Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Dhagaxa

Riyada dhagxaan dahab ah oo yar yar

Riyada: Wll gabdh ayaa ku riyotaa mar walba dhagaxan  dahba oo cas cas mar marka  qar waxy isu badelan nac cayo mcn  sido kale nin keduna wuu ku riyoda dhagxanta cas cas marka wll  fasirkedu wamxy Fasirka: Waa hanti lama filaan ay heli doonaan gabadha iyo ninkeeda, waxaa laga yaabaa dhaxal inay helaan, guud ahaan riyada waa riyo aad u fiican. It's an unexpected property that the girl and her husband will get, they may have an inheritance, overall the dream is a very nice dream.

Riyada helitaanka dhagaxa oo kaa cararaya

Riyada: asc wll xalay ayaan arkay riyo waxa aan helay dhagax kadib markii aan jabiyay dhagixii waxa aan ku arkay dhagax sida kusha umalasan oo iftimaya marka aan gacanta ku aqabto awood yelanaya oo kolba mel ku cara raya marka aan soqabto iga car cara raya oo marka aan helay aan ku farxay lacagtisa lay yidhi wadanka ma taal. Fasirka: Riyada waa wax fiican waxay u badan tahay inaad helayso wax qiime leh oo aad la yaabto oo aadna ku faraxdo.

Riyada dhagax guduudan oo sida toosha u iftiima

Riyada: asc xaly ayaan magan kuriyoday shalay jumcadi ayaan sacadii udanbaysay jimcada ayan mel fadhistay kadib saliga nabiga ayaan 700 jer aqriyay kadib ale ayaan waydistay waxan rabay anoo yiqinsan inan helayo waxa ayan kacay kadib xaly ayan riyo ku arkay anoo gacanta ku haysta dhagax guduudan oo dhexda iftiinka toshka okale kuleh oo iftimaya marka ayay dadku isu aleen dhagaxan ayaa kusiiyay marka ayaan kulaha alaah ayaa isiiyay anoo haysta unban sokacay marka ayay idhaheen wr malaha qofbaad ka qaday ana ayaan idhi walhi ale ayaa isiiyay anoo haysta unbaan sokacay. Fasirka: Riyada waa khayr iyo hanuun oo kaaga imaanayo xagga Alle, waa aqoon iyo diin inshaa Allaah waxaad noqonaysaa qof Alle ku xiran oo Ilaahay siinayo awood iyo cilmi. Ku dadaal xuska Alle iyo akhriska quraanka iyo saliga nabiga (SCW)