Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Cirka

Riyada anoo sooman oo aad u faraxsan oo shaah cabay

Riyada:  Mida kale anigoo sooman  socda cirkune daruuro quruxbadn kamuuqdo  aadne ufarsanahay  hadane aan leeyahay shaah ayaan cabay waane soomana makaasu ruuxii shaaha ila cabayay. Ayaa iyidhi hadaad soomanayd soonkaagii iskawada waa wax uu Rabi kusiiyay  aad baan kufarxay Fasirka: Waa nolol macaan oo aad heli doonto adoo aan filanaynin, si dhib la'aan ayaad ku gaaraysaa. Waliba adoo meel sare ka gaaray shaqadaada. It is a sweet life that you will have without expectation, you will achieve it without difficulty. You have reached a high point in your work.

Riyada magaca Alle SW iyo magaca nabi Muxamed SCW oo cirk ka muuqda

Riyada: riyadayda waxa ay tahay waxaan arkay habeen habeenada kamid ah anoo cirka fiirinaya ayaan fadka ama daruuraha kudhex arkay magaca ALLAAH iyo magaca muxmad scw  iifasir wll Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa bishaaro, waxaad gaari doontaa heer sare, wixii aad rabtay waad heli doontaa adoo iimaankaaga siyaadayo, Ilaahay wuxuu kaa ilaalinayaa wixii xun, waa riyo aad u wanaagsan. Dreaming describes good news, you will reach a high level, you will get what you want by increasing your faith, Allah protects you from evil, it is a very good dream.

Riyada qof faras wata oo cirka ka imaanaya oo wax gubayo

Riyada: Waxaan ahay inan layma qabo horena uma soo guursan da,deyduna waa 19  School baan dhigtaa  Waxaan ku riyoodey riyo habeen dhawed     Waxaan ku riyodey markii la suxrtey ee salada subax la sugaye baan sii yara sexdey markaa baan arkey dayaxoo kala jabay oo dhinac bari uscodo ana leeyahay alle dayaxii wuu guuraya dabadeed hadana dayaxa waxaa ka soo baxey nin faras wata oo leeb dab leh sita dadkana ku tuuraye guri walba dabdeed gurigu wuu gubanaye  kadib guri,gaya ku soo tuurey anaga waanu bakhtiineyne marba meelbu ku tuura angana wanu bakhtiinayne waxan ka xasuusta aniga iyo hooyadey bas inaan aheen mar kale ninkii wuu tagey intaas ninkaas faraska wata samada buu makaso dagin yacnii sida dhulka oo kle buu faraska ugu socdaa samada  kadib dad badan baa igu soo ururey oo ileh alle nasiib baad leedahay dadka arka waa dad nasiib badan aniguna aan leyahay alle malaa waa tasbiixdii badneed aan akhrisan jirey ramdanta  Mar kle oon saa u fogeena waa...

Riyada qof ila duceysanayo anoo eegaya cirka

Riyada: Waxan kuriyodiy  qof an garanayo     oilasohadlaya   waxan  arkiy qofki o ducisanaya   kadibna  waxau isogaliy labta  waxan eegy cirka  waxan arkiy bisha iyo  xidigo  qofkina wn wada ducisany wll ilhy hakuxafido Fasirka: Riyada waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa muraadkaaga inaad helayso, ducada riyada dhexdeeda waa astaan tilmaamayso aqbalka ducada. A dream is a good dream it describes your desire to receive, prayer in the dream is a sign of acceptance of prayer.

Riyada cirka iftiimaya iyo biyo soo fakanayo

Riyada: Asc shikho waxan kuriyoday anni io mid ila dhalatay guriga jogna waxan arka samada oo iftiin ah oo kutubo badan yalan markasan waxan dhaha fiiri kutabada illaahey wuu awod badan yahay allaahu akbar kucel celinaa hadana waxyar kadib waxan arka lacag badan so dadanaya sida robka camal lacagahii arorsaneyna ani io dadka dhan waxa so dadanaya cunto alaab waxkasta la isticmala markasan waxa dhaha waxani macqul ma aha waxan so dadanaya waxan umaleyna iney ka imanayan magalo kale oo la halaagay bananka uso baxa waxan arka dhanka io bada oo biyo badan kaso socdan biyihiina dadka jiidanayan waxan uqeylina dad ila jogay socarara wan ordeyna biyihiina wey soo socdan xafada dhan dadkedi eber waye inta so hartayna wee cararayan dadkii ila socday wan kala dhumeyna markasa kaligey soo haraya Mel joga biyihiina weyso socdan dhulkan fariisana markasan alle barya ano oyaya illaahow ilmahega iney dhinten io inkale maogi hooyadey iney dhimatay maogi wilasheyda io gabdhaheyga wixii dhintay io waxa ...

Riyada nin cad qamiis wato oo la leeyahay waa rasuulka SCW

 Riyada: Waxa jirta riyo aan Mar aan dhaweyn kuriyoday cid iifasirta wan wayay waxan kuriyoday ani io walashey guriga banankiis fadhino waxan samada qorax kaso bax ka arka wax waregsan caag uek dhexdisana bil io xidig kusawiran yihiin waxa kudhexjira nin cad qamiis cad madaxa duub cat ugu duban gardheer aamusan tagan dhinaciisana waxa jogan gawar timaheda fiidan yihiin jidna ubaxsan waxay xambarsan tahay cunug yar waxa kaloo akteda joga ilmo kale ciyaraya ano yaban walashey dhahaya fiiri waxan maxa waye nin guriga nala jogay sobaxaya markaso nadhaha rasuulka csw waaye hadana waxan arka ani io walashey mel maqsin faruq ah fadhina waxan daqada ka arka gawadhii samada ku arkayay markasan dhaha waan soo salaama waan sobaxay waxan kusocda jid yar darbi yar dhisan toos daqada utagaya ano jidkii kusocda gawar yar aan dhalay iisarsan nin horteda lugtiisa iiga xeraya jidka wan istaga hooslen fiirina ninka wijigiisa mafiirinayi markaso idhaha haduu rasuulka csw celi idhihi lahaa waan kucelin...

Waxaan ku riyooday anoo dheeray ilaa cirka gaaray

Riyada: waxaan ku riyooday anigoo dheeraanaya Dherer aan qiyaasi karaynin oo cirka in yar u jirsanaya, dhawr jeerna waan ku riyooday. Fasirka: Waa riyo wax badan tilmaamayso, sharaf iyo magac ayaad helaysaa, cimri dheerna waad helaysaa meelo badanna waad aadaysaa safarro badan ayaad galaysaa. It's a dream that describes a lot, you get honor and a name, you get a long life and you go to many places and go on a lot of journeys.

Riyada cirka oo ku qoran magaca Alle الله

Riyada:  Asc sheekh waxan kuriyoday riyo aan kayaabay isoofasir ilaahay haku barakeeye Sheekh waxan arkay samada oo qoraal ku qoranyahay qoralkana waxa waye sidan  الوالد شيخ::::::::::::؛: Kadib meeshas banaan ee dhibcaha leh ani ahaan waxan u akhriyay on walaashay ushegaya in lagawado sh crashiid sh cali sufi kadibna qoralkala kusii qornaa lkn markaas ahaanba mafahmin qoralkii kale kadib hadana waxan arkay xidigo badan oo meel iskugu urursan oo si cajiiba usharxan waxan kadhax arka qoral waxan isku dayay inaa tuso walaashay way arki wayday macalaa xidigihii markay arki wayday ayan midkaloo walashay ah sowaday saan utuso waxa samada kuqoran way arki wayday markasan iskudayay hadana inaa samada dhinac kale katuso xidigihii dhaxdooda maahe meel kale kadibna way aragtay qoralkana wuxu ahaa  الله  sidaas ayay uqornayd kadib hadana midkaloo walashay ah ayan isku dayay inaa tuso magacii الله ilamaysan arkin lkn hadana waxan aragnay fardo farabadan oo aad u cadcad oo cirka ...

Riyada bismillaah oo cirka ku qoran

 Riyada: Shekh ilaahay hakarali noqdee  waxakalo iifasirta samada oo kuqoran  بسم الله الرحمن الرحيم  oo kusharaxan far waawayna kuqoran  oo buluug ah Fasirka: Waa riyo aad u wanaagsan waxay tilmaamaysaa naxariista Alle inaad heli doonto noloshaada guul ayay ku dhamaan doontaa iyo barwaaqo aan lasoo koobi karin albaab kaste oo khayr leh Alle ayaa kuu furi doono.

Gabar mar kaste ku riyoota cirkoo wada bil ah

Riyada: Asc wllaha daruuro wll gabar walashay ah ayaa ku riyoota ilaa yaraanteedii ilaa hada cirkoo wada bil kabilatay  Fasirka: Riyada cirka oo wada bil ah waa riyo tilmaamayso nolol farxad leh iyo khayr badan. Marka riyada waa riyo fiican oo bishaaro iyo wanaag xambaarsan. Inshaa Allaah walaashaada waxay noqonaysaa gabar mar kaste ku dhex jirto farxad iyo xasillooni. Fiiro gaar: Fadlan hadda kaddib riyada faahfaahin dheeraad ah kasoo bixi marka aad soo dirayso