Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Walaasha

Riyada Raga nasoo bursanayo inay na kufasadaan rabo waalshayda ayay qabsanayaan

Riyada: Riyo  ayaan  qabaa Gaber  waan  ahy Waxaan  ku  riyooday   aniga  iyo  abaayo  iyo  qof  kle  iska  socono  kadibna  wadada  wiil  aan  jeclahay  gurigiisa  agtiisa  mareyno Ayaa  niman  naga  soo  hor  baxayan  kadibna  walashey  iyo  qofka  kle  la  qabsanaa  ana  waa  cararaa  waxaan  aadayaa  wiilka  aan  jeclahay  gurigiisa Waana  liga  furaa  asiga  ayaa  laabta  ka  galaa Waxaan  leeyahay  walashey  waa  la  kufsanayaa  aniga Asiga  tuuga  inuu  imaado dilayaa  anigana  waa  lii  ka  xeysanaa Fasirka: Riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa qof xun oo adiga aadan ogeyn inuu xun yahay, taas macnaheeda waa inaad iska ilaalisaa dadka xunxun. Dreaming is a...

Riyada walaalka iyo walaasha

Riyada: Sheekh waxan ku riyooday gabdho wllahy ah oo ad igu soo noqnoqda oon ad ugu riyodo bal ifasir sheekh Sheekh waxan ku riyooday anoo gabadh wllky qabo la joga gurigeda kadib waxa yimi wllky wllky sidi hore waxad moda inu kagabobay waxu usoconaya siyara gabaw ah kadib waxa sodaba galy aso gurigi kaso baxy aniha iyo gabadhi waxan leyay alah waxu usoconaya sidi ninki ifury anigaleh bal ifasir sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nolosha aad gali doonto iyo xiriirka aad la sameyn doonto, waxaad helaysaa dad adiga ku jecel oo ku qiimeynaya. Walaalaha waa garabka qofka uu ku tiirsado waa riyo fiican. The dream indicates the life you will enter and the relationship you will make, you will find people who love you and value you. Siblings are a person's shoulder to lean on is a good dream.

Guri anoo booqanayo oo dagaal aan qof la galayo

Riyada: Waxan ku riyoday ano guri hada kahor an dagana oo laygu fury inan jarka oo an saxib ahyn utagy anoo inanti la joga oo mobilkeda badhaya oo wasabkeda ayaa gurigii laygu fury waxa timi gabadh wllshy ah way hor istagtay wana iyedhy waxay igu leday nakaly guriga nofur oo furi nasii waxan kuwada inan ku shaqyse any igu ledahy ad ayay idagashy oo imagtay gabadhi markan utagy way igu qaylisay waxany igu tidhi  na inanti shaqalaha hayd watase kaxyso anigu gali mayo gurigee inanti iyo furi ayaan kaxystay iyo furi gurigii waan arki wayay oo guryakale ayaa ku gudbamay kadib qof ayaa ikaxeyay oo igu dhahy anaga kutusayna kadib waan katosy riyadii gabadha adban isudagaly walshy ah riyada dhexdeda wan naxsanahy ilahy khayr hayga dhigo. Fasirka: Riyada dood ayay tilmaamaysaa oo aad kala kulmi doonto dad aad ku kalsoon tahay, waxaana sabab u noqonaya qof adiga qaraabo kula ah walaal ama qof kale kuu dhow. The dream describes an argument and you will meet people you trust, and it is due to ...

Riyada nin cad qamiis wato oo la leeyahay waa rasuulka SCW

 Riyada: Waxa jirta riyo aan Mar aan dhaweyn kuriyoday cid iifasirta wan wayay waxan kuriyoday ani io walashey guriga banankiis fadhino waxan samada qorax kaso bax ka arka wax waregsan caag uek dhexdisana bil io xidig kusawiran yihiin waxa kudhexjira nin cad qamiis cad madaxa duub cat ugu duban gardheer aamusan tagan dhinaciisana waxa jogan gawar timaheda fiidan yihiin jidna ubaxsan waxay xambarsan tahay cunug yar waxa kaloo akteda joga ilmo kale ciyaraya ano yaban walashey dhahaya fiiri waxan maxa waye nin guriga nala jogay sobaxaya markaso nadhaha rasuulka csw waaye hadana waxan arka ani io walashey mel maqsin faruq ah fadhina waxan daqada ka arka gawadhii samada ku arkayay markasan dhaha waan soo salaama waan sobaxay waxan kusocda jid yar darbi yar dhisan toos daqada utagaya ano jidkii kusocda gawar yar aan dhalay iisarsan nin horteda lugtiisa iiga xeraya jidka wan istaga hooslen fiirina ninka wijigiisa mafiirinayi markaso idhaha haduu rasuulka csw celi idhihi lahaa waan kucelin...

Riyada xajka hooyo iyo walaasha lala socdo

Riyada: Sheekh waxan kuriyody ano xashka joga oo wllshy aniga iyo hoyady anu nahy waxa nawada nin dher oonan garanayn oo nahor socda waxan kutukanay masjid madina kuyal waxu nageyay ninki markan saladi kabaxnay mel dumar badani jogan oo halki la dawafayay ilinki laga galay ah oo dadki oo dhar cad cadi ay jogan Sheekh dhawr jer ayaan ku riyody marna anoo ulugynaya oo magaloyin usi maraya oo lay tilmamayo xashka ayaan ku riyody ifasit Sheekh ifasir waxan ahy garob. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa mustaqbal fiican adduun iyo aakhrio leh, waxaana la socda guur aad ku farxi doontid, waa riyo aad u wanaagsan oo bishaaro ah. Waxaa kaloo laga fahmayaa inaad si dhab ah u tagi doonto xajka oo aad booqan doonto masjidka rasuulka SCW ee Madiina. The dream describes a better future in this world and in the hereafter, and it is accompanied by a marriage in which you will rejoice, it is a very good dream of good news. It is also understood that you will actually go on the pilgrimage and visit the ...

Riyada walaashayda oo gaari cad ku timid

Riyada: walashy oo wayn o rer leh baa no timi wxy tiri soo baxa dalxiis baynu aadaynaa kalaya I raacnee wxY kaso dagty gaadhi cad oo shaqaxn gudihiisa o qurx badan. Fasirka: Waa munaasabad oo farxad leh oo aad la wadaagi doonto walaashaada. Riyada waa riyo aad u fiican. It's a joyous occasion that you'll share with your sister. The dream is a very good dream.

Riyada gabar walaal aan nahay oo mobilekyaga ka dhacay

Riyada: Gabdh aan walaal nahay oo Yar oo mobilkaygu ka dhacy laakin ma xumaaane ee dilaac yar uun muryda kasoo gaadhay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa xiriir qof aad la leedahay in wax soo gaari doono, waxaana sabab u noqonayo qof adiga kuu dhow walaal ama qof kale qaraabada ah. Mobileka wxuu astaan u yahay xiriir aad la samaynayso qof kale. The dream indicates a relationship with someone that something will happen, and the reason is someone close to you, a brother or another relative. The mobile phone is a symbol of your relationship with another person.

Riyada walaalka dhintay hadana mar kale la aasayo

Riyada:  Asc walaal, inaad ficantahy baa rajaynyaa. Walaal riyo baa rabaa ina ii fasirtid waxaan ahy gabar oo xaas maihi walina ma guursan waxaa ku riyooday walaalkey oo Mar hore dhintay oo xalay haddana Mar labaad asayno buuq baddan majirin dad baddana meesha kumanan joogin. Fasirka: Waxay tilmaamaysaa riyada in murugada aad ku jirto aad ka bixi doonto waxaad galaysaa nolol degan aan walwal iyo cabsi iyo fikir lahayn inshaa Allaah

Riyada walaasha oo dhoolacadeynayso oo labisan

Riyada: Walashey oo marwo ah na wankuriyode ayado dolacadeyneyso  libis qurux badan wadato oo xijab aah markasa igudahde cur an leyahay oo gawar meshi na wasidi lashegayo markan dalo wabaxa. Fasirka: Riyada waa wax fiican farxad idin imaan doonto ayay tilmaamaysaa, uurkaas wuxuu noqon karaa uur dhab ama siyaado xagga maalka iyo hantida.

Riyada walaashan xanuunsan iyo moobeelka wax xun lagu arkayo

Riyada: Asc wll waxa raway ina riyo i fasirtid waxa ahay gawar aan wali la gursanin waxa ku riyoday walashey oo ayada laqawo mamo eh ayado aad  u xanunsan oo markas no imsnayan nin iyo nag is qaso oo caan eh kadib nagta wexe kene bakeriyasha dhalada eh iyo garafo dhalo eh oo cabitano ku juraan iyo fruits iyo buskut kadib walshey ana u wadan kadib ani cabitanka kabana waxa dhaha macan badana walashey neh xanun dartis musqusha xita ma aadi karto waxa sarirta ugu goglan go cagaaran o dhiwic dhiw cadaan ku juraan lkn aad u cagaran ninka nagta qawo neh mobelke oo iga qaday kadib wo ta tawanaye marke bexen mobelke waxa ku arkay wax xun xun kadib aad u xanaqay ani Fasirka: Riyada adiga ayay kugu socotaa waana digniin iska ilaali dadka qaar oo laga yaabo inay dhib weyn kuu geystaan waliba dhanka bulshada, in wax lagaa qaado ama been lagaa sheego.

Riyada gabar wiil xiriir ay la leedahay la joogto

Riyada: 1.wxn ku riyoody aniga iyo will aan xidhiidh lenahay oo dalxiis aadnay meel dooga uu qurux badn iyo guryo quruxbadn leh wanan farxsanyn laba hablood oo wallahy ahna way Ila joogen goobta dalxiiska. 2. Mar Kalen wxn ku riyooday aniga iyo wiilkaas oo masajid wada joogna Fasirka: Riyada koowaad waxay tilmaamaysaa farxad iyo barwaaqo waliba waxaa dhici karto ninkaas inaad is guursataan. Midda labaadna kama foga midda hore waxay tilmaamaysaa in khayrka aad ku kulmi doontaan waa labo riyo fiican

Riyada gabar walaasheeday dishay

Riyada: Walalo fasirka riyada gabar ku riyootay walaasheed IgA ween ay isku booday wayna dishay gabdha la dilay  ninkeda Na ag joogay oo igu jes jesay yacni mana kala celin wana is dagalsanyihiin  Ma u fasiri karta wa ila is la shaqeena malin waliba waxay ilaah ka tuugta inay hesheeyan. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in cadaawad daran ay jirto iyo xaasidnimo waxaa laga rabaa walaasha xaasidka ah inay ka towbad keento xumaanta ay u qabto walaasheeda, riyada waa riyo aad u daran oo xumaan weyn xambaarsan waana digniin, ninkaas waa nin xun oo ka faa'ideysanayo dagaalka laba walaal ay is dagaalsan yihiin.

Riyada guri qaraabada oo lagaa soo bixinayo

Riyada: Sheekh walaashay waxykutiri ifasir riyadaan  Waxan kuriyooday waxn tagay guriga dumashiday ninkayga walashis gurigeda kadib waxan wax siiyay wiilkoda yar ano wixi sinaya ayay isoo eryeen gurigay igasoobixiyeen  Hadana waxan aaday guriga walashay waxn utagay walashay iyo ninkedo wada fadhiya markasu walashay ninkeda isiiyay xalwo dhaxdeeda kujirto subag oo ad umacan shekh ifasir Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in dhib lugugu sameyn doono caay ama aflagaado kaddib lagaa raalli galin doono iska ilaali dadka qaarkiisa.

Riyada gabar iyo walaasheeda oo musqusha iskula jiro

Riyada: Asc wallky waxa ifasirta anigo musqul kuwada jiranay walashay igayar baa aniga musqusha ku saxaronaya iska dhaqaya markas kadib iyadu caag be Colgate ku dhijinesa aniga kadib musqusha mesha godka ku dhax dhaca walashay icawi dhaha iyadana wa ika diidesa wadnaha ixanuna Fera ixanuna iledahay kdb aniga xoog uka kacaya godka kdb bananka so aada riyadan ifasir abwe Aniga walashay waan is dagalnay mar hore blse we iga xanaqsan tahy iyadu sakay riyadana arkay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in adiga iyo walaashaada oo wax laydin ka faafin doono oo dadka ay ku sheekeysan doonaan, waayo labadiina oo musqusha iskula jira wax fiican ma ah, marka waxaa fiican inaad iska ilaaliso wixii xumaato ah,  dadka yeysan idinka faa'idaysanin.