Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Illinta

Riyada qofka si aamusan u ooynaya oo illin ka socoto

Riyada: Asalamu aleykum sheikh. Waxaan ku riyooday 3 cisho ka hor anigo wiil ila dashay oo iga yar si xun ila hadlay oo an is calool xumeyay oo oynaayo laakin si aamusnaan oo ilin iga socoto ayaa oynaayay. Wiilkana aniga iyo asaga isku kes (case) ayaa nahay oo maxkamad ayaa wax kamari rabna oo sharci ayaa wadanka an jogno karabna. Waxaa codsi iga ah inaad ifasirto intu illahay ka fahan siyo. Mahadsanid Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa in Alle murugaha iyo walwalka ku hayo kaa qaadayo oo uu faraj kuu keeni doono, waxaa laga yaabaa inaad la kulanto wax murugo kugu abuurayo laakin masii jiri doono, waad ka gudbaysaa, ku dadaal akhriska quraanka.