Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Dagaalka

Riyada anoo galay dagaal xabad

Riyada: Asc sh  waanku riyooday maalin aniga oo galay dagaal xabad ah oo dhinac yabadan igaga imaanaYa oo aan kasoo bad baady makii aan kasoobaxay  la igusooshiray aandhukaday qorigii  mana is ticmaala qori  manoqonkartaa sh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato aad la kulmayso oo dad badan ay kugu sameyn doonaan oo aad ku wareeri doonto meelaha ay kaaga imaanayaan. Dreaming describes a problem you are experiencing and many people will do it to you and you will be confused about where they are coming from you.

Riyada kala cararka iyo cabsida iyo qaxa

Riyada: wxn ku riyoday anigoo tagay meel ay ka jirto xalfad ama maxaadiro mid uun ka jirto kadib waxaa timi islaan wayn kadib wxn uga Kacey kursigygiii deto wxaan is idhi  bal kursi  aad ku fadhisato so daydayo wn soo baxay kuraasi jajabn baa yalaly anoo wali kursi radinya, ayaan arkay   dad badan oo soo yacayaa o meel buura oo kale kaso dagaya ,kadib hadna meshiiba isla kacday qaylo, wxa la idhi wala qaxayaa wn so carar wxn radiyay moplkygi hooyaday bn wacay qaban mayso,  kadib wllshay ayaa mesha ila joogty iyo dad aan jaar nahay  wxa naga hor imnya dad sita baco, o leh wn qaxynaa, mid aan garanayan bn ku idhi mxaa dhacy wxy tiri sahra inankeedii ba nin dilay, (sahri wa gabdh aan jaar nahay )Wxn arkay iydiiyo sii carcarysa , ksdib gabdh aan inder nahy o oyaysa naga hor timi oo radinysa walsheed o foolanysy oy umulisadii u waday, wlshay by ku oydy oo iga kaxysaty ana wn baqyaa gabdh Baan ku idhi aan is waheshano, Ani wxan kusii socdaa dhakii gurugayga san r...

Riyada anoo qori laygu qabanayo oo laygu dhegan yahay

Riyada: Asc mudo ayaa isugu ken danbeysay allaha kubarakeye iifasir riyadan waxan ku riyoday riyo nu cana ano lugeynayo kaligey san qiyasayana jogo dhul galo nin wajiga udubanyahay ayaa qoray dhabarka iga saray anon garaneyn woxow igu heysto waxan iri ano calacalaya alle ayaa igu og waxba mahaleyn iska keyda wuu ideyn diiday babuur mel utagna dadkale ey sarayen ayuu isray dadkan garanayey wan ujedaa uma qeylinkaro waan soconay mel lamiga jam kayahay ayan tagnay kadibna garigii wan iska turay qorigiina wuu igaso daba dhacay wan qabsaday waana xabadeyey isogo cararaya ayan kabad kudamiyey wana baa be en ana qoray ayan la ag istagay askarta iguma so lexanayan hadan uyero xate ninkalo somaliya oo uhubeysan ayaa iiyimid difac ayan wada galnay waxan layabay askarta an iweydineyn qabka wax udhecen ee i agmareysa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dood iyo dagaal iyo dhibaato aad la kulmayso, waxaa laga yaabaa inaad gasho fasar tahriib ah ama in aad aaddo meel aadan garanaynin,  Ilaahay ha...

Guri anoo booqanayo oo dagaal aan qof la galayo

Riyada: Waxan ku riyoday ano guri hada kahor an dagana oo laygu fury inan jarka oo an saxib ahyn utagy anoo inanti la joga oo mobilkeda badhaya oo wasabkeda ayaa gurigii laygu fury waxa timi gabadh wllshy ah way hor istagtay wana iyedhy waxay igu leday nakaly guriga nofur oo furi nasii waxan kuwada inan ku shaqyse any igu ledahy ad ayay idagashy oo imagtay gabadhi markan utagy way igu qaylisay waxany igu tidhi  na inanti shaqalaha hayd watase kaxyso anigu gali mayo gurigee inanti iyo furi ayaan kaxystay iyo furi gurigii waan arki wayay oo guryakale ayaa ku gudbamay kadib qof ayaa ikaxeyay oo igu dhahy anaga kutusayna kadib waan katosy riyadii gabadha adban isudagaly walshy ah riyada dhexdeda wan naxsanahy ilahy khayr hayga dhigo. Fasirka: Riyada dood ayay tilmaamaysaa oo aad kala kulmi doonto dad aad ku kalsoon tahay, waxaana sabab u noqonaya qof adiga qaraabo kula ah walaal ama qof kale kuu dhow. The dream describes an argument and you will meet people you trust, and it is due to ...

Riyada anoo ka guuleysanayo dadka iyo anoo taajir noqday

Riyada: asc wll waxan rabaa inaad ifasirto riyo inbadan igu sonoq noqotay markasta oon ku riyodo anago qof islaynayna waxaan noqdaa ka ugu adkaada ee sabxada ama lagtanka ugu baas markasta wan arkaa riyadaas mar marka qaarna alle oo tajir iga dhiga ku riyodaa labada riyo ifasir Fasirka: Riyada koowaad oo ah in aad ka guulaysanayso dadka aad la dagaalamayso ama aad la lagdamayso waxay tilmaamaysaa nolosha inay kuu fududaan doonto oo aad guul ka keeni doonto. Riyada labaadna waa riyo tilaamayso mustaqablka inaad heli doonto waxyaalo badan aad ku farxayso. The first dream that you are winning over the people you are fighting or kicking against indicates that life will be easier for you and you will bring success. The second dream is a dream that will make you happy in the future.

Riyada nin cagaf wata lala dirirayo

Riyada: Cagaf ayaa wadad hortyda wx ka samynysy kadib ninkii baa alpooyin gugiyga soo dhigty ninkii waan is maaganay wn dilnay aniga iyo walshay wn iskaugu tagnay, wxu leyhy naa abhiin ma wxsoo gaadhiyuu lehyhy taajiriin ba tihiine, kadib cagftii bu kaxysty,gabdh aan garnyo oo jaarka buu jiidhsiyay , kadib uu so dahay uu Naso doonty hadna waan dilnay kadib waalshy buu isku dayay inuu kufsado intsan kuso bararugy Fasirka: Waa riyo dood iyo dagaal tilmaamayso, nin ayaa isku dayaya inuu idin dhibo. Ninkaas waxaa laga yaabaa inuu yahay qof dad kale idinku soo diray oo raba inuu dhibaato weyn idin ku sameeyo, laakin waad ka baxsanaysaan wax dhib ah idin geysan maayo. It's a dream that describes argument and war, a man is trying to trouble you. That man may be someone who has sent you to others and wants to do you a great deal of trouble, but you will escape and I will not cause you any harm.

Riyada anoo ku kor dagaya dad dagaal ku jiro

Riyada: A S C, wll waxaan ku riyooday xili wakh'ti habeen ah meel uu dagaal ka socday dadkii dagaalamayay anigo kor'kooda sidii shimbirta oo kale ka duulaya iyaguna i fiirinayaan bal riyadana i fasira mahad sanid  Fasirka: Riyada waa badbaado waxaad ka badbaadaysaa dadka cadowgaaga oo dhib inay kuu geystaan rabo waana guul degdeg ah

Riyada qof toorey iisoo qaatay igu waabinaya

Riyada: A S C, wll mn marka hore wan kusalaamey kadib wll waxaan habeen ku riyooday anigo jooga  dad colaad inaga dhaxeeya magaalo ay lee yihin guri kamida anigo dad farabadan la fadhiya dadki colaada inaga dhaxeeyay nin kamida ayaa gurigi soo galay kadib dadkii mesha fadhiyay intuu soo dhaafay ayuu aniga i imid tooray buu watay marka tooraydi isago igu waabinaya oo raba inuu igu mudo ayaan hurdadi kasoo toosay anigo aad u nax'say ee bal riyadan i fasira mahad sanid. Fasirka: Riyada waa digniin iska ilaali dadka qaar oo laga yaabo inay wax kula maagan yihiin, waxaa dhici karto dadka cadowgaaga inay qorsheynayaan arrin ay kugu dhibaatayn karaan. Dreaming is a warning to beware of some people who may be dealing with you, it may happen that your enemy people are planning something that can harm you.

Riyada nin i xumeeyay anoo ilmo u dhalay

Riyada: Riyadaaan iifasir wll waxaa jirta wiil I xumeeeeyy marka waxaan ku riyoodey anigoo ilmo udhalay waliba gabar xooga madow ah caato zaaidnh ahyn marka gabadhaas udhalay wiilka reerkoda aadbey udayriyeen oo dhahheen anagaa wiilkeena nooma dhalin isagana waa ixumaynayaa riyada dhexdeeda lnbrka igma qabnyoh imasoo wcyoh marbaan wcy irii gabdhadaa wxbeey krbtaa marka riyada dhexdeeda naagbuu ku shukanznyhaa anh waan silcsnhy gbdhii igu zilcdey ddkygii dhan I ogdey inn ilmo dhly xitaa DNA lasoo mryy waa isaga mrkka wxuu idhhy wxbh uma hyo cungtada adaa dhaly 1.5 isoo diry masasaadaa ilmihii waa dhar laaaan adbuu udcnyhy angnh  sidoo kle naaskanh waan nuujinyh Layma qapo gabr baan ahy lknze wiil guur kuwada balanay reerkyga iga soo doonay ixumumeyy Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa wiilkaas inuu dood kugu kicin doono waxaana dhici karto dad kale inay ka dambeeyaan dooddaas uu kugu kicin doono. The dream indicates that boy will stir up an argument against you and it is possibl...

Riyada anoo hooyo hadalkeeda hadal kale ku celinayo

Riyada: Wxn ku riyoday lawo jer cml aniga iyo hooyadey oo buqeyno yacni isdagaleyno halkey idhahdo kiisa kale ayn dhahaa markas ayn ku leyahay abaheyga ayn kaga dacwonaa markas abaheyga markan arko ciil dartis hdalka iga ma so baxaayo iliin lee iga socoto markas abaheyga wuxu ileyahay kalay adiga maa san noqday Quran ayan ku saraa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in arrimo noloshaada ku saabsan laysku qabsan doono marka labada waalid ha isku dirin oo ku dadaal inaad warkooda maqasho

Riyada qof ilkaha laga daadiyay oo feer lagu dhuftay

Riyada: Waxaan ku riyooday Anoo qof ka daadiyay gabar aan is dagaalnay feer aan uga dhuftay ooga daateen lkn dhulka kuma dhicin. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa qofka inuu dhibaato gali doono oo uu khasaari doono waxaa dhici karto adiga inaad sabab u noqoto dhibka soo gaarayo, riyada ilkaha daadanaya ma fiicna waa riyo dhibaato tilmaamayso.

Naag uur leh hadday ku riyooto iyadoo ilkaha laga jabiyay

Riyada: Asc wll waxaanku riyoday nin in is dilayno oo iga jabiyay laba ilkod oo ah folasha hose in yar ayaa igu hadhay intasina midaab madow ayay lahayd Xaladaydana waxan ahay hooyo xamiilo ah o bishi 9aad dhamaysatay Fasirka: Riyada waa digniin iska ilaali raga qaarkooda oo laga yaabo dhib inay kugu ridaan waliba dhib keeni kara gurigaaga inuu dumo ama adiga inaad noqoto naag ninkeeda ka shakin karo, riyada ilkaha jabayo waliba naagta markay uur leedahay waa dhib kusoo wajahan gurigeeda. Ilaahay hakuu fududeeyo dhalmada.

Waxaan ku riyoodey qof askari ah dilaayo qofkale askari ah

Riyada: Asc baxda reer daruur xalay waxaan ku riyoodey qof askari ah dilaayo qofkale askari ah wuuna dilay ugu dambeyntii anna meesha waan ka cararay arrintaan ayaan la yaabay w. Towfiiq. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad la kulmi doonto dood iyo dagaal oo kugu dhalinaya cabsi badan ee iska ilaali dadka qaar oo dhibka badan oo laga yaabo inay kuusoo jiidaan dhibaato.

Riyada nin i kufsan rabo oo aan iska celinayo

Riyada: Wxn ku riyooday ano wado Maryo waxna ila socota saxiibday farxiya la dhaho waxa naga hor imid nin maclin no ahan jiray nin inu wadada dhexdisi igu kufsado ayu damcay kadip Ninkii wan iska celiyey sidan u ridayba u dhacay mrku dhacay ayan qurarad jabsaday wan galiyey zhptay wxpa igamy celin Way idawanysay markan cararay Way iga hadhay meherad furnan jirtay Oo la xidhan ku dhuntay markan is idhi ninki tag ee soo bax yadna Itidhi uu tagye mise waaba ninki Oo ay ku leedahy watane qapo show ninkan islaha Way ka eegaysa iyadaba iibasasay wan cararay ano 2 ka ordaaya guri Ban galY markan ku dhuuntay wiilba i arkay isaga Oo leh waa tan nagtii dishay Ninka wan cararay familygii Ban arkay o meesha marya markan is ku ooy Ninka ku dilaya haka reebe mise waaba tii saaxiibday ahyd ee i khaayintay Oo hooyday ku leh Ninka Way iska dizhay wxpa kumu sameyan iyada gardanyde ee ii xidha waxpa la socotay mid kale iyana intaas leh intan ooyey Ban idhi amaan isiiya hooyaday Ban ka dhaadhiciyey inu ni...

Qofkii ku riyoodo asoo gacanta xabbada ugu dhacday

Riyada: ASC waxaan ahay nin xaas le ah Waxaan ku riyoodey anoo gacanta bidex xabad la,iiga dhufty sabatuna waa meel jagbooyinta ah ayaan maray. Fasirka: Waxay tilmaamaysaa riyada qof inuu jiro oo rabo inaadan wax qabsanin oo xaasid ah aan kuu oggoleyn shaqo iyo waxbarasho marka wuxuu isku dayayaa inuu kaa reebo wixii wax kuu taraya riyada waa digniin lagaaga digayo qofka noocaas ah.

Riyada nin gaal ah oo igasoo daba cararaya oo aan madaxa ka dhufanayo

Riyada:  Gabadh ayaa tidhi waxaan ku riyooday anoo ka cararaya nin gaala oo raba inuu igu sawiro   waxayaabaha gaaladu jidhkooda ku sawiraan   meel laamiya ayaan ka cararayay markaan marayay biriishka wuu ila dumay  biyihiii ayaan ku dhex dhacay meel aan ka baxana waan waayay   markaa waxaan qaatay budh ama bakoorad    madaxa ayaan kagag dhuftay   ninkii gaalka ahaa waanu duulay madixiiba . Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadhaas inay dhib kala kulmi doonto meesha ay ku nooshahay walaiba dhibkaas wuxuu la xiriira diinta iyo akhlaaqda waxaa laga rabaa inay ka digtoonaato dhibkaas oo ay ku xirnaato diinteeda.

Riyada ayeeyo oo mar hore dhimatay iyo niman jin ah

Riyada:  Waxan rabaa riyadan iga yaa bisay inad iifasirto waxan kuriyoday ayeydey oo dhimatay marhore oosi wanagsan iila dhaqmeyso si waliged eysan iitusin naxariis korkeda ayey igu sexisay ereyo macan iyo madax salax ayey iisameysay wan oyey qabka wanagsan oy iila dhaqantay oyin fara badan markii danbe nin ayey uguyertay wato molo bahasha biraha lagu jarjaro san u arkayey jin ayuu ahaa waxey ku tiri diyari barka horee  isha ayaa qariqtin ley sameyey ishana waxbaa leyga shubay kadib halmar ayuu xalkii isbedelay waxaa sogalay nin midi dher wato eyana wato qamiis cad oo dhig leh wato wuxuu qabtay qof familka kamida calosha ayuu torey kageliyey ilaa kor ayuu ugu jiday ulan afarkale ayaa timid oo jina ulan la dhacnay waxba kama dhibayo quran ayan aqrinay sido kale Mid kalaa iigu xigtay iyadoo niman anan aqon bodyaha ey wax iga gelinayan intey qalen ayey leyihiin wuu ficnanaa  Fasirka: Riyadan waxay tilmaamaysaa arrimo ka dhexeeyo familkaaga oo la xiriiro arrimo waa hore dhaca...

Riyada arooska ciidan joogo oo caay iyo aflagaaddo ka dhacayso

Riyada: Gabadh ayaa tidhi ii waydii shiikha    anoo jooga aroos  waxaa ka shaqaynaya arooska askar milatari  gawaadhidii ciidanka ayaa lagu gelbinayaa     waxbay caayayaan ciidanku   markaa anna waxaan leeyahay   ilahay ka baqa oo naga daaya af xumada geeribaaba joogtaane Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadhaas inay dood iyo dagaal iyo buuq dhaxgali doonto oo fadeexo ay ka dhalan doonto buuqaas iyo dooddaas , ha iska ilaaliso dadka qaar oo iyada arrimo ay ku siraysanayo waxaa dhici karto in hadal xun laga qaado oo la faafiyo oo lagu ceebeeyo dadka qaraabada ah.

Riyada legdanka qof kaa awood badan

 Riyada: Waxaan hayaaa riyooyin badan  oo aan jeclahay  inaan helo tafsiirkooda  ka mida   anoo legdaya  qof iga xoog wayn oo hadana inaan ridaaa hawl ila lahayn   isaguna wuxuu isku dayayaa inuu iga awoood bato umana suuro gelayso. Fasirka: Riyada way iska caddahay waxaad ka adkaanaysaa dad cadow kugu ah oo kaa badan ama kaa awood badan laakin waad ka adkaan doontaa.

Riyada qof dumar ah oo gadaal kugu soo qaadayso

 Riyada: Maanta inyar seexday waxaan  ku riyooday inoo gabar 2bo caruur wadto la dagalayo waxay iso qadaytay saliin auguba intan ka qaday baa wajika uga sarsaray  ilaa ay sastay oo IgA hari wayday oo ku ri hadaadan IgA tagin dhalo aan jabsaday oo  iri tan hadane kaga sar saraa. Kdib wa  iga tagtay Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa noloshaada inaysan ahaan doonin mid degan waxaa kula soo gudboonaanayo dhibaatooyin oo ah kuwo bulshada la xiriiri ama weerar ay kugu soo qaadi doonaan dad ku neceb oo kuu dhow waliba waxaa dhici karto inay yihiin dumar.