Riyada : Asc wll Waxaanku riyoodey Qudhaanjo badan oo qolkayga safiitada ama bilfoon kolba saad utaqaan iyadoo meeshaas agteeda kabuuxda iyadoo fara badan maxay noqon kartaa wll iisoo fasir Fasirka: Waa digniin waxaa lagu fasiraa hadda dad oo xaasid ah oo dhib badan oo gurigaaga soo galo oo aadan dareemaynin inay dhib wadaan
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services