Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Safarka

Riyada anoo indhaha beelay iyadoo roob socdo iyo anoo safar ah

 Riyada Wxn ku riyoday iydoo roob dayo, kadib waan so kacay, waan indho baalay lkn xoogaa Baan arkyaa o shucaac ku jiro kadib wxa so gashay hoyady, waxn ku leeyhy waan idho beelay hooyo, lkn afka kama hadlyo,oo sida dhagoolahaan u tilmamayaa,oon leyhy waxba ma arkyo kadib wan si social waxaN arkay gabdh innakaygu qabo oo qolkeeda kaso baxysa  ,iyadna wan u tilmamayaa oo wn u sheegyaa inan indho beelay ,kadib waxaa si runa uso da'ay roob xoogan kadib hurdadii Baan kaso booday oo roobkii bn ku kacay. Waxan ahy gabdh, Xalakygu waa caadi, 2. Wxaan ku riyoday anoo safar ah oo diyaarad ku ah walipa riyda intii kale wan ilaaway. Wxn ahay gabdh, xalkaygu waa cadi. Riyada: Riyadan waxay tilmaamaysaa baadinimo iyo qalad aad gali doonto, waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso xumaanta, ma aha riyo hanuun tilmaamayso Riyada safarka diyaaradda waa isbadal xagga noloshaada Ilaahay khayr haka dhigo This dream describes the error and error you will make, you are required to avoid evil, not a d...

Riyada anoo Nairobi aadayo maxay tahay

Riyada: Asc bahda adaruuro wll xalay waxaan ku riyooday anoo nayrobi jooga oo diyarad soo raacay una kacay gobolka  ay uu reerka nagu dagan yahay  markaan gobolka siigalayay waxaan arkay nin wadad ah oo dhintay oo aad u qurxan oo meel gogol ku fadhiya waxuu igu dhahy ma aabahaaba u timid bagaad ugu timid abahaa wuu kuu baahnaaye  hada waxa ila jogat hooyaday oo xanuunsan abahayna wuu iska xanuunsanyahay isna  ani waligay Nairobi matagin Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xaaladda aad mari doontaan wuuna kuu baahan doonaa aabahaaga Ilaahay khayr haka dhigo The dream describes the situation you will go through and you will need your father God bless you

Riyada anoo wiil sito oo safar la galayo

Riyada: Asc sheekh riyada ifasir waxaan ahay gabadh waxaan ku riyooday anigoo wiil yar o cad aan sito laabta aan ku hayo wado dheer aan la maraayo on rabo inan safar la galo ilmahii iyo aniga babuur yar baa wadadii naga xidhay hadana babuurkii mid wayn baa nagu soo riixay buul yar ba ka galnay way naso rixeen buulkii xaga danbe bac ba kaga dhisan wan jeexay san wado u helo waxan u maleyay inay qabuuro yihiin hadana wan mary ilmahii ba iga dhici hadhay wa ducaystay inanu dhulka igaga dhicin kadib wado ayaan helnay habeen bay noqotay niyada waxan iska dhahay barri baad safriye ilmahan bahan ha la safrin wana habeen jidkii ano tagan ba igu danbaysay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato inaad la kulmi doonto, waxaa dhici karto in lagu guursado oo aad ilmo dhasho markaas kaddib aad dhib kala kulanto nolosha xaggeeda. Marka waxaad kaga bixi kartaa dhibkaas inaad duceysato oo aad quraanka akhrisato. Riyada waa digniin. Dream indicates that you will face difficulties, you may be marrie...

Riyada shaqadii hore lagu noqonayo maxay tahay

 Riyada: Haben walba waxan kuriyoda shaqo an 6years ago an katagay riyadan wayigusonoqnoqotey mar badan. Sometimes anigo shaqadi kulabtey Fasirka: Waxay tilmaamaysaa riyada nolol cusub inaad gali doonto oo la mid ah nolosha bilowgaaga hore, shaqada waxay matalaysaa noloshaada marka waa riyo fiican inshaa Allaah.

Riyada baasaboorka iyo dhoofka wada socda

Riyada: Asc wll waxan ku riyoody qof an aqano oo basabor samysanaya u kuyara adkaady   qofki wu iydhedhy wuxu idhahy ii ducee wuuna hely basaboorki aniguna waxan sexeexay waraaq u qofku watay kadib diyaarad ayan wada racnay wll gurigooda ayey ahed meshan uraacny diyarada Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrin muhiim ah inay kuu hirgali doonto waa bishaaro inshaa Allaah.

Waxaan ku riyooday anoo dhoofayo oo Maraykanka aaday

Riyada: Aniga riyada dhoofka waiguso noq noqota ano dhoofayo maraykan joogo dhul cagaara kuqanacsan mana ihi dadka dhoofka kufakara ama rajo kaleh ilahow qayr nogadhig bal iiso fasir shiiqow qayr alaha kusiiye Fasirka: Riyadan waxay u badan tahay in si dhab ay usoo baxayso inaad aadi doonto meesh aad riyada ku aragtay, maxaayeelay riyada soo noqnoqoto inta badan si toos ayay u soo baxaysaa.

Riyada wiil xabsi ku jiro oo la soo daaynayo

Riyada: Asc wll waxanku riyoday wiil wllkaya o xabsi ku jira iyado laso daayay oo uu noo yimi isgo nabro madaxa kaga yalan iyo dhaawacyo Mxrka maxay riyadsi noqony talow Wll hooyana waxay ku riyotay wiilkaa naga xidhan l lagu leyahay gabdh buu kuso wadaa wiilkagii Fasirka: Labada riyo waxay tilmaamayaan in walaalkaaga Ilaahay uu faraj u keeni doono oo uu ka badbaadi doono dhibka haysto.

Hooyo ku riyootay wiilkeeda ka maqan oo diyaarad korayo

Riyada: Wll wiil walalkaya o xabsi kujira  ayay hooyaday ku riyotay isgoo diyarad la sarayo, Wll maha arday hada xaasna maleh wuu naga tahriibay isgo magafe haysto ayay dawaladu ka sartay walina dawlada libiya ayaa haysa oo xabbsi buu ku jiraa mudo 9 bilood waxay marar badan nagu dhaheen waan so tarxilaynaa o soomaliyanu kenynaa marka hda waxan rajaynaynaa in nalo soo celiyo, Hooyona waxay argtaa isogo diyaarad koraya oo sawiro laga qadayo uun. Fasirka: Inshaa Allaah riyada waa khayr wiilkaas xorad ayuu helayaa oo wuxuu tagayaa meel nabad ah wuxuu kasoo baxayaa xabsiga uu ku jiro inshaa Allaah.

Riyada gabar lagu leeyahay lacagtan kusoo xaji

  Riyada : Asc wlalah daruro gabar reer leh  ayaa ku tiyootay sidan 2 jeer Waxaa lagu yiri sidan  Naa orod waxaad hayso waa laguu dhaamaaye xaj ilaahay  aad Marka 2 Waxaa lagu yiri orad xajkaa aad waxayna tiri lacag ma haysto  Markaa waxaa loo tiriyay lacag caagar waa taase ku aad ba lagu yiri. Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa gabadhan inay cibaadada Alle ka gaabinayso riyada waa baraarujin lagu baraarujinayo inay cibaadada ku dadaasho, waa qof Ilaahay khayr siiyay runtii waa naxariis Alle qofka in lagu booriyo inuu xajka aado, marka waxaa laga rabaa inay badiso daacada Alle. Waxaa kaloo riyada laga fahmayaa in Alle uu u fududeyn doono xajka inay aaddo, marka riyada waa khayr iyo bishaaro.

Riyada anoo dhoofay oo diyaarad raacay

Riyada: Asc wllaha daruuro wlashey ah waxanku riyooday sidan? Anoo dhoofay oo diyaarad raacay waxaana ila socday nin aad u qurux badan markaan meeshaan usoconay gaarnay diyaaradii way dagtay waxayna isu badashay bur ciid ah marka ninkii waxuu yiri dago waxan dhahay xageen ka baxaa waxuu yiri meeshaas kugu aadan feedh ku dhufo markan ku dhufattayna daaqad baaa iska banaysay waana ka baxay markaa kabahaygii baan ku ilowbay waxuuna igu dhahay iska daa kaba waalagu siine markaa sadex gabdhood oo daash jiifa aragnay waxay iilasoo ordeen 2 beer oo kaba ah micad iyo mid madow wayna qaatay mikii cada waan xirtay kii kala gacantaan ku qaatay waxaana qaadnay wado markan cabar soconay geed wada qudaaran oo cagaran bàn u nimaad nay xagaas ku dhamaatay. Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa dhibaato iyo rafaad aad mari doonto marka ugu dambaysa waad ka badbaadi doontaa, rafaadkaasna waxaa sabab u ah nin xiriir aad la yeelan doonto, haddii aad tahay gabar wali aan la guursanin ama naag garoob ah. ...

Riyada safarka dheer oo lugta ah muxuu noqon karaa

Riyada: scw waxaan rabaa inad ii fasirtaan qofkii ku riyoodo asoo jiro safar dheer lug ah maxaa lagu fasiraa. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal noloshaada la soo gudboonaan doono, riyada safarka dheer waa isbadal aad u weyn oo kula soo xiriiri doono, in kastoo daal culus aad nolosha kala kulmayso hadana waa isbadal fiican, waayo safarka inta badan waxaa loo galaa nolol raadis, qofka marka uu dalkiisa ka tagayo wuxuu u tagaa inuu shaqo raadiyo ama inuu waxbarasho doonto. Marka inshaa Allaah Ilaahay natiijo fiican ayuu kaa siin doonaa.

Riyada anoo dadka ku leh waan tagayaa

Riyada: Walaal waxaan kuriyooda anooo dadka kuleh waan tagayaa 7 bill kadip Mar anoo caadi lay leeyahay waa waqtigaad isbadali lahay Mar anoo gaadhi cad wada Calaaya kuli xaaal waxaa aad iigu soo noqnoqda anoo leh waan tagyaa Fasirka: Walaal riyada waxay tilmaamaysaa inaad mustaqbal ka raadsan doonto dalka dibaddiisa, waxaa kaloo laga yaabaa safar inaad gasho guud ahaan waaa riyo wanaagsan oo tilmaamaysa isbadalka noloshaada.