Riyada: Aniga waxan ahay gabar joogto Sacuudiga waan shaqeeyaa marka waxan riyo ku arkey anigo galaayo guriga diriska oo ah dabaq markan jaranjarta ku socdey waxan arkey meel banaan ah kadibna waan socodey abaar kadibna waxan tagey guri oo ay joogto gabar qaraaba nahay kabacdi waxaan arkey sidokale gabar kale on qaraba nahay Kabacdi waxaan isla gureyney meel beer camal waxana gureyney digir Kabacadi waxaa ii imadey naagtii aan la joogey waxan igu dhahadey soo kor baabuurka aniga waan raacay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in noloshaada ay isbadali doonto oo aad heli doonto arsaaq xagga Alle kaaga imaan doonto, waa riyo fiican oo bishaaro kuu ah adiga, digirta aad gurayso waa arsaaq si fudud aad ku helayso jaranjarada aad fuuleyso waa isbadalka noloshaada inay sii sarreyn doonto.
Interpretation of dreams This website that provides free dream interpretation services