Skip to main content

Posts

Showing posts with the label Riyada Qabriga

Waxaan ku riyooday qabriga nabiga SCW anoo dul fadhiya oo leh ilahay dambi dhaf ii waydiii

Riyada: Waxaan ku riyooday qabriga nabiga SCW anoo dul fadhiya oo leh ilahay dambi dhaf ii waydiii Fasirka: Riyada waa riyo fiican oo tilmaamaysa qof wanaagsan inaad tahay oo mustaqbalka heli doonto khayr badan aduun iyo aakhiraba. Dream is a good dream that describes a good person you are and will have more good in the future in this world and the Hereafter.

Riyada gabar ninkeeda dhintay qabrigiisa booqanayso

Riyada: hdn xaley waxn ku riyoday ninkeyga anigo qabrigis jogo waxn rabay inan ged ku aburo lkn qabriga ayan kudumiyay qabrigi biyo aya galey asaga ayn u dhaqayi gacmah lawo carur an habar yar u ahay aya ila socday aygina qabriga ayan kacelinayi markas ayn kuleyahay iga ralinoqo jacel ayn kugu imaday ma ogi inan kudhiwayo markale maku imanayi madaxis ayn takna markas indhaha ayu so furay waxo sofirinayi dhankeyga Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad arrimo samaynayso oo ninkaaga hore dhib ukeeni kara sumcaddiisa, naftaada dib ugu laawo, ama waxaa dhici karto in lagaaga digayo waxyaalo ninkaaga hore aan u fiicanayn inaad samayso. Dreams indicate that you are doing things that can harm your ex-husband's reputation, back to yourself, or you may be warned about things that are not good for your ex-husband to do.

Riyada labo qabri oo biyo lagu dul shubayo

Riyada: Waxaan ku riyooday anigoo socda ayaan 2 qabri oo kor udhisan u imid dadka ku jirana ma aqaan waxaan niyaystay inaan uduceeyo barkad ku dhagan intaan biyo kasoo daray qaarna ku dul shubay ayaan qaarna meel qabriga ka mida oo aan is leeyahay waa u kayd ugu shub labadaba waana ka tagay waxaan sii maqlayay biyaha shanqartooda iyo meeshay sii qulqulayaan anigii la yaaban oo is leh bijyahaas ku shubtay sidaas uma tira badnayn xagee waxaan oo biyo ah ka yimaadeen kabacdi hotelkii aan daganaa oo udhoow baan tagay markaan sii baxayay anigoo hadana inaan waraabiyo raba oo sakeel biyo ka buuxaan wata oo inta meel dhexe oo jidkaa dhigay usoo noqo isleh oo alaabtayri hoteelka iga taalay unoqday inaan soo qaato oo aruursanaya sakeelkii biyaha ku jiray meeshii igu sugayo inaan kusoo shubo sakeelkana qabuuruhuu awalba yaalaye uceli is leh baan toosay. Fasirka: Riyadan waa riyo fiican qabri oo biyo lagu shubayo waxaa lagu fasiraa khayr iyo barwaaqo iyo warar farxad leh, waxaa kaloo riyada laga ...

Waxaan ku riyooday xaajigayga oo qabri ii qodaya

Riyada: Waxa kalon ku riyooday xaajigayga  oo qabri ii qodaya oon leyahay ii waasici uu ileyahay waykugu filan tahay isoo fasir Sheekh  ilahy dambigaga hadhafo❤ plllz plllz pllz Fasirka: Riyada ninkaaga qabriga kuu qodaayo waxay ku fasirmaysaa inuu naag kale kula guursan doono, qabriga iyo guurka waxay iska shabahaan deegaanka labada waa meel qofka uu dego oo ku qarsoomo, marka ninkaaga waxay u eg tahay inuu naag kale guursan doono.