Riyada: Riyo xalay Ku riyoday furo iyo qoful IGA dhumayo markaas kadib diriska Ka soo qaatay furo iyo qoful hadane furihi IGA lumay mrkas Ayn dhahy qofolka wa inan ilaashada kwrn fasirkeda Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kusoo mari doonaan duruufo adag oo aad u baahan doonto garab iyo qof aad ku kalsoon tahay, sidoo kale riyada waxay tilmaamaysaa fursad guur laakin gacantaada ayay ka baxaysaa fursaddaasm marka waxaa lagaaga baahan yahay inaad Alle talasaarato oo aad iska ilaaliso wixii dhib kuu keeni kara, waxaada ilaalso si aadan dad wax uga baahanin.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services