Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Cilaanka

Fasirka riyada qof dumar ah oo cilaan marsanayso

Riyada: Riya waxa ku arkay qof dumar ah oo cilan si wanag san uqastay oo marsanaysa Ana waan dawanayay Wana rabi laha inan markasta kaqaato oo marsado cilaanku wuu badna lkn si khaldan ay umarsanaysay Anoo wali dawanaya oo ay wali marsanayso baa igu danbeeysay. Fasirka: Waa farxad aad la kulmayso waxayna la xiriirtaa munaasabd guur ama aroos waana riyo fiican, waliba guurka waa qof aan si wanaagsan uga faa'idaysanaynin. It is a joy you are experiencing and it is related to a marriage or wedding event and it is a good dream, even if marriage is a person who does not take good advantage of it.

Riyada anoo xinna marsan oo taleefan sawir isaga qaadaya

Riyada: Waxan kalan kuriyoody isla xaly anoo sawir iska qadaya Mobil ayfona oo gabadh wllshya ledy ayaan iskaga qadayaa waxan marsanahy xine markan shashadii isku qabty een isdhahy iska qad waxan umuqdy qof qurux badan oo xineleh kadib intan iskadayay ayaan kudhahy wllshy na bariban iska qadaya hada cedcedi badhacdee ho mobilka kadib sidacadiga xino malihi ee bal ifasir riyadaas sheekh. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol farxad leh iyo guur aad heli doonto mustaqbalka dhow, xinnaha ama cilaanka waa farxad aad gali doonto waa khayr inshaa Allaah. The dream describes a happy life and a marriage you will have in the near future, the henna or defect is happiness you will enter is good in the hope of Allah.

Riyada cilaanka iyo guriga quruxda badan

 Riyada: Waxan ku riyooday sheekh  ifasir anigoo xine lay marinayo oo caga iyo gamcaba lay mariyay  madawyso sida arosada laygu mariyay waxa lay geyay goob xaflada lay geyay mis ad  losharaxy dhukureshin ad uqurux badan lagu sharaxy oo laydhadhadh casriya lagu qurxiyay  waxa laygu yidhi adiga lagu sameyay ad ayaan ugu faraxsanahy waxan mesha ugu tagy gabadh iyo wiil an ilmabti nahy waxa layidhi wilka dhukureshinka xidhy gabadhuna inta kaly diyarisay ifsir sheekh waxan ahy garob Fasirka: Waa isbadal noloshaada la xiriira, haddaad tahay gabar wali aan la guursanin ama garoob waa xaflad guur, haddii aad tahay xaas waa nolol wanaag iyo ixtiraam ku dhisan oo barwaaqo iyo farxad leh. It is a change in your life, if you are a girl who has not yet been married or divorced woman it is a marriage ceremony, if you are married it is a life of goodness and respect based on prosperity and happiness.

Riyada qofka oo cillaan madaxa marsanayo

 Riyada: Asc walaal waxaad ii fasirtaa anigoo madaxa marsanya cilaan oo sifiican u marsaday kadibne aan muraayada isku fiirinaayo insha allaah ii Soo fasir. Fasirka: Riyada way fiican tahay waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto raaxo iyo farxad iyo niyad wanaagsan waa khayr badan inshaa Allaah.

Riyada cilaan budo ah oo baaldi ku jiro

 Riyada: Asc walaal waxaa ii soo fasirtaa cilaan budo ah o badan iyo ciid  ama caro cusub o baaldi ku jiro. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad in gurigiina ay imaan doonto, waa riyo bishaaro ah inshaa Allaah.