Riyada : xalayna waxaan ku riyooday anoo gabar ina abtiday ah cawradayda daawanayso oo waliba inta korkeeda wax kasoo qaadato cunayso ana aanan dhib u arag waxaan ahay hooyo caruur hore uhaysatay hadana mudo bil iyo xoogaa laga joogo ninkii furay waxna uma dhalin asaga intaas iifasir Fasirka: Riyada waxay kaaga digaysaa inaadan isku halaynin dadka qaar oo aad u malayso inay kuu dhow yihiin, waxaa laga yaabaa in wax lagaa qaado oo hadhow fadeexo lagaaga dhigo marka iska jir dadka.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services