Riyada: Salaan ka dib waxan doonayey inaad ii fasirtaan riyadan Waxa jirey nin oday oo dhintay 2012 Waxan ku riyooday Aniga oo ninkaa muraayad ku araga ah oo uu xidhnaa oo aad u wasakhaysa anigoo ka nadiifinaya Oo aad u nadiifiyey Markaan u keenayna uu ka shakiyey Inaan ka bedeshey Kadib markaan wasakh badan ka dhaqay muraayadiisa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inaad u duceyn doonto ama wax fiican isaga gaaraya inaad ka qeybgali doonto. Waxaa kaloo lagu fasiri karaa riyada inaad wax u tari doonto dadkiisa ama ilmahiisa. The dream indicates that you will pray for that man or that you will attend something good for him. It can also be interpreted as a dream that you will benefit his people or children.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services