Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Quraanka

Riyada kitaabka musxafka oo ka maqan suutaru albaqara

Riyada: Wxn ahay gabar aan wili guursan wxnku riyooday anigoo rabo inaa aqriyo suurat al baqra kutaabkeyga wxn arkay isagoo ka goan albaqra iyo suuradaha kadanbeeyo markas wxn raadina qeybtii albaqra anigoo raadinayo kusoo kacaa waa intas sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka fog tahay khayr badan aad qaban karto oo aad ku mashquulsan tahay waxyaalo aan fii'ido lahayn oo waqtiga kaa dhuminayo. Riyada waxay noqon kartaa digniin lagaaga digayo inaad ka leexato jidka toosan ee diinta. Dreaming indicates that you are far from doing more good than you can do and you are busy with things that are not good and waste your time. The dream can be a warning to you to turn away from the straight path of religion.

Riyada anoo layga dhex hadlaayo oo gabar quraan saaraya

Riyada: Riyaadna ii soo fasir Alaah subxaanahu watacaalaa janatu ferdowsa aclaa hakugu abaalmariyo  Anoo guri fadhiya ayaa waxaa soo gali wax socdo oo canug qoorta usaaran yahay wixii ma arkin lkn canuga qoorta usaaran Lee arkaay kadib gabdh ayaan quraan saaraay anigii ayaaba leyga dhax hadlay oo cod dhahaayo ثم انكم بعد ذالك لميتون bacdeen xafada soo aadi anoo is leh is quraan saar jin ayaa kugu jiree Wadadii ayaa canug fadhiyo oo hoydiis uga dhaqaaqdi ku arkay Fasirka: Waa riyo tilmaamaysa sixir halis ah in laguu samaynayo, oo keeni kara geeri ama cudur aan laga kicin. Waxaad ku dadaashaa quraanka It's a dream that describes a dangerous magic to be done to you, and can lead to death or an unprovoked disease. You are striving for the Quran .

Riyada Aayada fadkuruuni adkurkum washkurulii wala takfurun

Riyada: Riyada Aayada fadkuruuni adkurkum washkurulii wala takfurun iifasir maxay noqone Fasirka: Riyada waxay kugu baraarujinaysaa xuska Ilaahay iyo inaad ku mahdiso, wuxuu ku siiyay nimcooyin fara badan waxaa lagaa rabaa inaad xusuusnaato waa riyo fiican. The dream inspires you to remember Allah and to give thanks, He has bestowed upon you many blessings and you are required to remember it is a good dream.

Riyada xabado dhacaya iyo dugsi quraan iyo ilmo

 Riyada: Asc shiqow waxan ku riyoday xabada dhacaya anigana inta naxay ayan aday carurta oo dugsi quran jiren masjidka dhaxdis aya logu dhigayay. Aniga xabada dhacaya dartiis ayaan la. Wareray oo meel uu dugsiga jiray ban aqonsan wayay kadib sida aan usocday usolabalabanayay wada wil yar ku arkay hoyadi wayay asna cawi magay nag ba igu xanaqday almuhim wilka Cawinad u bahanyahay e cawi hada donto an iri wanka so taagay ugu danben waxan galay meel barxad ah oo quraan lagu aqrinayo qebna wilal qebna gabdho. Markas ban arkay cunug quranka aqon oo xasusan mesha u ka bilabi lahay waxan ku iri qulhuwallahu axad markan an daremay macalinka inu wilka ka sugayay, gacanta afka sartay kadib hoos iskaga aqristay surada dhan maclimadi dumarka ehed aya tiri dhib ma leh inta Ii qososhay aya hadana gabar lajogtay hadana ayad gaftay kadib magaceyga inta shegtay ayada ka saxeyso tiri waa amusay wa sixi wayay markas ee tiri maclimada juska 11 waye ma gartay ha aan iri. Kadib waxan daremay inan garin ...

Waxaan ku riyooday anoo dayaxa gacanta ku hayo

Riyada: Acs sheekh  waxan kuriyody  aniga o dayax  gacmahiga kuhaya ad bu uqurxbadan  una ilahadlayi    waxau idhahy waxad akhrisata    ayada  all  baqra iyo ayada  falaq    ilhyow khir kadhig Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaari doonto meel sare sidoo kale inaad caan noqon doonto, waxaadna kaga badbaadi kartaa isha dadka inaad akhrisato quraanka kariimka. The dream indicates that you will reach a high point and you will also be famous, and you can be saved from the eyes of the people by reading the Qur'an.

Riyada anoo quraan akhrinayo oo lay dhahayo waad sixran tahay

Riyada: Asc wr wb walaal, salaan ka dib walaal waxaan rabaa inaad ii fasirtaan riyadan, walaal waxaan ku riyooday aniga oo jidka socdo oo quraan aqrinaayo. waxaan aqrinaayey Al-Faatiha An-Naas Al-Falaq  Al-Ikhlaas iyo Ayatul kursi, oo aniga oo qashuucsan oona cabsanaayo ku soo celcelinaayey Ayatul kursi, aqrinaayo sidaan u socday ayaa waxaa gadaasheyday ka imaadey qof, qof kaasoo ila hadlay wuxuuna igu dhahay waxbaa kugu dhacay aniga maba u jawaabin oo Ayatul kursi aanba iska sii aqrinaayey oo waanba iska qashuucsanaay oona iska cabsanaayey, mana istaagin mana dhageysan, qofkii soo gadaasheyda soo socdey ayaa inta garabkeyga midig la soo simay igu dhahay adiga waa lagu sixray oo wuxuu bilaabay inuu quraan igu aqriyo anigana waxaan bilaabay inaan ooyo oo jareeyo, markale ayuu igu dhahay adiga waa lagu sixrey oo quraan ayaad u baahan tahay. qofkii waa iga harey, mana aqaano meel uu ka baxey. marka maxeey noqon kartaa riyadaas walaal. Jazakallah qeer. Fasirka: Riyada waa caddahay waxa...

Riyada laba nin oo dhalaalay markaan akhriyay aayad kursi

Riyada: Asc walaalo Waxaan ku riyooday anigoo aqrinaayo ayatkursi oo laami dheer maraayo 2 nin ayaa wada iga hor istaagtay kadib cabsi madaremin ayadkursiga aya sii wayay oo dhamestiray anoo dhaxda garin aqriska ayaa nimanka wada dhaxded tagna dhalalay aniga na wadhamestiray aqriska lakin rida dhaxded wala yabay 2 nin oo dhalashay. Somaliga qoralkis iskuma ficni waxan rajeyna inaad fahantay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in Ilaahay kaa ilaalinayo dadka cadowgaaga ah labadaas nin waa dad xun oo sixir iyo balaayo adeegsado Alle ayaa kaa badbaadinaya dadkaas haddaad ku dadaasho quraanka kariimka.

Riyada weerarka shaydaanka iyo akhriska aayad-kursiga

Riyada:  Asc walla waxaad ii fasarta xalay waxaan ku riyooday shaydhaan I Soo weraaray anigoo gurigayag jooga kadib waxaan aqrisray ayaad kursida iyo inaan iskanaaro shaydhaanka kulba albaaka ayuu fijistaa markuu I arko ayuu caraari kadib hadane waxaa uu Soo istaagi daaqada anigune waxaan wadaa adakaarta , Kadib waxaan eryadaba waxaan wada tagnay bada hadane waxaa I Soo weraaray kuwa dooni saaran , Intaas aniga waxaan wadaa adakaarta , Markaan isla daalanay oo aan KAWADA adkaaday ayaa waxaa aniga ii yimid ruux nin ah waxaan adakaarta wadnaba bada dhexdeedii  Kadib waxaan Kari waynaya mid wayn waxaan kubaxnay roog quruxbadan oo bada dusheeda saaran waan fuulnay waxaan  na loo sheeegay inuu yahay saligii uu kutukan jiray nabi muxamad NNKH , Wixii uunaga hadahay waxaane ku saydhanay biyo kada ayaya salaiga inshallaah Fasirka: Waa riyo cajiib ah waxay tilmaamaysaa in ay jiraan dad xaasidiin ah oo aan kula rabin hormar iyo guusha aad gaartay, marka waxay isku dayayaan inay dhi...

Riyada qof igu diraya wiil aan wada socono

Riyada: sheekh ilhy kuxafido wll   riyo kale   wali an wada socono    riyada qof ba aniga igudirayi waxan ilaha Ninkan iska tag waxau ikeniy kitabka quranka anigu wn kaqatiy   waxau idhahy wn tukanina wn islatukaniy  isofasir wll adiga orali yaa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qof inuu jiro oo raba inuu dad kugu diro oo aan wanaag kula rabin marka iska ilaali dadka qaar.

Gabar ku riyootay Sh Nuureyn oo ilmaheeda u duceynaya

Riyada: Asc sheekh gabar qaraabo nahay waxay ku riyootay  Sheekh ruurayn qaarigii dhintay  Waxay tiri wuxu qur aan saarayay ciyaalkaga kadibna ana waxan iri shekha qur an ha isaare 200 ayan udhiibay wuu iga qaatay markasuu intuu samada fiiriyay ayu yiri mu min ayan ahaye ilahay wuu iga aqbaliye wukuu caafimaadi cunuga sheekh riyadas nosoofasir wuxu ilmaha qur anka usarayayna waa ani. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in Ilaahay ilmahaas xafidi doono uu ka ilaalin doono wixii shar ah waliba wuxuu noqonayaa qof diin leh oo quraanka ku dadaalaya.

Waxaan ku riyooday anigoo aqrinaayo suuratu Kahfi

Riyada: Asc walaal waxaan ku riyooday  anigoo aqrinaayo suuratu Kahfi waliba si macaan sida caadigana uma xifdini suurada. Fasirka: Riyada waa riyo aad u fiican inshaa Allaah Ilaahay cimri dheer ayuu ku siin doonaa waxaadna ka badbaadi doontaa dadka cadowga ah iyo fidnooyinka, waa riyo bishaaro ah oo aad u wanaagsan.

Qof ku riyooday malaku Jibriil oo la hadlayo

Riyada: Wiil aan aabo u ahay oo arday  Quraanka xifdiya ah oo dadiisu tahay  11 jir ayaa ku riyooday  Sidan  Wuxudhahay waxan ku riyooday anigoo ka imi goobta quraanka ee malcaamadda oo kitaabkii quraanka ahaa Sita ayaa roob soo da ay waxan ka galay meel  Markii roobkii qaaday waan soo baxay iyadoo dhulka biyo badani marayaan  Waxa markaa iga hor yimi  Nin aad u dheer oo guryaa dabaqyada ah madixiisu aad uga dheeryahay oo aad u qurux badan  Ninkuu wuxu leeyahay baalal  Wuu I salaamay waan ka qaaday salaantii  Wuxu igu dhahay waxan ahay jibriil  Markaa wuu duulay xaga sare ayuuna ku libdhay  Fasirka: Riyadan waa riyo aad u qiima badan waana bishaaro cad waxay tilmaamaysaa wiilka aad sheegtay inuu gaari doono darajo aad u sarraysa xagga diinta wuxuuna noqon doonaa qof diinta islaamka faafinaya dadka oo dhanna ay ka dambeeyaan wuxuu noqonayaa wiil barakaysan  roobkaas soo da'ay waa barako ka imaanayso cirka aragtida malaku Ji...

Waxaan ku riyodey 2mar anoo quraan kudul aqrinaayo Sh Cabdirashiid Sh Cali Suufi

Riyada: Asc shiikhoow adoo mahadsan waxaan kuriyodey 2mar anoo quraan kudul aqrinaayo Sh Cabdirashiid Sh Cali Suufi waxaan ahey hooyo xaas ah Sh Ii fasir qeyr bdn allaha kusiiyeee. Fasirka: Inshaa Allaah riyadaada khayr badan ayay xambaarsan tahay waxaad qaadi doontaa wadada liibaanta, waa riyo aad u waangsan oo tilmaamaysa jidka toosan iyo towbad iyo u dhowaanshaha Alle, Ilaahay hakuu siyaadiyo. If Allah say, your dream carries a lot of good and you will take the path of success, it is a very old dream that describes the straight path and repentance and the proximity to Allah, may Allah increase it.

Riyada kitaabka quraanka oo furan

Riyada: Asc wallky riyada aad ku arkeso kitaab quraan Kala furan wliba marka indhaha Kala qaday riyada dhaxdeda waxa arkay kitaab furan qof haya ma aqan mrka wn firiyy quraan ku qorana nafsii bas ka xasuusta balse wxkle Lasocda Maka xasustii marka hdi an ilaway ayada an ankitabka ka aqrinayy mxe tahy fasirkeda. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa waddada toosan in Ilaahay kugu toosinayo amuurahaaga oo dhanna waxay  ku dhamaan doonaan  wanaag , riyada kitaabka quraanka waa riyo bishaaro ah guud ahaan.

Riyada akhriska quraanka iyo dalabka hooyo suuqa inaan aado

Riyada : Waxa kalo raba Ina ifasirto aniga hooyo iledahay kalay suuq i aad waan xanunsanahay Ana an leyahy isug hooyo quraan aqrisanaya lkn kitaab Ina gacnta ku hesto maxsuusti balse quraan aqrinaya leyahy. Fasirka: Walaal riyadan waxay tilmaamaysaa inaad ku toosan tahay waddada saxa ah oo aadan ku mashquulsanayn waxyaalaha kaa musquulinaya xuska Ilaahay iyo cibaadada waa riyo khayr ah. Brother, this dream indicates that you are on the right path and you are not busy with the things that bother you in the remembrance of God and worship. It is a good dream.

Riyada wiil yar anoo soo raacay oo quraan aan akhrinayno

Riyada: Asc Shekh waxa ifasirta riyo waxan kuriyooday ano jid socda kadib waxan arkay wiil yar waxan ku iri wiilki waxatahay qofki ogu yara o ilaahay dartii isujeclaano kadib wa isasooracnay  waxa iri inta siisocono wasii subcinaynaa waxan akhrinaynay quraan kadib waxan utagay dumar wada xijaaban waxay isiiyen shaah waxana lagu jiray bisha soom kadib shahi wacabay kadib wa soo baxay kadibna waxa icayrsaday 5nin oo rabay inay ikufsadaan  Sheekh iifasir riyadas waxa ahay xaas hooya ah Fasirka: Riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa dadka qaar oo dumar ah oo aad u malaynayso inay ku jecel yihiin laakin waxaa kaaga imaan karo dhib marka iska jir si aysan kugu ridin qalad.

Waxan ku riyooday anoo xubinta taranka layga soo baxay

Riyada: Asc sheekh waxan ku riyooday anoo xubinta taranka layga soo baxay saxibaday ahana ehelkayga dad iigu dhow oo quraan igu akhrinaysa. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad raacayso dareenkaaga iyo shahwadaada, marka iska ilaali inaad xumaan ka dhacdo, ku dadaal ducada iyo quraanka.

Riyada anoo duulaya oo baqara akhrinaya oo xarig cad iga soo laalaada

Riyada: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin webka daruur Allah macak Waxan ku riyooday anoo habeen magaalada dusheeda duulduulaya Oo akhrinaya suuratul baqara Waxaana iga soo laalaaday xadhig dheer oo cad, oo dhulka usoo dhow Waxaa hoostayda joogay rag askara iyo nimankale oo yaaban waxay isyidhaahdeen xadhigii cadaa iga soo laaladay qabsada waysoo laaceen Ana kor ayaan uga duulay oo imaysoo gaadhin Iyagoo gacmaha kor usoo taagsyan sare u ga duulay Intan ku qoslay Allah mahadleh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa isla  riyadii aan kuu fasiray waana sarrayn iyo awood inaad yeelan doonto. Halkan ayaad ka akhrisan kartaa riyadaas: Riyada qofka oo duulaya asoo suuratu albaqara akhrinaya  Waxaa raacsan riyadan dad inay jiraan oo kula tartamaya oo raba inay kaa sarreeyaan laakin aan ku gaari karin.

Gabar ku riyootay iyadoo dagaal kula jirto nin dheer

Riyada: Asc bahda waxaan ku riyooday ani oo jiifa waxaan arkay nin dheer oo duqa oo igu soosacda markaa bisinkaan ka qabasaday madaxay guu fadhiisatay waxaa lugtiisa bidix saaray qardhaas ninka waxaa agtaagnaa nin gaaban oo madow ò jareera markaa waxaan aqriayay suuratu falaq markaa jareerkii waxuu dhahay ani haday suuratu falaq aqridayday bas way iga adkaatay wuuna tagay kiikale waxaana garanayn igu aqriyay gacmahaygay suxulada iga daalee markaa wan la diriray kii soo haray dibaan uxiray gacmahiisa suuratu baqara aqriyay kiikalana waxuu dhahy haday suuratu baqara aqriday way iga adkaatay aadbuuna iila diriray markaan ladgo wuu igusoo kici ugu danbaydibaan u xiray wuuna so fakaday wana ladiriray Xiliga aan ku tiyooday adinka horee salaada habeen jimce ah Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa sixir iyo il inay jiraan, waxaad dagaal kula jirtaa shayaadiinta, waxaad kaga adkaan kartaa quraanka kaliya, waxaa lagu tusay inay quraanka ka baqayaan. Marka ku dadaal inaad akhriso quraan siiba aa...

Riyada gabar qurux badan aan quraan isla akhrinayno

Riyada: Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin webka daruur Ilaahay haku xafido sheakh Waxaa KU RIYOODAY anoo socda ayaan arkay 5shan gabdhood oo I hor socday Gabadh kamidaa aad u qurux badan waan ka helay waanan la hadlay waanay isoo dhawaysay waananu israacnay waxaan akhrinaya suuratul baqarah gabadhuna way ila akhrinaysay Waxaanu fadhiisanay geed wayn hoostii waxananu wada akhrinaynay quraankii Markaanu dhamaynay Ayaanu anagoo wada qoslaynay oo wada faraxsan U sheegay inaan rabo inaan guursado oon ka helay Way iga aqbashay waananu wada qoslaynay anagoo faraxsan Allah mahadleh Fasirka: Waa aduunyo oo kuu furmi doonto, waliba adoo lagaa xijaabay wixii sixir ahaa iyo fal shaydaan, akhriska suuratu albaqara ayaana laga qaadanayaa in lagaa xijaabayo sixirka iyo falka shaydaanka. Teeda kale gabadha aad guurka ka dalbatay waa aduunyo, dumarka waxaa lagu fasiraa aduunyo, waa laga yaabaa inaad guursato gabar qurux badan oo noocaas ah, isma diidayaan aduunyo iyo gabar qurux badan wayba is fasira...