Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Jaranjarada

Riyada anoo fuulaya jaranjarta xafiiska madaxweynaha

Riyada: Hadane waxaan arkay anigoo sii foolaya jarajarta xafiiska madax waynaha,  Kadibne waxaan kaxeeyay gaadhi cusub teeefoone Wayne oo baladhan waan ku hadalay gaadhigane anigaa wayday , Dad badan oo aaan aqaano ayaan kula kulmay xafiiska madax waynaha, Waxaan usheegay dadakii inaan joogaya xafiiska madaxwaynah, oo la igu yidhi halkan ayaad joogaysaa intaas ii Soo fasir inshallah Fasirka: Waa riyo tilmaamayso isbadal xoog leh oo la xiriira msutaqbalkaaga waa riyo xambaarsan arrin weyn oo aad ku farxayso  It is a dream that describes a strong change related to your future it is a dream that carries a big deal and you are happy

Gabar ku riyootay iyadoo jaranjaro fuuleyso oo digir gureyso

Riyada: Aniga waxan  ahay gabar joogto Sacuudiga waan shaqeeyaa marka waxan riyo ku  arkey anigo galaayo guriga diriska oo ah dabaq markan jaranjarta ku socdey waxan arkey meel banaan ah kadibna waan socodey abaar kadibna waxan tagey guri oo ay joogto gabar qaraaba nahay kabacdi waxaan arkey sidokale gabar kale on qaraba nahay Kabacdi waxaan isla gureyney meel beer camal waxana gureyney digir Kabacadi waxaa ii imadey naagtii aan la joogey waxan igu dhahadey soo kor baabuurka aniga waan raacay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in noloshaada ay isbadali doonto oo aad heli doonto arsaaq xagga Alle kaaga imaan doonto, waa riyo fiican oo bishaaro kuu ah adiga, digirta aad gurayso waa arsaaq si fudud aad ku helayso jaranjarada aad fuuleyso waa isbadalka noloshaada inay sii sarreyn doonto.