Riyada: Waxan ku riyoday nin deyn igu leh on wadashaqeysano deyntiisa hada iima heysto imana weydiiyo balse xalay riyadan ku arkay aso idhahayo wexeygii hada isii. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa fikir inuu kulasoo gudboonaanayo oo la xiriira shaqada aad iskula jirtaan adiga iyo ninkaas oo deynta kugu leh waxaa laga qaadanayaa sidoo kale riyada in Alle kuu fududeyn doono gudidda deyntaas inshaa Allaah. The dream indicates a thought that is going to pass with you in relation to the work you and that man who owes you a debt is also taken away from the dream that Allah will make it easier for you to pay that debt in the hope of Allah.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services