about other women,

Riyada nin waalan oo biyo igu soo daadinaya

Riyada: Asxc wllky waxaad ii fasirtaa riyada anigoo wado socda ayaa   Waxaa  ku soo baxay nin waalan oon umalaynayo in uu waalan yahay oo ayy wato meel biyaha ahna kortaagan dadna agtaagan yihiin ayaa biyo igu soo saydhay lkinse biyhii jidhkayga ama dharkayga mayna taaban wax aan gacanta ku hayay ayaan ku dhuftay waxaan sii raaciyay Hana nijaasaynin Waaana kaga oo hisiiyay  Riyadaas ii fasir khar hel ee Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qof aan deganayn oo u dhaqma qaab xun, waxaa laga yaabaa inuu yahay qofkaas nin adiga kuu dhow ama aad saaxiib tihiin, wuxuu kugu sameynayaa waxyaalo aadan u adkaysankarin hadal xun ama wax kale ku dhibayo. The dream describes someone who is unsettled and behaves in a bad way, it may be that person who is a man close to you or you are friends with, he is doing things to you that you can't bear bad words or something else that bothers you.

Riyada nin aan guur ku heshiinay asoo ii yeeraya

 Riyada: Waxan ku riyooday inan aan guur ku heshiinay oo aan anigu uga baxay  Ayaan ku riyooday isagoo iiyeedhaya oodoonaya inu wax iisheego Iso fasir riyadaas wll Fasirka: Riyada waxay waxay tilmaamaysaa wali inuu niyadda ugu hayo oo uu rajo kaa qabo, waxaa dhici karto si dhab inuu kuu jecel yahay.

Riyada qof ila soo hadlaya aamus igu leh

Riyada: Acs sheekh waxan kuriyodiy qof ilasohadlaya  oidhahaya adigu  amuus  aniga idhagiso  qofkana wn isdagalsanahy   ciid wangsan Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inaad heshiin doontaa oo aad wada hadli doontaan, wuxuuna rabaa inaad adiga ka dhagaysato hadalkiisa  The dream indicates that you will agree and talk to that person, and he wants you to listen to his speech from you

Riyada nin salaad i tujiyay iyo riyada albaabada oo ii wada furmay

 Riyada: Acs sheekh   waxan kuriyodiy    aniga o wado dheer socda  kadib waxan arkiy     willl an  xdhidhi lahanjirny    wn wada  tukaniy  isaga   ayaa itujinay   kadibna   uducistiy    wa nu  oyi    waxau na   igaliyi fargal Sheekh   waxan kuriyodiy  aniga   oalbabada  gurigu  iwada furmayan    xita qufulku  waxau furmayi bila fure  maxay noqonisa Fasirka: Riyada koowaad waxay tilmaamaysaa ninka mustaqbalka aad guursan doonto inuu soo dhow yahay. Riyada labaad waxay tilmaamaysaa arrimahaaga inay kuu fududaanayaan. Riyooyinkaaga waxaa u badan nin, taasna waxay noqon kartaa baahida aad u qabto raga, waxaa dhici karto inaad tahay naag dareen badan oo mar walba niyadda ku hayso nin. The first dream describes the man you will marry in the future as coming closer. The second dream indicates your issues ar...

Riyada nin fariis iisoo diraya iyo aan sabaayad iyo suugo isla sameynayno

Riyada: Acs sheekh waxan kuriyodiy    qof an  isdaglsanahy  mobilka  fariniga sodinaya  kadibna waxau ikeeny keeg ad  uwyn  o cadana   waxa kudhxjiry  istorabali Waxan kuriyodiy  wlli an garanayo o an wadasaminino    sabayad iyo sugo Fasirka: Riyada koowaad waxay tilmaamaysaa heshiis, qofkaas wuu kula heshiinayaa. Riyada labaad waxay tilmaamaysaa xiriir nin aad la samayn doonto waliba waa ninka aad guursan doonto oo aad noqonaysaan dad is fahansan. The first dream describes a deal, that person agrees with you. The second dream describes a relationship with a man with whom you will form and the man you will marry and you will become mutually understood.

Riyada wiil xiriir iga rabo anna aan diidayo

Riyada: Asc walal waxaan rabaa inaa ii fasirto riyadaan  Waxaan ahy gabar aan wali guursan waxaan ku riyoodey  Wiil aan garanayo balse wax xiriir aan naga dhaxayn xitaa waligeen islaamanu hadlin waxuu rabay inaan ka aqbalo xiiriir jacayl anh waanka diidaayey xitaa guri reer adeerky buu intuu yimi buu dhahayeyna gabdhiina rabaa anh waan diidayey isagana markasta waxuu lahaa waku rabaa  Mxay noqonysaa wll Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qof inuu jiro adiga ku daneynayo laakin adiga aadan diyaar u ahayn. The dream indicates that there is someone who cares about you but you are not ready.

Riyada nin indhihiisa intuu iska soo saaro aniga i dhibaya

Riyada: Acs sheekh  waxan kuriyody qof an aqano o meel kaligi joga  o idhihisa intu iska sosaro aniga idhibaya wll   wa marki labad o an riyada arko Fasirka Riyada waxay tilmaamaysaa nin adiga aad kuu rabo inuu jiro, oo adiga kaliga kugu maqan markuu ku arko aan wajiga kaa leexinin, way dhici kartaa inuu yahay nin aad is garanaysaan ama waxaa dhici karto nin aadan garanynin laakin isaga si fiican kuu garanayo.  The dream describes a man who you want to be there, and when he sees you alone, he doesn't turn your face away, it may happen that he is a man you know or it may happen that a man you don't know but who knows you well.

Riyada qof caan ah oo dadka aad barayso

Riyada: Waxaad soo fasirta riyada ruux caan ah ood dadka baraso ood ledahay waa hebal Wuxuuna caan ka yahay  face book page ayuu wax ku qoraa   Wuxuuna jiraa wadanka dibadiisa  Asagoo yimid oon dadka barayo ayaan ku riyooday Fasirka: Riyada qofka caanka ah waxay tilmaaysaa magac inaad yeelan doonto ama aad bulshada kasoo dhex muuqan doonto The dream of a famous person indicates that you will have a name or that you will appear in society

Riyada ninka i furay anoo la joogo

Riyada:  Anigaba ku riyoday ano adhi racy  kadib gurigaan imady aniga iyo hooyo kadib waxan gurigi ugu nimi ninki an kala tagnay oo aqal wllky leyay oo guriga udhawo fadhiya kadib xafadii waxan ku idhi casho maw kariseen my ayay yidhaheen waxan idhi waligi casho lan muarage an usoshego meshi dharkygu yalay ayaan ady waxan lasoobaxy dirac cas  oo cusub cadarna waxan iska mariyay qorta iyo madaxa iyo dhabanka kadib waxan idhi anushego inan casho lokarin waxan kudary hadhawo ayaan maydhanaya markan sonoqdo kadib isago aqalka banankisa fadhiya ayaan utagy ilmo yar oon udhaly cadi ahaan waxan kaga imu hoyo markan u imanayo kadib markan utagy waxan sofulay gadhigisii kadib waxa an unimi hoyo ilmi dariqa nolatagan wan usatagnay way naracday hoyo carurti waxay noqdeen 2ba carura oo isagu dhaly ti hoyo mesha latagnad ayaan kuleyay hoyo maxad ugu labisi wayday ilmaha cadi ahaan gabadh ayaan uhaya waxay noqdeen riyada laba gabdhood oo kalawayn ninki ifury hoyoday ayay ad ushekysanay...

Riyada nin aan wiil u dhalay oon isku faraxsan nahay

Riyada: Shekh waxa kuriyoday hada yey sacaad kahor aniga iyo nin aan wiil udhalay aan Kala tagnay oo xaaladeena ficneen xita isma soo wacno Anagoo Isla oo isku Farax san uu saaid ideryeelayo dad aa lajoognay timihu Idabayay waxba ila cabaynay manta dhan anuu idaba socda meeshan galo uu iga soo daba galaya hilib uu noo Dubay oo macn sxbtay baa ila joogtay hilku si mcn aad usameysay lahayd Nin aad iijcel camal iidaryeelayay Aniga xita waa Farax sana Markeeni hore xita waa is jclen Lkn hada wax wanaga nagama dhaxayso Mana filayan Inaan ku riyoodo Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inuu kaa sheekeynayo oo uu niyadda kugu hayo oo uu ka fikirayo wixii din dhexmaray, way dhici kartaa inuu sheeko cusub kuu keeno.

Riyada gabar ninkeeda dhintay qabrigiisa booqanayso

Riyada: hdn xaley waxn ku riyoday ninkeyga anigo qabrigis jogo waxn rabay inan ged ku aburo lkn qabriga ayan kudumiyay qabrigi biyo aya galey asaga ayn u dhaqayi gacmah lawo carur an habar yar u ahay aya ila socday aygina qabriga ayan kacelinayi markas ayn kuleyahay iga ralinoqo jacel ayn kugu imaday ma ogi inan kudhiwayo markale maku imanayi madaxis ayn takna markas indhaha ayu so furay waxo sofirinayi dhankeyga Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad arrimo samaynayso oo ninkaaga hore dhib ukeeni kara sumcaddiisa, naftaada dib ugu laawo, ama waxaa dhici karto in lagaaga digayo waxyaalo ninkaaga hore aan u fiicanayn inaad samayso. Dreams indicate that you are doing things that can harm your ex-husband's reputation, back to yourself, or you may be warned about things that are not good for your ex-husband to do.

Riyada nin igu fowdeynaya diyaarad dhexdeeda oo filin xun laga shiday

Riyada: Ramadaan ☪️ mubarak shiq. Shiqow waxan ku riyoday aniga Safar galay diyarad qatay Kadib nin ifoodeyay kana jestay madama an ahay gabar muslim kadib diyarada aya laga dhax shiday film xun  waxan daremay ninkas inu sawab uyahay aniga ma firsan indhaha ayan sartay maro kadib dadki igu qoslen ma firsaneysid miya. Maya an iri. Kadib aniga oo rabo mel inaan ado wado wadadi kadhaw lakin anan ficnen an maray. Kadib nin walan ayan u tagay gurigis sorry an iri ninkina wu xanaqay kadib jaranjar aya qaday waxan daremay inan maray wado qaldan isla marki soo labo ayan magay. Wadadi an maray ma ehe mid kale oo dhib badan isku badashay anigana isma dhibin lakin marba marba kadanbeso mesha maray ma ehe mel kale aye ila ekatay god iyo gedo kuyalan oo dhib ah ayan somaray telf aya iga dhumay markan wadadi ku socday ayan wacay hoyade una shegay wixi dhacay haye boliis aan ku shega aye tiri telf mel an ka kenay ma ogi. Maya boliis wax ima qabanayo Allah kaligi aya wax ii qabankara lakin iska wa...

Riyada nin gudoomiye ah oo shaqada aan u sheegayo

Riyada:  Mida kale waxaan kuriyooday oo kale , Inaan lakulmay nin aan aqaano oo ah gudoomiyo gobol ah , Waxaan isa salanay kadib waxaan usheegay ku idhi adeer halkii unbaan kuqoranay shaqadii , Kadib wuxuu iigu jawabay kusiin qornaan maysid adeer , Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal, shaqadaada way dalacaysaa meel sare ayaad ka gaaraysaa shaqadaada waa riyo fiican Dreaming describes change, your job is going up to a high point you are reaching your job is a good dream

Riyada anoo adhi la joogo meel miyi ah

Riyada: Asc sheekh ifasir riyadan waxan ku riyoody anoo ilmayar xabarsan oo oon dhaly oo inana cadi ahan waan dhaly ilmaha an arkayo kadib anoo mel aniga iyo wllshy jogna waxa naso agmary nin walan oo hadana labisan marku iyar nadhafy ayuubuu geed dhexfaristy masu sida hadhiga lowado isdhahy uwad   kadib anigu waan cararay rer jarka ayaan ucarary kadib waxa dhacdy inu ninki isoo eryado xafadan an ucarary way naga soo horjeda cadi ahan lkn meshan an riyada joga waa miyi kadib xafadi ayaan ucarary carurtodi oo adhi la jogta ayaan kudhahy soyaca moji inay yacen lkn anigo inantydi xabarsan oo ordaya ayaan xafadi galy kadib wabu soo istagy ninki wala  kadib wuu nala hadly aniga iyo gabadhi guriga lahyd kadib dhagad ayay kudhufaty cero adhi ayay kagashy odna way isku jiday hortu asagoon waxba igu samyn ayaan hurdadi katosy sheekh markasta waxan arka anoo miyi joga anoo adhi la joga adbay igu soo noqnoqota riyada miyiga iyo adhigaba Fasirka; Riyada waxay tilmaamaysaa inaad meel ...

Riyada mas oo farta iga galayo anoo nin la joogo

Riyada: Shiqow waxan ku riyoday aniga oo lajogo wil an u hesto inu i qabo asna sosialmedi ku jiro kadibne an leyahay hada dhib malaha  carur ku mushqulsanahay lakin waxan wa dhib marka dad weywen nokhono, kadib wa heshineyna. Aniga mel tagan ayan arka gacanta midig qasatan fartayar oo mas iga jiro qeeb Wax yar kadibne maskii oo dhan aya iga galay mas caato oo dher inta naxay oo cabsaday ayan iri wilki an isla jognay sobax irac dhaqtar an Ade maska ima xanujinayo lakin wan kabaqa wana labolabo . Inta i dhibsaday ayu ganunacay anigana inta xanaqay ayaan daldalmay kadib hoyo itiri iska daay anigana ninki ayan sugayay inu i wado kaligey anotagn ayan iri kan ki i furaray aya nxristisa dhamay waxbadan o kale haku xumade.  Kadib maski oo qeb yar kasojedo ayaan iska soosaray waxyar cijida iga haray anigane inti dhulka talay ayaan madaxa kaga istagay oo bajiyay kadib hurdadi kasokacay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nin cadow ah oo adiga ku wareerinayo oo isku dayaya inaadan nasanin...

Gabar ku riyoonayso nin ay kala hareen oo status dhiganaya sawirkeeda

Riyada: Gabadh aan wll nahy ayaa ku riyooty wiil ay wada socden o hadeer kala hadheen lkn soo waca mat walpa lkn aysan la hadlin kana qaban, oo status soo dhignaya sawiro ay leedahay ayadu.  Wa gabadh aan la guursn wali xalkeedu waa ok Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa wiilka inuu wali jacayl u qabo gabadha oo uu rabo inuu xiriir la sameeyo, laakin waxaa dhici karta inuu yahay jacayl shahwo iyo maslaxad ku dhisan, ha iska ilaaliso inay ku dhacdo arrimo halis ah oo sharafteeda dhib u keeni kara. The dream indicates that the boy still has a love for the girl and wants to have a relationship with her, but it may happen that he is a love based on passion, and be careful not to fall into serious things that can cause problems for her honor.

Riyada ninka aan kala tagnay oo guriga ila joogo

Riyada: Walal Waxaan ku riyoday riyadan mudo 8 bil kahor waxana ku riyoday wiil aan waqtigas kala tagnay lakin riyada dhaxded aan u hestay inaan ahay xaskis. Waxan ku riyoday aniga oo alab dhaqaya kadib wilki an kala tagnay oo guriga sogalay qolka inta galay dharka iska badalaya lehne waan gursana, aniga riyada dhaxded hadalakas xanuun ayu igu ahaay wana dhibsaday madama an u hestay xaaski Ina ahay, mana u mujin darenkeyga waxan ka baqay inu iga daro, waxana daremayay hadalka inu Ii leyahay si uu i xanujiyo, uma jawabin, sulida ayu aday wusoweysa qatay dharki ayu ku ceshtay kadib miasjidka aan Ada ayuu i yiri anigana alaabtii ayaan sii dhaqayay Ila intaas, jaranjarta ayu ka dagay oo si fudud ayu uga dagay dagdag cml Ane waxan is iri xir albaabka xir weydine  waxan ma run ba, jaranjarta bartamahed Ina istagay ayan ku iri run miya? Haa Somalia aan Ada wan gursana ayu yiri haye aan iri hadaa wanag u aragtay oo nolol gale halkaas, inta dagay ayan madaxa banka u sartay waxan arkay wil y...