Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Dhuxusha

Gabar ku riyootay dhuxul dhulka laga soo saarayo

 Riyada: Gabar wali aan la guursanin oo ku riyootay dumar oo qodaya meel dhuxul ku jirto,  Duxusha oo god laga faagayo  waxay leedahay gabadha : Gabar aan wali guursan aan ahay Waxaa faagaya naago Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrin ay habboon tahay inaad ka digtoonaato dhuxusha hadda waxay tusunaysaa hanti xaaraan ah, waxaa laga yaabaa dumarkaas in lagaaga digayo falka ay ku jiaan, waxay ku jiri karaan ganacsi xaaraan ah, marka riyada waa digniin.