Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Oohinta

Riyada anoo ooyahaya waaxana sabab u ah gabar

Riyada:  Sheekh waxan ku riyooday anoo  oyaya waxan ismagny gabadh wllshy ah oo  imagtay falmi an nahy cadiyana gabadhasi way idulmidaa kawdhe marka waan oyaya waxa ila hadlaysa hoyady oo an ku leyay bal eg hoyo siday imagyso gabadhasi kawdhe waxa nala jogta islan ayadaya Mar wan oyaya waan ilmaynayaa uun Bal ifasir Murad ayaan leyahy oo an markan sexdy ku ducaysanayay Fasirka: Waa farxad iyo guul oohintaas, gabadhaas ku dulminayso waad ka adkaan doontaa wax dhib ah kuuma geysan karto. It is a joy and a victory that weeping, you will overcome that girl who oppresses you and can't hurt you.

Riyada naag nuujinayso ilmo aysan dhalin

 Riyada: Islan suqley ayaa cunug yar oo wil ah dibate cunigi ba oyayo markasa naskeyga siye cana sifican uderge markidambi hoyadisa ban ugeye. Fasir please Xaas ilmo yar oo Hal sano wanujinaya Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa culeys inaad dusha iska saari doonto in wax aad masuul ka noqon doonto waxaa laga yaabaa in arrin laguu dhiibto oo aad ka walwalayso inay wax kaa gaaraan, guud ahaan riyada fikir ayay tilmaamaysaa iyo masuuliyad

Riyada qofka si aamusan u ooynaya oo illin ka socoto

Riyada: Asalamu aleykum sheikh. Waxaan ku riyooday 3 cisho ka hor anigo wiil ila dashay oo iga yar si xun ila hadlay oo an is calool xumeyay oo oynaayo laakin si aamusnaan oo ilin iga socoto ayaa oynaayay. Wiilkana aniga iyo asaga isku kes (case) ayaa nahay oo maxkamad ayaa wax kamari rabna oo sharci ayaa wadanka an jogno karabna. Waxaa codsi iga ah inaad ifasirto intu illahay ka fahan siyo. Mahadsanid Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa in Alle murugaha iyo walwalka ku hayo kaa qaadayo oo uu faraj kuu keeni doono, waxaa laga yaabaa inaad la kulanto wax murugo kugu abuurayo laakin masii jiri doono, waad ka gudbaysaa, ku dadaal akhriska quraanka.

Riyada oohinta iyo neefta oo kugu dhageyso iyo culeys

Riyada: Waxaa kiriyooday anoo qeeylinaa ooynaayo neefta igu dhageeso jirka dhan ma nuuxin karin waa soo jeedaa indhaha mafuri kari ma kaci karo  Xoogaa saan saas u ahaa  Leeyga fuqay marki danbe Markaan ooynaayo oo qeeylinaayo waa soo jeedaa indhaha mafuri kari far manuuxin karo Oohinta qeeylada meel mugdi ah ujeedaa waxkale uma jeedo Korka ma qaadi karo Indhaha mafuri karo Fasirka: Riyadan waa riyo shaydaan ah markaad seexanayso ku dadaal weysada iyo adkaarta hurdada la akhristo waxaa laga yaabaa sidoo kale inaad wax badan ka fikirayso oo aad ka baqayso marka nafsiyaddaadana way u noqon kartaa, waxaa daawo kuu ah adkaarta iyo weysada hurdada kahor. This dream is a devil's dream when you go to sleep be diligent and hard to read sleep you may also be thinking a lot and you are afraid of it when your soul can be for it, it is a cure for you to be overwhelmed and overwhelmed before sleep.

Waxaan ku riyooday nin aan kala tagnay Isagoo daal ka muuqdo

Riyada:  Waxaan ku riyooday nin aan kala tagnay  Isagoo daal ka muuqdo markuu i arkay wuu ooyay marna wuu igu qaylinayey gurigayga iiga bax buu ilahaa marna wuu ilmaynayey inuu idilo buu rabay baaskoolad buu igu eryaday markii dambe waanan ka baxsaday   Iiso fasira adinkoo raaliya walaal Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu kaa aargudsan rabo laakin wuu ka baqayaa inuu kaa aargudsado wuxuuna isku dayi doonaa inuu ku raalli galiyo.

Gabar ku riyootay iyadoo ninkeeda dhintay

 Riyada: Asc sheekh waxa ifasirtaa riyadan waxan kuriyooday  Ninkayga oo dhintay oo ana an murugaysanahay lkn qaylo iyo ohin midna malihi lkn lama aasin shekh Waka murgay riyadan ee ifasir ilaahay haku barakeeye Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in murugo aad gali doonto inuu kuu imaan doono walwal iyo cabsi  marka Ilaahay hakuu sakhiro