Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Dameerka

Riyada wiil alxamdu akhrinaya oo qare ii keenay

Riyada: Acs sheekh waxan kuriyody    will an aqano   o   akhrinaya  ayada alxamdu  waxau  ikeeny  qare   wn cuny una macana  waxau  isariy damer isagu na uhogaminay   damerka  waxan agistagniy   isaga gurigoda   wll wad mahadsantahy ida quruxdabadn ead ilahadashy. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto nin hanti leh oo kuu sameynaya waxa aad jeceshay, wuxuuna ku siin doonaa hanti badan, waana nin rag ah oo jacayl ahaan ku qancin kara. The dream indicates that you will find a rich man who will do what you like, and he will give you a lot of wealth, and he is a man who can satisfy you in love.

Riyada dameero haweeney cuni rabo

 Riyada: السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Shiikh Alaah haku barakeeyo  Riyadaan soo fasir  Waxaan ku riyoodi ayey tiri dameero rabo inay i cunaan شكرا جزيلا Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa niman aan xishoonin oo dadka xanta oo wax xun ka sheega oo aan wax fahmin oo jaahiliin ah. The dream describes men who are not shy and gossip about people and say bad things and do not understand and are ignorant.

Riyada dameer madow ceyrsanayo maxay tahay

Riyada:  Waxan ku riyoday anigow dameer madow oo geeso leh i ceyrsanaayo markas waan ka cararay guriga ayn kagalay markas wu iga so dawa galay kadib kuriga wxaa ku yalay aqal Somali aqal somaligi karkisa ayn kafuulay damerkii na dhuulka ayuu jogay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato iyo dabagal iyo rafaad inaad la kulmeyso waliba waxaa ku dhibaya qof jaahil ah oo caqli aan lahayn, marka iska ilaali dadka xun xun. The dream indicates trouble, persecution, and suffering that you will face, and you will be troubled by someone who is ignorant and has no sense, so avoid bad people.

Riyada dameer igu soo ordaya oo dhimanaya

Riyada: Asc walaalo habeen dhaweyd waxaan ku riyooday dameer aad u weyn oo igu soo ordaya ka dibna aan ka cararay. Dameerkii intii aanu i soo gaadhin oo xawaare ku socda ayuu derbi albaabka guriga agtiisa ah jiidhay ka dibna wuu dhintay oo qoortiisa ayaa dib isugu laabantay.  Markaas baan toosay. Bal walaalo ii soo fasira. Insha Allah.  Mahadsanidiin Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in Ilaahay kaa badbaadin doono dad aan fiicnayn oo doqomo ah oo dhib kugu hayo oo aan wanaag kula rabin, sidoo kale waxaad ka badbaadaysaa rafaad iyo dhibaato, waa riyo bishaaro ah.