Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Suuliga

Tuugo mobile iga qaadan rabo iyo anoo suuliga galayo

Riyada: Asc sheikh wxn ku riyoday isnaqano ayado ii waceysa markas ani weyso aya idhorned lkn suuliga ayan galay o weysadi wey iga jabtay anigo nagti iwacady u socdo lkn adkaar ayan aqrisanay wxn wilal o tuuga ah wadadi wan ka so lexday wado kle ayan marayay hdane tuugo kle ayaa jogtay wadadii markas keen mobile ka markas aniga wan iska bar bar yay wxey rawen in ey mobilka iga qatan marka dambo wey idhafen markas aye igu dhehen hooray mad u soconee mise gadal ayad ku lawane walawana ayan ku dhahay markas wxn arkay nag kale o cunug yar wadata o carareysa Ani nagtii ayn racay gurigedi ayn o lagalay tuugo kale ayaa imatay hdane gurigii oo nin ween hogaminayo markas wxey igu dheheen kaas mobilka wey iga qateen nagta kle neh mobil ayee hasatay mana ka qadanin markas aniga wxn is dhahy tuugada iyo nagtaan bo wey is ogyihiin marka hda neh wxn kafikirayay imbesa lacagta igu jirto amey iga baxsadan lee markas aye nagti igu ledahay makaa baxsan karan sawabto ah imbesada biin lambar ayee u bahan ...

Riyada saxarada lagu dhex arkayo suuliga qofka asoo saxaroonaya

Riyada:  Asc wllky magacaygu waa maxmed aamin waxaad ii fasirtaa riyo Caawo ayaan ku riyooday anigoo intaan suuli xaafada ku yaala galay oo ku saxaroonaya ayaan arkay saxaro wayn oo sii dhex taalay mesha halka aan ku saxaroono lahaa anigiina meesha waan ku saxarooday   waxaana ka fikirayay miyaha aan wato in ay qaadi wayaan saxaran aad meesha oogu imid iyo taydii  marka aan ka soo baxo intuu dadka xafada iladagan intay intay suuliga gal is dhahaan ay arkaan meeshii saxo buuxdo Sheekh khayr hel riyaas soo fasir Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil iyo murugo culeys kugu hayay inay kaa harayaan oo aad noqon doonto qof dareemaya raaxo iyo xasillooni waa riyo fiican inshaa Allaah. The dream describes the difficulties and sorrows that have kept you from being left behind and you will be a person who feels comfortable and quiet is a good dream in the if Allah say.

Riyada ilmaha maalin ciid ah oo qaamiis aan u xirayo

Riyada: Asc Shiq Waxaan ku riyoday 2 deeda wiil  xili subax ey tahay sulida geyay oo an rabo Inaa u cadeyo. Anka oo kujirno  sulida gabar daris nahay so gashay guriga carurtina iney adan aye raben Waxaan ku iri ma baxeysan hada waa ni nadifina kadib aa baxeysan. Marka kadib waxan go ansaday inaan u cadeyo Una qabeyo gor aan u cadeyay ma ogi Waxaan arkay anaka oo bananka jogno caruurtana an usoqabeyay dhar nadiif ah oo qamiis cad ah ayan usogaliyay 2 wiil waxaana arkay iney tahay Malin ciid kadib waxan arkay qof dumar ah oo i leh maxaad ugu sogalisay caruurta qamiis. Inta la yaabay ayaan is iri waa ciid manta waxa ugu fican oo la xirto waa qamiis. Kor Ina u qaday iyo hos ma ogi lakin nagti waxey igu tiri hadana waa caruur ma cayarikaran cml. Uma jawabin tas dadki aan firiyay carur iyo dadka badan oo mesha maraayo waxey watan wa dhar caadi ah oo midibo badan. Lakin waxan ku qanacsanaa qamiska carurta wataan. Maa dama ey ehed maalin ciid. badnaa aniga walwal aya i hestay iney car...

Waxaan ku riyooday suuli saxaro ay ka buuxdo oo niman ay ku jiraan

  Riyada : A S C, Walaaleyal wan idin salaamey waxan ku riyooday anigo galayo suuli kudhax yaala guriga waaliidaday/aabo iyo hooyo/ ilaahay ha unaxariisto labadayda waalid markay geeriyoden guriga wan ka tagay oo magaalo kale ayaan u guuray hada mudo 24 sano ayaan guriga ka maqanahay marka waxan ku riyooday anigo suuliga galay kadib waxan kudhax arkay niman kudhax jira hoga suuliga mesha saxaaradu ku ururto calooshoda wixi ka hooseya saxarada aye kudhax jirta inta korena saxara kaga daad'san bal walaalayal riyadan i fasira khayr ale ha idin siiye? Fasirka: Saxarada oo badan aad ku aragtay suuliga guriga labadaada waalid -Alle ha u naxariistee- waxay tilmaamaysaa hanti badan oo laga yaabo inay ka timaado dhaxal ama hanti si sahlan aad ku heli doonto, guud ahaan waa hanti badan oo laga faa'idi doono.