Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Tusbaxa

Waxaan ku riyooday wiilka iqabo aabihiis oo tusbax i siinaayo

 Riyada: Asalaamu caleykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu shiikh Jazaakallaahu khayran shiikh Riyadaan ii soo fasir ala haku barakeeyo  Fasirka: waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa xasilooni iyo degaan iyo barwaaqo gurigaaga u imaanayso waa khayr inshaa Allaah.