Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Muuska

Riyada mooska iyo cunto hoteel laga doonayo

 Riyada: ASC walaal.waxaad ii fasirtaa anigoo wata moos ayaaan garabkane kuwatay daasad xadhig ku xiddhan yahay , Kadib mooskii waxaan dhex gashaday daasadii  waane socday waxaane lakulmay nin aan aqaano oo xisaab ah waan is racnay waxaane aadnay hoteel cunto aan ka cuno waxaanu wada foolnay jaran jarta hoteelka, Isagii waxa uu hor istagay alabaab xidhan  anigane waan garab maray oo albaa. Foran ayaan kagalay hoteelkii waxaan gudaha u sigalay hoteelkii waxaan dalbaday cunto, isagiine albaabkaa u furmi waayay , Inshallah Ii Soo fadir Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa arrimaha aad ku guda jirto inay fududaan doonaan waana khayr inshaa Allaah, waliba arrimaha la xiriira mutaqbalka noloshaada. Mooska aad waddo waa arsaaq macaan oo badan.  The dream indicates that the issues you are in will be easier and hopefully, it is good for the future of your life. The moss you are walking on is a delicious and abundant sustenance.

Riyada mooska iyo ukunta waa maxay

Riyada: Mida kale walaal mar walba waxan ku riyoodaa  anigo ukun ibsanyaa oo karsanyaa iyo  anigo moos ibsanyaa oo inta lay jar jaro sonkarna laygu daro an qadaynyo. Fasirka: Riyada waa riyo fiican, mooska iyo ukunta waa cunto aad u macaan, riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo khayr badan aad heli doonto mustaqbalka. Haddii aad doob tahay waad guursan doontaa, waxaad heli doontaa nin aad u qurux badan oo hanti badan leh. The dream is a good dream, bananas and eggs are very delicious food, the dream indicates prosperity and good things that you will get in the future. If you are single you will get married, you will find a handsome man with a lot of wealth.

Riyada gabar muus i siinayso maxaa lagu fasiraa

Riyada: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak Waxan ku riyooday anoo gabadh aan ilmader nahay oo Kala wadan joognaa isiisay xabad muusoo aad u wayn oo aad u dheer oo rootiga kawayn Waan qaatay oon cunayo anoo waynideeda la dhacsan waanan faraxsanaa Allah mahadleh. Fasirka: Sidoo kale riyada muuska waxaa laga qaadanayaa nolol iyo barwaaqo badan muuska wuxuu ka mid yahay miraha janada, waana cunto aad nadiif u ah oo Alle ka ilaaliyay in cayayaanka taabto, marka Ilaahay wuxuu kuu sahli doonaa nolol ilaalsan oo raaxo leh.